Sergio Ramos oo maqan, Yaa Caawa Kabtanka u xiran doona Real Madrid?????
(Madrid) 11 Abriil 2018. Kabtan Sergio Ramos ayaa caawa ganaax ku seegi doona kulanka lugta labaad ee wareega sideed dhammaadka Champions League. Los Blancos ayaa Juventus uga soo adkaatay 3-0 lugtii...
View ArticleWAR CUSUB: Haddii ay Liverpool ku guuleysato Champions League, Philippe...
(England) 11 Abriil 2018. Philippe Coutinho ayaa ka soo tagay Liverpool bishii Janaayo, laakiin Barcelona uma safan karin Champions League maadaama uu u soo ciyaaray kooxdiisii hore ee Reds. Sidaa...
View ArticleDEG DEG: Pep Guardiola oo lagu soo oogay inuu…..
(England) 11 Abriil 2018. Manchester City ayaa jabkii xalay ee Liverpool kaddib la kulmeysa jab kale kaddib markii ay UEFA anshax xumu ku soo eedeysay tababarahooda Pep Guardiola. 47-jirka ayaa laga...
View ArticleAlvaro Arbeloa oo uga daray Barcelona kaddib isaga oo xalay tiigsaday...
(Madrid) 11 Abriil 2018. Dad aan tiradooda badneyn ayaa xalay daawaday Barcelona oo laga reebayo Champions league xilli ay soo baxday natiijo shoog ku ridday dunida kubadda cagta, waxaa dadkaas ka mid...
View ArticleWELIGAA YUUSAN WAR KAA TAGIN: Ma ogtahay in Barcelona ay si wayn u Dabaal...
(Europe) 11 Abriil 2018. Roma ayaa lama filaankii ugu waynaa kubbada cagta ee xilli ciyaareedkan ku dhigtay Barcelona kaddib markii ay xalay ka reebtay tartanka Champions League. Kooxda reer Spain ayaa...
View ArticleWax Kasta oo aad uga baahan tahay isku aadka Semi Final ka Champions League
(Europe) 12 Abriil 2018. Champions League ayaa soo gaaray wareegiisa afar dhammaadka kaddib markii ay xalay si dirqi ah ku soo bexeen Real Madrid iyo Bayern Munich. Haddaba halkan ka aqriso wax kasta...
View Article“Laaluush ayaad dhiibteen.”. DAAWO wixii uu xalay Chiellini ku sameeyay Real...
(Madrid) 12 Abriil 2018. Daafaca Juventus Giorgio Chiellini ayaa aad uga carooday bandhiga garsoore Michael Oliver kaa oo rigoore waqtigii ugu dambeeyay u gacan galiyay Real Madrid. Gool ku laadka uu...
View Article“Ma Fahmin sababta ay Juventus….”.- Ronaldo oo hadlay kaddib ciyaartii...
(Madrid) 12 Abriil 2018. Juventus iyo Real Madrid ayaa xalay isla aadi lahaa 30-ka daqiiqo ee dheeriga haddii kooxda reer Talyaani daqiiqadii ugu dambeysay laga dhigi lahayn Rigoore oo uu ka dhaliyay...
View ArticleKii galay Rigoorada iyo kii lagu galay oo labaduba hadlay…(Maxay yiraahdeen???)
(Madrid) 12 Abriil 2018. Rigoore muran badan dhalisay oo daqiiqadii ugu dambeysay lagu abaal mariyay Real Madrid ayaa waxaa lagu reebay camaaliqada Talyaaniga ee Juventus kulankii lugta labaad ee...
View Article“War wuxu Bani’aadam ma ahan ee waa Xoolo.”.
(Madrid) 12 Abriil 2018. Juventus oo xalay sameysay soo laabasho waali ah ayaa waxaa dadaalkeedii hal bacaad lagu lisay ka dhigay Rigoore uu garsoore Michael Oliver ka dhigay daqiiqadii ugu dambeysay...
