Xidigaha Robben Iyo Boateng Oo Laga Saaray Ciyaarta Kadib Dhaawacyo Soo...
(Bayern Munich) 25 Abriil 2018 Jupp Heynckes ayaa lagu qasbay inuu xili hore ciyaarta ka saaro xidigiisa garabka kaga ciyaara ee Arjen Robben, kulanka lugta hore ee wareega afar dhamaadka Champions...
View ArticleReal Madrid oo Garaacday Bayern Munich Ciyaarta Lugta Kowaad ee Afar...
( Champ’ League ) 25 April 2018. Bayern munich ayaa guuldaro garoonkeeda kala kulantay kooxda real Madrid ciyaarta lugta kowaad ee afar dhamaadka Champions League waxaana looga adkaaday 2-1. qeybta...
View ArticleRonaldo oo xalay 13-kulan kaddib Gool dhalin waayay, Laakiin sidaas ay tahay...
(Europe) 26 Abriil 2018. Cristiano Ronaldo ayaa markii ugu horreysay tartanka Champions League 13-kulan kaddib ku guul darreystay inuu wax gool ah dhaliyo. 22-gool ayuu soo dhaliyay xiddiga reer...
View ArticleReal Madrid oo Xalay TAARIIKH Cusub u dhigtay Champions League
(Europe) 26 Abriil 2018. Real Madrid ayaa xalay guul soo laabasho leh ka gaartay Bayern Munich lugta hore ee wareega afar dhammaadka Champions League ee lagu soo ciyaaray Jarmalka kaddib markii ay uga...
View ArticleReal Madrid waa Kooxda Cabsida Yurub
( Spain ) 26 April 2018. Kadib guushoodii seddaxaad oo xariiah, Real Madrid ayaa guul ku gaartay gegiga Allianz Arena, kadib guulihii PSG iyo Juventus, Kooxda Zinedine Zidane waxeey weli muujineysa...
View ArticleKooxda Hannover oo ku camiratay Bayern Munich kadib guul daradii xalay
(Munich) 26 Abriil 2018 Kooxda Hannover ayaa ku camiratay Bayern Munich oo 3-0 uga adkaatay horaantii isbuucaan. Madaxwaynaha Bayern Munich oo la hadlay saxaafada kadib guushii ay ka gaareen Hannover...
View ArticleGerrard Oo Shaaca Ka Qaaday Kooxda Uu Doonayo In Liverpool Ay Isku Arkaan...
(Champions League) 26 Abriil 2018 Steven Gerrard Gerrard ayaa daaha ka rogay kooxda uu doonayo Real Madrid Bayern Munich, si ay ugu kulmaan kulanka finalka Champions League ee xili ciyaareedkan ka...
View ArticleDAAWO MUUQAAL XALAY KU DHAAFAY: Marcelo oo sameeyay Taabashadii ugu……!!!!
(Europe) 26 Abriil 2018. Marcelo ayaa xalay Real Madrid ka caawiyay inay guul dirqi ah ka gaarto Bayern Munich lugta hore ee afar dhammaadka Champions League ay kaga adkaadeen 2-1. Laakiin qofkasta ma...
View ArticleCristiano Ronaldo oo Rikoor Waali ah ka Sameyay Koobka Champions League…...
( Champ’ League ) 26 April 2018. Cristiano Ronaldo ayaa iminka badiyay kulamadii ugu badnaa ee koobka Champions League, tasoo kaga badan yahay laacib kasta taariikhda. Guulshii ay 2-1 ka adkaadeen...
View ArticleShaxda Rasmiga ah ee Arsenal vs Atletico Madrid (Diego Costa oo keydka ku soo...
(London) 26 Abriil 2018 Arsenal ayaa caawa marti qaadi doonta kooxda Atletico Madrid kulan ka tirsan lugta hore ee Semi Final-ka Europa League. Labada kooxood ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan...
View ArticleWenger oo ku kalsoon in kooxdiisu ay gaari karto Final-ka Europa League
(London) 27 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa kalsooni badan ka muujiyay suurogalnimada kooxdiisu ay ku gaari karto Final-ka Europa Leaue. Arsenal ayaa xalay iska khasaarisay...
View ArticleLiverpool oo ka wal walsan bisha RAMADAAN haddii ay u soo baxdo Final-ka...
(Liverpool) 27 Abriil 2018 Kooxda Liverpool waxaa u soo hoyday wal wal cusub haddii kooxdu ay xaqiijiso u soo bixida Final-ka Champions League. Kulanka Final-ka Champions League ayaa ku aadaya 10-ka...
View ArticleJurgen Klopp Oo Hal Arin Ka Dalbaday Jamaahiirta Kooxda Liverpool, Kahor...
(Liverpool) 27 Abriil 2018 Jurgen Klopp ayaa ka codsaday jamaahiirta kooxda Liverpool inay wanaajiyaan hab dhaqan kooda, marka ay u safrayaan caasimada dalka talyaaniga isbuuca soo aadan, kulanka lugta...
View ArticleBayern Munich oo ka yaaban xaalada Robert Lewandowski ka hor kulanka lugta...
(Munich) 28 Abriil 2018 Bayern Munich ayaa ka yaaban weerar yahankeeda Robert Lewandowski ka hor kulanka lugta labaad ee Real Madrid. Laacibka ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed aad u liitay kulankii...
View ArticleIsco oo seegaya kulamada Bayern Munich iyo El-Clasico
(Madrid) 28 Abriil 2018 Real Madrid ayaa war xun ka helaysa dhaawaca Isco kaas oo la sheegay inuu maqnaanayo 2 ilaa 3-isbuuc kadib dhaawicii ka soo gaaray kulankii Bayern Munich sida uu baahiyay...
View ArticleArjen Robben oo fursad u haysta inuu ka hortago Real Madrid kulanka lugta labaad
(Munich) 28 Abriil 2018 Laacibka garabka weerarka uga ciyaara kooxda Bayern Munich ee Arjen Robben ayaa rajo ka leh inuu ciyaaro kulanka lugta labaad. Arjen Robben ayaa dhaawac xili hore ah looga...
View ArticleAgaasimaha Ciyaaraha Kooxda AS Roma Monchi Oo Ku Dooday In Ay Ka Adkaan...
(Roma) 28 Abriil 2018 Agaasimaha ciyaaraha kooxda AS Roma Monchi ayaa sheegay in kooxdiisa ay awood u leedahay inay ka adkaato Liverpool, isla markaana ay sameyn karaan taariikh cusub oo ay ugu gudbi...
View ArticleKlopp oo rajo fiican ka muujiyay xaalada Sadio Mane ka hor kulanka Roma
(Liverpool) 28 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa kalsooni buuxda ka muujiyay xaalada Sadio Mane ka hor kulanka kala baxa ah ee Roma. Sadio Mane ayaa ciyaaray kulankii lugta...
View ArticleCesc Fabregas oo ku kalsoon in Chelsea ay u soo bixi karto Champions League
(London) 29 Abriil 2018 Cesc Fabregas ayaa rumaysan in kooxdiisu ay kamid noqon karto 4-ta koox ee ugu sareeya horyaalka ingiriiska xiliciyaareed kaan. Chelsea ayaa haatan 2-dhibic u jirta booska...
View ArticleCiyaartoyda Bayern Munich oo kalsooni ku qaba inay gaari karaan Final-ka...
(Munich) 29 Abriil 2018 Bayern Munich ayaa u martin doonta talaadada kooxda Real Madrid oo kulankii lugta hore uga soo adkaatay 2-1. Ciyaartoyda kooxda Bayern Munich ayaa kalsooni ku qaba in kooxdoodu...
View Article