Bayern Munich oo helaysa akhbaar xun ka hor kulanka Real Madrid
(Munich) 24 Abriil 2018 Kooxda Bayern Munich oo u diyaar garoobaysa kulanka ay marti qaadi doonto habeen dambe kooxda Real Madrid ayaa helaysa akhbaar xun. Wargayska Bild ayaa baahiyay in daafaca...
View ArticleArjen Robben oo fariin jees jees ah u diray Ronaldo ka hor kulanka arbacada
(Munich) 24 Abriil 2018 Laacibka garabka weerarka uga ciyaara kooxda Bayern Munich ee Arjen Robben ayaa fariin kulul u diray Ronaldo. Bayern Munich ayaa marti qaadi doonta habeen dambe kooxda...
View ArticleAtletico Madrid oo waynaysa laacib muhiim ah kulanka Arsenal
(Madrid) 24 Abriil 2018 Atletico Madrid ayaa helaysa akhbaar aad u xun ka hor kulanka ay u martin doonto khamiista kooxda Arsenal. Kooxda reer Spain ayaa xaqiijisay inay dhaawac ku waynayso daafacooda...
View ArticleRonaldo oo u sheegay Zidane laacibka uu doonayo inuu kala ciyaaro weerarka...
(Madrid) 24 Abriil 2018 Real Madrid ayaa diyaar garowgii ugu danbeeyay ugu jirta kulanka adag ee kooxdu ay u martin doonto Bayern Munich habeen dambe. Ronaldo ayaa u sheegay tababare Zidane laacibka ay...
View ArticleMohamed Salah ma dabaal dagi doonaa haddii uu caawa gool ka dhaliyo Roma?
(Liverpool) 24 Abriil 2018 Weerar yahanka reer Masar ee Mohamed Salah ayaa caawa ka hortagaya kooxdiisii hore ee Roma kulan ka tirsan Semi final-ka Champions League. Marka la fiiriyo muhiimada uu...
View ArticleCiyaartoyda Real Madrid oo u anbabaxay magaalada Munich +SAWIRRO
(Madrid) 24 Abriil 2018 Ciyaartoyda Real Madrid ayaa u anbabaxay magaalada Munich ka hor kulanka habeen dambe ay la ciyaarayaan Bayern Munich. Real Madrid ayaa bogeeda rasmiga ah ku faafisay sawirrada...
View ArticleJupp Heynckes oo weerar halis ah u diyaarsaday Real Madrid
(Munich) 24 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Bayern Munich ee Jupp Heynckes ayaa diyaarsaday weerar ay adag tahay in difaaca Real Madrid uu celiyo. Wargayska Bild ayaa daaha ka qaaday in Jupp Heynckes uu...
View ArticleLiverpool oo shardi adag ku xirtay inay aqbasho wadahadalada Real Madrid ay...
(Liverpool) 24 Abriil 2018 Liverpool ayaa dadaal dheer ugu jirta sidii ay ku sii haysan lahayd weerar yahankeeda Mohamed Salah dhamaadka xiliciyaareed kaan. Real Madrid ayaa bartil maameedkeeda koowaad...
View ArticleWax ka Ogoow Dhacdooyinkii ugu Xiisaha Badnaa ee ka Dhacay Kulankii Liverpool...
( Champ’ League ) 25 April 2018. Liverpool ayaa goolal faa’iido ah wadata ka hor ciyaarta lugta labaad ee Roma u safri doonto asbuuca dambe kadib kulankii lugta kowaad ee afar dhamaadka Champions...
View Article“Maxamed Saalax waa Laacibka ugu Fiican Adduunka waqti xaadirkan.”.- Steven...
(England) 25 Abriil 2018. Steven Gerrard ayaa si kal iyo laab ah u ammaanay Maxamed Saalax kaddib wacdarihii uu xalay ku dhigay AS Roma kulankii ay 5-2 uga adkaadeen lugta hore ee semi finalka...