View ArticleSAWIRRO XUL AH oo laga yaabo inaadan arkin intii aad Daawaneysay kulankii...
(Madrid) 12 Oktoobar 2018. Juventus iyo Real Madrid ayaa ciyaar Mucjiso leh xalay ku dhex martay gegada Bernabe lugta labaad ee wareega sideed dhammaadka Champions League. Camaaliqada reer Talyaani...
View ArticleTaageerayaasha horyaalka talyaaniga oo isku raacay sax ahaan shaha rigooradii...
(Torino) 12 Abriil 2018 Intabadan wargaysyada adduunka ayaa maanta bilaabay inay sameeyaan ra’yi uruurin ku aadan rigooradii loo dhigay Real Madrid. Arinka la yaabka leh ayaa noqday in intabadan...
View ArticleOgoow kooxda ay aadka uga cabsanayaan taageerayaasha Real Madrid ka hor isku...
(Madrid) 13 Abriil 2018 Maanta ayaa la samaynayaa isku aadka Semi Final-ka koobka horyaalada yurub, waxaana isugu soo haray 4-koox oo kala matalaya 4-dal oo kala duwan. Real Madrid, Liverpool, Bayern...
View ArticleWenger oo ka baqaya kooxdaan ka hor isku aadka Semi Final-ka Europa League
(London) 13 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Arsenal ayaa ka dhawaajiyay magaca koox uu aad uga baqayo in lagu beego isku aadka maanta. Arsenal ayaa xalay 2-2 lagashay kooxda CSKA Moscow, waxayna ku soo...
View ArticleDEG DEG: Isku aadka Semi Final-ka Europa League oo la sameeyay
(Nyon) 13 Abriil 2018 Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa sameeyay qori tuurka 4-ta koox ee soo gaaray Semi final-ka Europa League. Isku aadka waxaa ka soo baxay kulamo aad u xiiso badan, waxaana...
View ArticleRASMI: Sergio Ramos oo ka badbaaday ganaaxii UEFA iyo laacibka oo ciyaari...
(Madrid) 13 Abriil 2018 Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa ka badbaaday ganaax la filayay inuu uga yimaado dhanka UEFA. Laacibka ayaa soo istaagay halka laga soo galo garoonka kulankii...
View ArticleRikoor Sidee ah ayey Liverpool ka Heysataa Kooxaha Afar Dhamaadka ay Isku...
(England) 13 April 2018. Waxaa goor dhaw dhici doona isku aadka wareega afar dhamaadka koobka Champions League oo ay isugu soo hareen kooxaha Real Madrid,Bayern Munich,Roma iyo Liverpool. Kooxda reer...
View ArticleDEG DEG: Isku aadka Semi Final-ka Champions League oo la sameeyay
(Nyon) 13 Abriil 2018 Waxaa goor dhaw la sameeyay isku aadka Semi Final-ka Champions League, waxaana ka soo baxay kulamo aad u xiiso badan. Bayern Munich ayaa kulanka lugta hore marti qaadi doonta...
View ArticleRoma oo fariin qiiro leh u dirtay Mohamed Salah ka hor Semi Final-ka iyo...
(Roma) 13 Abriil 2018 Kooxda Roma ayaa markii ugu horaysay ka hortagaysa laacibkeedii hore ee Mohamed Salah Semi Final-ka Champions League. Roma ayaa fariin qiiro leh u soo dirtay wiilka reer Masar...
View ArticleMuxuu feeryahankii caanka ahaa ee Vitali Klitschko ka qabanayey madashii...
(Nyon) 13 Abriil 2018. Qorituurkii Champions League ee galabta waxa uu ahaa mid ay masiirkooda tartankan ku ogaadeen kooxaha Roma, Liverpool, Real Madrid iyo Bayern Munich balse waxaa madasha goobjoog...
View Article