Waa Sidee Rajada Bayern Munich Ay Ka Qabto Robben Kulanka Real Madrid,...
(Bayern Munich) 29 Abriil 2018. Wargeysyada dalka Germany ayaa waxay shaaca ka qaadeen go’aanka kaga aadan Arjen Robben kulanka Real Madrid ee lugta labaad wareega afar dhamaadka tartanka Champions...
View ArticleRASMI: Robben Oo Seegaya Kulanka Bernabéu & Liiska Xidigaha Bayern Munich Ee...
(Bayern Munich ) 30 Abriil 2018 Bayern Munich ayaa ku dhawaaqday liiska xidigaha kooxda Bayern Munich ee u safri doona kulanka Talaadada ee Real Madrid, kulanka lugta labaad ee wareega afar dhamaadka...
View ArticleReal Madrid oo akhbaar wanaagsan helaysa ka hor kulanka habeen dambe ee...
(Madrid) 30 Abriil 2018 Kooxda tababare Zidane ayaa helaysa akhbaar wanaagsan ka hor kulanka ay marti qaadi doonto habeen dambe kooxda Bayern Munich. Isco oo laga baqayay inuu seego kulanka habeen...
View ArticleZinedine Zidane Oo Ka Warbixiyay Xaalada Kooxdiisa Kahor Kulanka Bayern...
(Real Madrid) 30 Abriil 2018. Zinedine Zidane ayaa xaqiijiyay in ay diyaar u yihiin 100% labada xidig ee reer Spain Isco iyo Nacho Fernandez kulanka lugta labaad wareega afar dhamaadka tartanka...
View ArticleJames Rodríguez: “Hadii Aan Gool Ka Dhaliyo Real Madrid Ma Dabaal Dagi Doono”
(Bayern Munich) 30 Abriil 2018. Xidigaha kooxda Bayern Munich Thomas Muller iyo James Rodríguez ayaa waxay si wada jir ah kaga wada hadleen kulanka la wada sugayo ay la ciyaari doonaan kooxda Real...
View Article“Juventus Waxay Muujisay In Real Madrid Looga Adkaan Karo Santiago Bernabeu”
(Bayern Munich) 30 Abriil 2018. Jupp Heynckes ayaa ka hadlay kulanka ay Real Madrid isaga hor imaan doonaan lugta labaad wareega afar dhamaadka tartanka Champions League haroonka Santiago Bernabeu....
View Article“Labo gool oo garab dhaaf ah ayeey naga dhaliyeen xiliciyaareedkii hore”–...
(Munich) 30 Abriil 2018 Weerar yahanka kooxda Bayern Munich ee Thomas Muller ayaa weerar afka ah ku qaaday Real Madrid ka hor kulanka habeen dambe. Real Madrid oo sanadkii hore Semi final-ka ku reebtay...
View ArticleHORDHACA: Real Madrid vs Bayern Munich, Ciyaarta Lugta Labaad ee Afar...
( Europe) 01 Maajo 2018 . Real Madrid ayaa soo dhaween doonta dhigooda Bayern Munich ciyaarta lugta Labaad ee Afar dhamaadka Koobka Champions league. Los Blancos ayaa ugu cadcad iney gaarto Finalka...
View ArticleKa hor kulanka caawa ee Bayern Munich, Zidane ayaa waydiistay ciyaartoyda...
(Spain) 01 Maajo 2018. Real Madrid ayaa caawa Bernabeu ku marti galin doonta Bayern Munich lugta labaad ee wareega afar dhammaadka Champions League iyadoo ay xusid mudan tahay inay lugtii hore kaga soo...
View ArticleCristiano Ronaldo oo caawa ay ka go’antahay in kooxdiisu ay guulaysato si uu...
(Madrid) 01 Maajo 2018 Cristiano Ronaldo ayaa si wayn u doonaya in kooxdiisu ay caawa guul gaarto maadaama uu isha ku haayo rikoor wayn. Kulankii lugt hore ee kooxdiisu ay 2-1 uga adkaatay Bayern...
