Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Roma oo FARIIN CAJIIB ah u soo dirtay Maxamed Saalax kaddib markii uu gaaray Final ka Champions League

$
0
0

(Europe) 03 Maajo 2018. AS Roma ayaa Fariin Cajiib ah u soo dirtay xiddigeedii hore ee Maxamed Saalax kaddib markii uu u gudbay Finalka Champions League.

Kooxda reer Talyaani ayaa karti xoogan muujisay xalay iyadoo ay Liverpool kaga adkaatay 4-2 balse nasiib darro waxaa dishay guul daradii lugta hore ee 5-2.

Yeelkeede, Roma ayaa boggeeda Twitter ka Fariin Culus u soo dhigtay Maxamed Saalax.

“Aad ayay noo xanuunjineysaa inay soo dhammaatay riyadii Roma ee aan caadiga ahayn aan ku tagi lahayn Kiev, laakiin waxaad halkaa ku joogi doontaa Midabadaada Cusub.

“Nasiib Wacan Maxamed Saalax Final ka Champions League. . #ForzaRoma #YNWA’.”

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles