Goolhayaha Bayern Munich oo raali galin ka bixiyay qaladkii uu sameeyay ee...
(Munich) 02 Maajo 2018 Goolhayaha kooxda Bayern Munich ee Sven Ulreich ayaa raali galin buuxda kabixiyay qaladkii sababay in kooxdiisu ay ka harto Champions League. Sven Ulreich ayaa sabab u ahaa in...
View ArticleOliver Kahn Oo Ka Hadlay Qaladkii Uu Sameeyay Goolhaayaha Bayern Munich Sven...
(Bayern Munich) 02 May 2018. Halyayga kooxda Bayern Munich Oliver Kahn ayaa Meesha ka saaray in goolhaaye Sven Ulreich uu sabab u ahaa in Bayern ay isaga harto tartanka Champions League xili...
View ArticleTaageerayaasha Bayern Munich oo ka carooday asxaan uu James Rodriguez xalay u...
(Munich) 02 Maajo 2018 Taageerayaasha Bayern Munich ayaa ka caraysan laacibkooda amaahda ugu ciyaara ee James Rodriguez kadib ka haridii Bayern ee koobka horyaalada yurub. James ayaa kubadda banaanka u...
View ArticleTaageerayaasha Liverpool oo Caawa ciyaarta kaddib Lagu sii heyn doono...
(Roma) 02 Maajo 2018. Liverpool ayaa caawa Talyaaniga kula ciyaari doonta Roma lugta labaad ee wareega afar dhammaadka Champions League iyadoo ay lugtii hore kaga soo adkaatay 5-2. Taageerayaasha...
View ArticleRoma waxay Final ka Champions League Caawa ugu soo bixi kartaa oo kaliya in...
(Europe) 02 Maajo 2018. Liverpool ayaa caawa Roma kula ciyaareysa Talyaaniga lugta labaad ee Semi Final ka Champions League xilli ay lugtii hore ku soo dubatay 5-2. Halyeygii hore ee naadiga reer...
View ArticleRoma oo Guul micno La’aana Gaartay…iyo Liverpool oo iska Xaadirisay Finalka...
( Champ’ League ) 02 Maajo 2018. Liverpool ayaa gaartay finaalka Champions League xili ay guuldaro 4-2 ah kala kulmeen dhigooda Roma kulanka lugta labaad ee afar dhamaadka koobkan. Qeybta hore ciyaarta...
View ArticleWARBIXIN: Walwal Majiro Waan is Garaneynaa…Real Madrid vs Liverpool.
( Champ’ League ) 03 Maajo 2018. Finaalka Champions league waxaa ugu dambeyn wada cayaari doona kooxaha Real Madrid iyo Liverpool kaas oo ka dhici doona 26-ka bishaan magaalada Kiev ee dalka Ukraine....
View ArticleLiverpool oo TAARIIKH CUSUB u dhigtay Champions League
(Europe) 03 Maajo 2018. Liverpool ayaa Taariikh u dhigtay Champions League kaddib markii ay xalay gaartay Finalka. Kooxda reer England ayaa looga adkaaday 4-2, waxayse ku baxsatay inay lugtii hore ku...
View ArticleRoma oo FARIIN CAJIIB ah u soo dirtay Maxamed Saalax kaddib markii uu gaaray...
(Europe) 03 Maajo 2018. AS Roma ayaa Fariin Cajiib ah u soo dirtay xiddigeedii hore ee Maxamed Saalax kaddib markii uu u gudbay Finalka Champions League. Kooxda reer Talyaani ayaa karti xoogan muujisay...
View ArticleMuxuu ahaa BOORKII ay xalay ku dabaal dagayeen Xiddigaha Liverpool???+SAWIRRO
(Europe) 03 Maajo 2018. Liverpool ayaa xalay u soo baxday Final ka Champions League iyadoo ay jirto in looga adkaaday 4-2 oo waxaa caawiyay inay lugtii hore ee Semi Final ka ku soo badiyeen 5-2. Intii...
