Muxuu Ka Yiri Difaaca Liverpool Alexander-Arnold Halista Cristiano Ronaldo...
(Liverpool) 15 Maajo 2018. Difaaca kooxda Liverpool iyo xulka qaranka England Alexander-Arnold ayaa la fahansan yahay in ay sugi doonto shaqo aad u adag kulanka finalka Champions League sababa la...
View ArticleKooxda Liverpool oo u duushay dalka Spain maalmo yar ka hor kulankooda...
(Liverpool) 16 Maajo 2018. Kooxda Liverpool ayaa u safartay dalka Spain maalmo ka hor kulankeeda Final-ka Champions League. Reds ayaa saakay u duushay Magaalada Marbella ee dalka Spain si ay tababar...
View ArticleGary Neville Oo Ku Dhiira Galiyay Cristiano Ronaldo In Uu Sameeyo Arintan...
(Man United) 16 Maajo 2018. Halyayga kooxda Manchester United Gary Neville ayaa wuxuu muujiyay waxa uu rajeenayo in ay dhacaan kulanka finalka Champions League ay wada ciyaari doonaan kooxaha Real...
View ArticleMichael Owen Oo Ka hadlay kooxda ugu cad cad ku guuleysiga Champions League...
(Champions League) 17 Maajo 2018. Michael Owen ayaa sheegay in Real Madrid ay tahay kooxda ugu cad cad ee markii saddexaad ku guuleysan karta tartanka Champions League. Halyayga Liverpool ayaa wuxuu...
View ArticleLiverpool oo sii diyaarisay qaabkii ay ula dabaal dagi lahayd...
(Liverpool) 18 Maajo 2018 Liverpool ayaa sii diyaarisay qaabkii kooxdu ay ula dabaal dagi lahayd taageerayaasha haddii ay ku guulaysato Champions League. Kooxda tababare Klopp ayaa haysata fursad wayn...
View Article“Xidiga ku guuleysta tartanka Champions League ayaa ku guuleysan doona...
(Champions League) 18 Maajo 2018. Halyayga Xulka Qaranka England Michael Owen Oo Sheegay In Finalka UEFA Champions League Lagu Go’aamin Doono Xidiga Ku Guuleysan Doono Abaal Marinta Ballon d’Or....
View ArticleBuffon oo raali galin u diray garsooraha dhacdadii garoonka Bernabeu ee...
(Juventus) 18 Maajo 2018. Goolhayaha Juventus Gianluigi Buffon ayaa horey u diiday inuu raali galiyo garsoore Michael Oliver ka dib marka uu soo idlaaday kulankii Champions League ay kula ciyaareen...
View ArticleTababare Zinedine Zidane oo si adag uga hadlay taam ahaanshaha Cristiano...
(Madrid) 18 Maajo 2018. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa hoos u dhigay wararka sheegaya in Cristiano Ronaldo uusan taam buuxa u ahayn kama dambeysta Koobka horyaalladda Yurub,...
View ArticleDejan Lovren oo sheegay inuu xiriir la sameeyay labo xiddig oo ka tirsan Real...
(Liverpool) 19 Maajo 2018 Daafaca kooxda Liverpool ee Dejan Lovren ayaa daaha ka qaaday inuu la xiriiro laba xiddig oo ka tirsan Real Madrid. Dejan Lovren ayaa sheegay inuu xiriir si joogto ah ula...
View ArticleReal Madrid oo dib u heshay labo xiddig oo muhiim ah ka hor Final-ka...
(Madrid) 19 Maajo 2018 Tababare Zidane ayaa ka farxiyay taageerayaasha Real Madrid ka hor kulanka kooxdu ay la ciyaarayso Liverpool koobka horyaalada yurub. Cristiano Ronaldo iyo Dani Carvajal ayaa...
View ArticleWAR CUSUB: Ciyaartoyda muslimka ah ee ciyaaraya Final-ka Champions League oo...
(Madrid) 19 Maajo 2018 Final-ka Champions League ayaa ku soo aaday xiliciyaareed kaan bisha barakaysan ee Ramadan, dood badan ayaana laga keenay in ciyaartoyda muslimka ah ay afuri karaan si ay u...
View ArticleMaku Bilaaban Doonaa Finaalka Champions League Gareth Bale…Zidane ayaa ka...
( Spain ) 20 Maajo 2018. Zinedine Zidane ayaa hoosta ka xariiqay labo marimood oo quseya Gareth Bale fursada uu u heli karo finaalka Champions League sabtida soo aadan iyo inuu kamid ahaan karo shaxda...
View ArticleKabtanka Liverpool Henderson oo Daaha ka rogay Qiso Xanuun badan ka hor Final...
(England) 20 Maajo 2018. Kabtanka kooxda Liverpool Jordan Henderson ayaa daaha ka rogay Qiso damqasho leh oo ku aadan Aabihii oo Cunaha Kansar uga dhacay. Aabaha dhalay xiddiga qadka dhexe ee reer...
View ArticleKabtanka Inter Milan oo hadlay kaddib sidii Waalida ahayd ay xalay ugu soo...
(Italy) 21 Maajo 2018. Inter Milan ayaa xalay ciyaar waali ahayd ugu soo baxay Champions League kaddib markii ay ciyaar soo laabasho leh 3-2 uga adkaatay Lazio oo ay booska isku heysteen. Nerazzurri...
View Article6-sano kaddib Inter Milan way timid…..(Ka bogo Qormo Gaaban oo ku aadan...
(Italy) 21 Maajo 2018. Inter Milana ayaa Lix sano kaddib xalay ugu dambeyn u soo baxday koobka Champions League kaddib ciyaar mucjiso ahayd oo ay 3-2 uga adkaadeen kooxda Lazio oo ka horreysay. Haddaba...
View ArticleRonaldo oo rikoor isaga gaar u ah samaynaya haddii kooxdiisu ay ku guulaysato...
(Madrid) 21 Maajo 2018 Cristiano Ronaldo ayaa indhaha ku haaya inuu gaaro Rikoor aan isaga looga horayn haddii kooxdiisu ay hanato Champions League. Real Madrid ayaa sabtiga kula ciyaaraysa magaalada...
View ArticleRio Ferdinand oo kaga digay Liverpool halista kaga imaan karta Cristiano Ronaldo
(Champions League) 21 Maajo 2018. Difaacii hore kooxda Manchester United Rio Ferdinand ayaa kaga digay Liverpool halista Cristiano Ronaldo, kulanka ay ku wada ciyaari doonaan Real Madrid finalka...
View ArticleLiverpool oo war fiican helysa kahor kulanka finalka Champions League
(Liverpool) 21 Maajo 2018. Liverpool ayaa heshay war aad u wanaagsan kahor inta aan la gaarin kulanka finalka Champions League ay kula ciyaari doonto kooxda Real Madrid, maalinta sabtida ee soo aadan....
View ArticleDejan Lovren oo sharaxay sida kooxdiisu ay celin doonto Cristiano Ronaldo
(Liverpool) 21 Maajo 2018 Daafaca Liverpool ee Dejan Lovren ayaa faah faahin ka bixiyay sida kooxdiisu ay u celin doonto Cristiano Ronaldo Final-ka Champions League. Dejan Lovren ayaa sheegay in...
View ArticleKabtanka Real Madrid oo Daaha ka rogay sida ay ku joojin doonaan Maxamed...
(Europe) 21 Maajo 2018. Kabtanka Real Madrid Sergio Ramos ayaa Daaha ka rogay sida ay Final ka Champions League ku joojin doonaan labada weeraryahan ee Liverpool Mohamed Salah iyo Roberto Firmino....
View Article