Diego Simeone oo ka hadlay kulanka ay la ciyaarayaan Arsenal Semi Final-ka...
(Madrid) 14 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Atletico Madrid ee Diego Simeone ayaa ka hadlay isku aadkii la sameeyay ee Europa League. Kooxda tababare Diego Simeone ayaa qoorta loo suray Arsenal Semi...
View ArticleBuffon ma diidana Rigooradii loo dhigay Real Madrid, laakiin maxaa keenay...
(Europe) 15 Abriil 2018. Goolhaye Gianluigi Buffon ayaa roose la siiyay dhammaadka ciyaartii mucjisada lahayd ee Champions League looga reebay Juventus kaddib markii uu si waalan uga fal celiyay...
View ArticleDEG DEG: Dhibaato xoogan oo soo wajahday Bayern Munich ka hor kulankeeda Real...
(Germany) 15 Abriil 2018. Bayern Munich ayaa akhbaar xun helaysa ka hor kulankeeda Semi Final ka Champions League ay ku wajaheyso naadiga Real Madrid. Kubbad bur buriyaheeda Arturo Vidal ayaa laga...
View ArticleArturo Vidal oo Seegaya Kulanka Real Madrid Kadib Dhaawac Kosoo Gaaray...
(Germany) 16 April 2018. Waa arin dharbaaxo weyn ku ah kooxda Bayern Munich taa oo laga yaabo iney heli waayaan laacibkooda qadka dhexe ee Arturo Vidal Kooxda ku guuleysatay horyaalka Germanay markii...
View Article“Anaga oo kaliya ayaa Champions League ku garaaci karna Real Madrid”– Rummenigge
(Munich) 18 Abriil 2018 Gudoomiyaha kooxda Bayern Munich ee Karl-Heinz Rummenigge ayaa ka hadlay kulanka ay la ciyaarayaan Real Madrid. Bayern Munich iyo Real Madrid ayaa isku soo aaday Semi Final-ka...
View ArticleNeymar iyo Mbappe oo halis galinaya qorshaha PSG ee Champions League (Sidee?)
(Paris) 20 Abriil 2018 Labada laacib ee ugu qaalisan kooxda PSG ee Neymar iyo Mbappe ayaa halis ku ah qorshaha kooxda ee koobka horyaalada yurub. PSG ayaa lacago qaali ah ku soo qaadatay labadaan...
View ArticleVarane oo u jawaabay dadka jecel in Bayern Munich ay Champions League ka...
(Madrid) 20 Abriil 2018 Daafaca Real Madrid ee Raphael Varane ayaa u jawaabay dadka jecel in Bayern Munich ay reebto kooxdiisa Real Madrid. Labada kooxood ayaa ku balansan Semi final-ka Champions...
View ArticleEdin Dzeko oo ku faraxsan dalabkii Chelsea ee uu iska diiday (Ogoow sababta)
(Roma) 21 Abriil 2018 Weerar yahanka kooxda Roma ayaa aad ugu faraxsan go’aankii uu qaatay suuqii Janaayo markaas oo uu iska diiday ku biirida kooxda Blues. Edin Dzeko ayaa ku guulaystay inuu la gaaro...
View ArticleRobert Lewandowski oo wadnaha jaray Bayern Munich ka hor kulanka Real Madrid
(Munich) 21 Abriil 2018 Weerar yahanka reer Poland ee Robert Lewandowski ayaa wadnaha jaray maamulka Bayern Munich ka hor kulanka Real Madrid. Sida ay baahisay Marca, Robert Lewandowski ayaa ku...
View ArticleDiego Costa oo shaki laga muujinayo inuu ciyaari karo kulanka Arsenal
(Madrid) 21 Abriil 2018 Weerar yahanka Atletico Madrid ee Diego Costa ayaan la hubin inuu taam buuxda u noqon karo kulanka khamiista ee Arsenal. Atletico Madrid ayaa khamiista u martin doonta kooxda...
View ArticleRoma oo akhbaar wanaagsan helaysa ka hor kulanka Liverpool
(Roma) 21 Abriil 2018 Kooxda Roma ayaa helaysa akhbaar wanaagsan ka hor kulanka ay talaadada u safri doonto kooxda Liverpool. Tababaraha kooxda ee Di Francesco ayaa xaqiijiyay in Diego Perotti uu si...
View Article“Hadii Ay Roma Gaarto Finalka Champions League, Waxaan Ciyaartoyda Xarunta...
(Serie A) 21 April 2018 Ciyaaryahankii hore xulka qaranka Argentina Gabriel Batistuta ayaa dareensan kalsoonida uu ku qabo in Roma ay awood u leedahay inay guul kaga gaari karto Liverpool kulanka...
View ArticleCiyaartoyda Roma oo fariin digniin ah u diray Mohamed Salah ka hor kulanka...
(Roma) 22 Abriil 2018 Kooxda Roma ayaa talaadada u safraysa dhigeeda Liverpool kulan ka tirsan lugta hore ee Semi final-ka Champions League. Ciyaartoyda Roma ayaa isku dayaya inay cabsi galiyaan...
View ArticleHenrikh Mkhitaryan oo seegaya kulanka Khamiista ee Atletico Madrid
(London) 23 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay in Henrikh Mkhitaryan uu ka maqnaanayo kulanka Khamiista. Arsenal ayaa khamiista marti qaadi doonta kooxda Atletico...
View ArticleZidane oo fariin cabsi badan ay ka muuqato u diray ciyaartoydiisa ka hor...
(Madrid) 23 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo muujiyay cabsi badan oo uu ka qabo kulanka ay la ciyaarayaan Bayern Munich. Real Madrid ayaa u safraysa Bayern Munich...
View ArticleJoshua Kimmich oo diyaar u ah inuu celiyo Ronaldo kulanka arbacada
(Munich) 23 Abriil 2018 Daafaca kooxda Bayern Munich ee Joshua Kimmich ayaa sheegay inuu diyaar u yahay celinta Ronaldo kulanka arbacada. Joshua Kimmich ayaa cadeeyay inuusan si gaar ah u daawan...
View ArticleMuxuu Ka Yiri Robert Lefandowski Kulanka Real Madrid Ee Champions League?.
(Champions League) 23 Abriil 2018 Robert Lepandowski ayaa digniin u diray kooxda Real Madrid, kadib markii uu sheegay in Bayern Munich ay ku gudi jirto xaalad wanaagsan, kahor kulanka Champions League...
View ArticleDani Carvajal Oo Kaga Digay Real Madrid Halista Saddex Ciyaaryahan Ka Tirsan...
(Champions League) 23 Abriil 2018 Dani Carvajal ayaa tooshka ku ifiyay halista kaga imaan karta saddexda weerar ee kooxda Bayern Munich ee kala ah Arjen Robben, Robert Lewandowski iyo Franck Ribery....
View ArticleHORDHACA: Liverpool vs Roma, Ciyaarta Lugta Kowaad ee Afar Dhamaadka...
( Champ’ League ) 24 April 2018. Kooxaha Liverpool iyo Roma ayaa isaga hor imaan doona Ciyaarta lugta kowaad ee afar dhamaadka tartanka Champions league maanta oo talaadaa tasoo ka dhici doonta Gegiga...
View ArticleKlopp oo u sheegay Mohamed Salah in ciyaartoyda Roma aysan ahayn saaxiibadiis
(Liverpool) 24 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa digniin u diray Mohamed Salah ka hor kulanka caawa ee Roma. Liverpool ayaa caawa garoonkeeda ku marti qaadi doonta kooxda...
View Article