View ArticleSAWIRRO: Liverpool oo u Duushay Magaalada Roma
(England) 01 Maajo 2018. Liverpool ayaa u safartay dalka Talyaaniga ka hor kulankeeda habeen dambe ee naadiga Roma. Reds ayaa lugtii hore ku soo adkaatay 5-2 xilli uu Maxamed Saalax labo ka xareeyay...
View ArticleFrancesco Oo Kahor Kulanka Habeen Dambe Sheegay In Farqi Weyn Uu U Dhexeeyo...
(Liverpool) 01 May 2018. Macalinka kooxda Roma Eusebio Di Francesco ayaa xaqiijiyay in la ciyaarista kooxda Liverpool ay aad uga duwan tahay dhigeeda Barcelona, wuxuuna hadalkiisan imaanayaa kahor...
View ArticleLuís Nazario Ronaldo Oo Kaga Digay Real Madrid Halista Bayern Munich Kulanka...
(Real Madrid) 01 May 2018. Luís Nazário de Lima Ronaldo ayaa kaga digay kooxdiisii hore ee Real Madrid kahor kulanka caawa Santiago Bernabeu ee tartanka Champions League, halis kaga imaan karta Bayern...
View ArticleBayern Munich Oo Cabsi Ka Qabta In Xidig Kale Muhiim Ah Uu Dhaawac Kaga...
(Bayern Munich) 01 May 2018 Bayern Munich ayaa halis ugu jirta inay lumiso ciyaaryahan kale kulanka Champions League ay caawa Real Madrid ku booqan doonaan garoonka Santiago Bernabeu. Wargeyska ‘Sport...
View Article“Ronaldo wuxuu soo muuqdaa marka uu Kulanku Fool xumaado.”.
(England) 01 Maajo 2018. Xiddiga Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa markii ugu horreysay shabaqa tagi waayay kulan Champions League ah ciyaartii ay 2-1 uga soo adkaadeen Bayern Munich usbuucii tagay...
View ArticleBenzema oo soo qabtay Lionel Messi
(Europe) 02 Maajo 2018. Karim Benzema ayaa dhaliyay labadii gool ay xalay Real Madrid ka dhalisay Bayern Munich kulankii ku idlaaday 2-2 taa oo uga dhigan inuu soo qabtay Lionel Messi. Labada gool ayaa...
View ArticleArgagax soo wajahay ciyaartoyda Bayern Munich kadib Hotel-kii ay dagnaayeen...
(Munich) 02 Maajo 2018 Ciyaartoyda kooxda Bayern Munich ayaa saaka argagax ku soo toosay kadib markii xalay laga reebay koobka horyaalada yurub. Wararka ka imaanaya magaalada Madrid ayaa sheegaya in...
View ArticleJupp Heynckes: “Waan Ka Fiicneen, Balse Real Madrid Iyo Taageerayaasheeda Waa...
(Bayern Munich) 02 Maajo 2018. Macalinka kooxda Bayern Munich Jupp Heynckes ayaa kulanka kadib dareenkiisa kaga warbixiyay saxaafad qaab ciyaareedkii ay kusoo bandhigeen kulankii ay Real Madrid ku...
View ArticleSaxaafada Madrid oo qiray in xalay laga eexday kooxda Bayern Munich
(Madrid) 02 Maajo 2018 Real Madrid ayaa xalay gaartay Final-ka Champions League sanadkii 3-aad oo xiriir ah kadib barbaro 2-2 ah oo ay la gashay Bayern Munich. Wargaysyada ka soo baxa Magaalada Madrid...
View ArticleLuka Modric oo la hadlay dadka ka caraysan guulaha Real Madrid
(Madrid) 02 Maajo 2018 Luka Modric ayaa ka hadlay dadka ka caraysan guulaha ay gaarayso kooxdiisa Real Madrid kadib markii kooxdiisu ay xalay u soo baxday Final-ka Champions League. Laacibka ayaa...
View Article