View ArticleMid kamid ah daafacyada Roma oo eed u jeediyay garsooraha kulankii xalay
(Roma) 03 Maajo 2018 Federico Fazio ayaa eedeeyay garsoorihii dhex dhexaadinayay kulankii xalay kaas oo Roma ay 4-2 ku garaacday Liverpool. Daafaca kooxda Roma ee Federico Fazio ayaa ku dooday in...
View ArticleSalah oo diiday in kulanka Final-ka lagu tilmaamo mid u dhexeeya isaga iyo...
(Liverpool) 03 Maajo 2018 Weerar yahaka kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa si cad uga horyimid in kulanka Final-ka lagu tilmaamo mid u dhexeeya isaga iyo Ronaldo. Liverpool ayaa xalay si dhib badan...
View ArticleAF JOOGA LOOMA ADEEGO: “Waa Xiligii Ay Kubada Cagta Talyaaniga Codkooda Sare...
(Roma) 03 May 2018 Agaasimaha ciyaaraha kooxda Roma Ramón Monchi ayaa kasoo hor jeestay go’aamada garsoorka dhex dhexaadinayay kulankii Roma iyo Liverpool ee Damir Skomina, Monchi ayaa dhinaca kale...
View ArticleMane, Firmino iyo Maxamed Saalax oo Garaacay Weeraryahannadii caanka ahaa ee...
(Europe) 03 Maajo 2018. Liverpool xalay uma soo bixin oo kaliya Finalka Champions League oo waxay sidoo kale sameysay Taariikh. Reds ayaa noqotay kooxda goolasha ugu badan ka dhalisa Koobka dhaga...
View ArticleMaxamed Saalax oo sheegay in Real Madrid ay Sabab u tahay inuu Goolal dhalin...
(England) 03 Maajo 2018. Maxamed Saalax ayaa ku jira qaab ciyaareed aan innaba caadi ahayn iyadoo xitaa loo saadaaliyay inuu Ballon d’Or kula dagaalami karo kabo waynta Messi iyo Ronaldo. Wiilka reer...
View ArticleShaxda rasmiga ah ee kulanka Atletico Madrid vs Arsenal (Costa iyo Griezmann...
(Madrid) 03 Maajo 2018 Kooxaha Atletico Madrid iyo Arsenal ayaa soo saaray shaxda ay caawa ku ciyaarayaan kulanka ay isaga hor imaanayaan lugta labaad ee Semi Final-ka Europa League. Tababare Diego...
View ArticleRobert Pires oo saadaaliyay natiijada kulanka caawa ee Atletico vs Arsenal
(Madrid) 03 Maajo 2018 Halyeeygii hore ee Arsenal ee Robert Pires ayaa saadaaliyay natiijada kulanka caawa ee lugta labaad ee Semi Final-ka Europa League. Robert Pires ayaa saadaaliyay in Arsenal ay...
View ArticleKa hor Kulankooda Finaalka Wax ka Ogoow Xiddigaha usoo Wada Cayaaray Real...
( Champ’ League) 04 Maajo 2018. Real Madrid iyo Liverpool ayaa isku wajihi doona finalka Champions League kal ciyaareedkan oo ka dhici doona magaalada Kiev ee dalka Ukraine 26 bishaan. Mudo 11 sano...
View ArticleSerigo Ramos oo DIGNIIN CAD u soo diray Maxamed Saalax ka hor Final ka...
(Europe) 04 Maajo 2018. Kabtanka Real Madrid Sergio Ramos ayaa Digniin cad oo aan gambasho lahayn u soo diray Maxamed Saalax ka hor Final ka Champions League. Daafaca Mayilka adag ayaa hoos u dhigay...
View ArticleSadio Mane oo fariin kulul u sii diray Real Madrid ka hor Final-ka Champions...
(Liverpool) 04 Maajo 2018 Weerar yahanka kooxda Liverpool ee Sadio Mane ayaa fariin kulul u sii diray kooxda Real Madrid oo ay isaga hor imaanayaan Final-ka Champions League. Sadio Mane ayaa u sheegay...
View Article