View Article“Go’aankii aan uga tagay Real Madrid wuxuu ahaa kii iigu fiicnaa ee aan qaato”
(Munich) 25 Abriil 2018 Laacibka Bayern Munich ee Arjen Robben ayaa ka hadlay ka tagistii uu ka tagay Real Madrid 2009 markaas oo uu ku biiray kooxda reer Jarmal. Arjen Robben ayaa saxaafada u sheegay...
View ArticleWargays ka soo baxa Catalonia oo Salah la barbardhigay Lionel Messi
(Liverpool) 25 Abriil 2018 Mohamed Salah ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed aad u soo jiitay intabadan taageerayaasha xiiseeya kubadda cagta. Wargayska Sport ee aadka ugu dhaw Barcelona ayaa daaha ka...
View ArticleKadib kulankii xalay, sidee ayeey Roma ku gaari kartaa Final-ka Champions...
(Roma) 25 Abriil 2018 Roma ayaa xalay la kulantay dhabar jab wayn kulankii lugta hore ee Semi Final-ka Champions League ay la ciyaartay Liverpool. Kooxda reer talyaani ayaa niyad jabtay kadib markii...
View ArticleRoma ma awoodaa in Liverpool ay u gasho si lamid ah sidii Barcelona? Tababare...
(Roma) 25 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Roma ee Eusebio Di Francesco ayaa ka hadlay suurogalnimada kooxdiisu ay dib uga soo kaban karto guul daradii xalay ka soo gaartay Liverpool. Roma ayaa xalay...
View ArticleSAWIRRO LA HELAY: Maxaad ka ogtahay wixii uu sameeyay Maxamed Saalax intii...
(England) 25 Abriil 2018. Maxamed Saalax ayaa xushmad kal iyo laab ah u muujiyay kooxdiisii hore ee AS Roma isagoona diiday inuu dabaal dego kaddib markii uu labo gool ka xareeyay ciyaartii xalay ay...
View ArticleMid kamid ah taageerayaasha Liverpool oo xalay tooreey la galiyay iyo UEFA oo...
(Liverpool) 25 Abriil 2018 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa war rasmi ah ka soo saaray dhacdadii xalay lagu tooreeyeeyay mid kamid ah taageerayaasha Liverpool. Ninkaan oo da’diisa lagu sheegay...
View ArticleDiego Costa oo lagu daray liiska ciyaartoyda Atletico Madrid ee ka hortagaya...
(Madrid) 25 Abriil 2018 Diego Costa ayaa u muuqda mid ka soo kabsaday dhaawicii ka soo gaaray kulankii Sporting Lisbon ee Europa League. Laacibka ayaana haatan diyaar u ah inuu ka hortagyo Arsenal...
View ArticleMiyuu David Alaba Ka Maqnaan Doonaa Safka Bayern Munich Kulanka Caawa Ee Real...
(Bayern Munich) 25 Abriil 2018 Saxaafada Jarmalka ayaa shaacisay sacadihii dhawaa ee lasoo dhaafay war aan u wanaagsaneen jamaahiirta kooxda Bayern Munich, kaasoo ku aadan in xidiga David Alaba uusan...
View ArticleAllianz Arena oo si qurux badan loo diyaariyay ka hor kulanka caawa (SAWIRRO)
(Munich) 25 Abriil 2018 Garoonka Bayern Munich ee Allianz Arena ayaa si aad u qurux badan loo diyaariyay ka hor kulanka caawa dhex mari doona kooxaha Bayern iyo Real Madrid. Garoonka ayaa lagu xardhay...
View ArticleZidane oo dardaaran culus siiyay ciyaartoydiisa ka hor kulanka Bayern Munich
(Munich) 25 Abriil 2018 Tababaraha Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa dardaaran culus siiyay ciyaartoydiisa ka hor kulanka caawa. Zidane ayaa u sheegay wiilashiisa in si isku duubni leh ay u wajahaan...
View Article