Liverpool oo ku guulaysatay Champions League (UEFA oo samaysay qaladkii ugu...
(Liverpool) 04 Maajo 2018 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay qalad aad uga caraysiiyay kooxda Real Madrid ka hor Final-ka Champions League. Webka rasmiga ah ee UEFA ayaa lagu baahiyay...
View ArticleAlvaro Morata oo daaha ka qaaday hadal uu ku yiri Vazquez kadib rigooradii...
(London) 05 Maajo 2018 Weerar yahanka kooxda Chelsea ee Alvaro Morata ayaa daaha ka qaaday hadal uu ku yiri Lucas Vazquez kadib rigooradii muranka dhalisay ee Juventus. Daafaca Juventus ee Mehdi...
View ArticleAlvaro Morata oo ka raali galiyay taageerayaasha Barcelona falkii anshax...
(London) 05 Maajo 2018 Weerar yahanka kooxda Chelsea ee Alvaro Morata ayaa raali galiyay taageerayaasha Barcelona kadib falkii anshax xumada ahaa ee uu ku sameeyay garoonka Camp Nou. Alvaro Morata ayaa...
View Article“Cadaalad ma ahayn inaan ka harno Champions League”– James
(Munich) 06 Maajo 2018 Laacibka amaahda ugu ciyaara Bayern Munich ee James Rodriguez ayaa cadaalad daro ku tilmaamay in kooxdiisa laga reebo Champions League. James ayaa rumaysan guul daradii kooxdiisa...
View ArticleGarsooraha Dhex dhexaadin Doona Finalka Champions League oo la Shaaciyay
( Champ’ League ) 07 Maajo 2018. Garsooraha Serbia Milorad Mazic ayaa loo igmaday inuu dhex dhexaadiyo finaalka Champions League ay cayaari doonaan Real Madrid iyo Liverpool, sida ay shaacisay UEFA....
View ArticleDani Carvajal Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Diyaar U Yahay Kulanka Finalka...
(Real Madrid) 08 Maajo 2018. Difaaca kooxda Real Madrid Dani Carvajal ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayo ka qeyb qaadashada finalka Champions League ay kula ciyaari doonaan kooxda Liverpool magaalada...
View ArticleReal Madrid oo Albaabada u Furi doonta Garoonkeeda Bernabeu Finaalka...
( Spain ) 09 Maajo 2018. Real Madrid ayaa ugu dambeyn bixisay tikidhadii finaalka Champions League, waxa ayna xaqiijisay kooxda in ay albaabada u fureyso garoonkeeda Santiago Bernabeu si ay guhada...
View ArticleZinedine Zidane Oo Ku Fikiraya Badalka Dani Carvajal Ee Kulanka Finalka...
(Real Md) 09 Maajo 2018adri. Wargeyska “Marca” ee dalka Spain ayaa wuxuu daabacay warbixin ku saabsan badalka macquulka ah ee tababare Zinedine Zidane hadii uu ku fashilmo Dani Carvajal inuu qeyb...
View ArticleEmre Can Oo Seegaya Kulanka Liverpool Iyo Real Madrid Ee Finalka Champions...
(Liverpool) 09 Maajo 2018. Sida ay baahinayaan warbaahinta dalka England Emre Can ayaa la filayaa inuu seego kulanka Real Madrid ay kula ciyaari doonaan finalka Champions League ee dhamaadka bishan ka...
View Article“Real Madrid waa inay Marcelo siisaa SAWIRKA Maxamed Saalax si uu….”.-...
(Europe) 09 Maajo 2018. Real Madrid ayaa daba yaaqada bishan Final ka Champions League ku wajihi doonta kooxda Liverpool. Waxaan shaki ku jirin in Khatarta ugu wayn ay wajihi doonaan uu yahaya Maxamed...
View ArticleMido oo sheegay inuu ka soo horjeesan doono Mohamed Salah Final-ka Champions...
(Liverpool) 10 Maajo 2018 Halyeeyga reer Masar ee Ahmed Hossam Mido ayaa sheegay inuu ka soo horjeesan doono saaxiibkiis Mohamed Salah Final-ka Champions League. Mido ayaa sheegay inuu yahay taageere...
View ArticleMas’uul Ka Tirsan Real Madrid Oo Ku Dooday In Kulanka Finalka Champions...
(Real Madrid) 10 Maajo 2018. Paco Gento oo madaxweyne sharafeed ka ah kooxda Real Madrid ayaa aaminsan in kulanka finalka Champions League ee kooxaha Real Madrid iyo Liverpool uu u noqon doono mid...
View ArticleCristiano Ronaldo Iyo Dani Carvajal Oo Waqtiga La Dagaalamaya Kahor Kulanka...
(Real Madrid) 10 Maajo 2018. Cristiano Ronaldo iyo Dani Carvajal ayaa waxay ka shaqeenayaan sida ay qeyb kaga noqon lahaayeen kulanka Finalka Champions League, waxayna si gooni ah u qaadanayaan...
View ArticleSteven Gerrard oo kalsooni ku qaba in Liverpool ay ku guulaysan karto...
(Liverpool) 11 Maajo 2018 Halyeeyga kooxda Liverpool ee Steven Gerrard ayaa soo muujiyay sida uu ugu kalsoon yahay in kooxdiisu ay qaadi karto Champions League. Liverpool ayaa xiliciyaareed kaan...
View ArticleUEFA oo ku dhagan Gianluigi Buffon kadib dhacdadii rigoorada ee kulankii Real...
(Nyon) 11 Maajo 2018 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa eedeyn u jeediyay goolhayaha Juventus ee Gianluigi Buffon kadib dhacdadii rigoorada ee kulankii Real Madrid. Gianluigi Buffon ayaa aad uga...
View ArticleMauricio Pochettino oo kooxdaan u rajeeyay ku guulaysiga Champions League...
(London) 11 Maajo 2018 Tababaraha kooxda Tottenham ee Mauricio Pochettino ayaa sheegay magaca kooxda uu doonayo inay ku guulaysato Champions League xiliciyaareed kaan. Final-ka Champions League waxaa...
View Article“Guul ka gaara Real Madrid si ……”– Tababare Klopp oo warkaan u sheegay...
(Liverpool) 12 Maajo 2018 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa hadal dhiirogalin ah ku yiri ciyaartoydiisa ka hor Final-ka Champions League. Liverpool ayaa si lamafilaan ah ku gaartay...
View ArticleMaxay tahay Sababta Liverpool Maaliyadan loogu ogolaaday inay berito ku...
(England) 09 Maajo 2018. Liverpool ayaa berito marka ay kulankeeda ugu dambeeya ee Premir League kal ciyaareedkan la ciyaareyso Brighton soo bandhigi doonta maaliyadeeda cusub ee ku ciyaari doonto...
View Article“Madax Xanuun ayuu noqon doonaa Xulashada Shaxda Final ka Champions League.”.
(Madrid) 13 Maarso 2018. Zidane ayaa qiray inay adag tahay in laga soo tago ciyaartoyda qaar Final ka Champions League maadaama uu heysto dooqyo hodan ah. Real Madrid ayaa xalay lix gool ku xaaqday...
View ArticleLiverpool oo Caqabad Kale Wajaheysa Ka hor Finaalka Champions League
( England) 14 Maajo 2018. Liverpool qadkeeda dhexe Jamees Milner ayaa seegay cayaartii kooxdiisa ay 4-0 kaga badisay kooxda Brighton wuxuuna qabaa dhaawac muruqaha iyadoona shaki laga galinayo finaalka...
View Article