Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Madaxweynaha Real Madrid oo doonaya in ay afar dhammaadka Champions League-ga...

(Madrid) 06 Abriil 2018. Madaxweynaha Real Madrid Florentino Perez waxa uu rabaa in ay Liverpool isku aadaan afar dhammaadka Champions League. Labada kooxoodba natijooyin wanaagsan ayey ka helee lugtii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haddii ii Ronaldo Koox ahaan lahaa wuxuu kaalinta 10-aad ka soo gali lahaa….

(Europe) 06 Abriil 2018. Kaddib labadii gool uu Ronaldo uga shubay Juventus goolashiisa Champions League ayaa gaaray 119-gool. Haddaba haddii uu Ronaldo Koox ahaan lahaa wuxuu noqon lahaa kooxda 10-aad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sidee Suuro gal ku noqotay in Maxamed Saalax uu Laacibka Usbuuca ee CL ku...

(Europe) 06 Maarso 2018. Maxamed Saalax ayaa laacibka usbuuca ee Champions League ku garaacay Cristiano Ronaldo, arrin dood badan dhalisay. Wiilka reer Masar ayaa Gool dhaliyay midna caawiyay kulankii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Messi oo aad uga carooday Bandhigii Shidnaa ee Ronaldo isagoona doonaya in….

(Spain) 06 Abriil 2018. Real Madrid ayaa hal lug la gashay afar dhammaadka Champions League kaddib markii ay 3-0 uga soo adkaatay Juventus oo mininkeeda joogta lugta hore ee sideed dhammaadka. Kulanka...

View Article

Ogoow magacyada ciyaartoyda seegaya kulamada lugta labaad ee isbuucaan laga...

(Yurub) 09 Abriil 2018 Talaadada iyo arbacada isbuucaan waxaa markale la ciyaari doonaa kulamada lugta labaad ee wareega rubuc dhamaadka Champions League. Manchester City ayaa marti qaadi doonta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababare Allegri oo ka faa’idaysanaya maqnaashaha Ramos (Arag qaabka uu...

(Torino) 09 Abriil 2018 Tababaraha Juventus ee Massimiliano Allegri ayaa dajiyay qorshihii uu uga adkaan lahaa Real Madrid arbacada. Massimiliano Allegri ayaa dajiyay labo qaab oo midood uu doonayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bayern Munich oo helaysa akhbaar fiican ka hor kulanka Sevilla

(Munich) 09 Abriil 2018 Kooxda reer Jarmal ee Bayern Munich ayaa helaysa akhbaar fiican ka hor kulanka ay marti qaadi doonto Sevilla. Daafacooda David Alaba ayaa dib ugu soo laabtay tababarka kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Manchester City vs Liverpool

(Europe) 10 Abriil 2018. Pep Guardiola iyo xertiisa ayaa caawa looga fadhiyaa inay jawaab kulul ka bixiyaan guul daradii 3-0 ay Liverpool kala soo kulmeen Afield lugta hore ee wareega sideed dhammaadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Roma vs Barcelona

(Europe) 10 Abriil 2018. Roma oo si xun loogu soo rabeeyay lugtii hore ee sideed dhammaadka Champion League ee lagu soo ciyaaray Nou Camp 4-1 ayaa caawa looga fadhiyaa inay ka fal celiso marka ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Maxamed Saalax Caawa waa diyaar

(England) 10 Abriil 2018. Maxamed Saalax ayaa dhaawac gumaarka ah uga baxay kulankii lugta hore ee wareega sideed dhammaadka Champions League ay 3-0 uga adkaadeen Manchester City. Laacibka 38-da gool...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pep Guardiola oo Caawa Liverpool u balan qaaday in…….

(England) 10 Abriil 2018. Manchester City ayaa caawa garoonkeeda ku marti sooreysa Liverpool iyadoo maanka ku heysa sidii ay uga jawaab celin lahayd guul daradii 3-0 ee ku soo gaartay Anfield lugta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yaa Real Madrid u buuxin doona booska Kabtan Ramos kulanka Juventus maadaama...

(Madrid) 10 Abriil 2018 Tababare Zinadine Zidane ayaa wajahaya jah wareer ku aadan laacibkii uu ku lamaanin lahaa Raphael Varane kulanka lugta labaad ee Juventus. Kabtan Sergio Ramos ayaa jaale qaatay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababare Valverde oo go’aansaday inuusan ciyaarsiin laacib kaan kulanka Roma

(Barcelona) 10 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Barcelona ayaa diyaarsaday shaxdii uu kala hortagi lahaa kooxda Roma habeen dambe. Wargayska Sport ayaa daaha ka qaaday in Sergio Busquets uusan sifiican...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Florentino Perez oo soo dhaweeyay in Barcelona ay ku kulmaan Final-ka...

(Madrid) 10 Abriil 2018 Madaxwaynaha kooxda Real Madrid ee Florentino Perez ayaa soo dhaweeyay in Barcelona ay isku arkaan Final-ka Champions League. Labada kooxood ayaa haatan qarka u saaran inay u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo lagu jiid jiiday garoonka Olympico iyo Man City oo la maqaar siibay

(Rome) 10 Abriil 2018. Kooxda kubadda cagta ee Roma ayaa taarriikh lama ilaawanna ku dhigtay Barcelona kulankii lugta labaad ee Champions League sideed dhammaadiisa. Ma jirin cid hadal haysa kulankaas...

View Article


Liverpool kaliya ma riiqin Liverpool ee xataa rikoor ayey dhigtay

(Liverpool) 10 Abriil 2010. Liverpool caawa waxa ay sidii la filayey kaddib lugtii hore u soo baxday wereegga afar dhamamadka Champions League. Reds waxa ay Etihad timid iyada oo difaacaneysa 3-0...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Real Madrid vs Juventus

(Europe) 11 Abriil 2018. Real Madrid ayaa caawa raaskeeda Bernabeu ku marti qaadeysa Juventus lugta labaad ee wareega sideed dhammaadka Champions League iyadoo ay jirto in lugtii hore ay kaga soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Bayern Munich vs Sevilla

(Europe) 11 Abriil 2018. Bayern Munich ayaa beydkeeda ku marti qaadeysa caawa bar baarta Sevilla oo ay lugtii hore ee wareega sideed dhammaadka Champions League uga soo adkaadeen 2-1. Wararka Labada...

View Article

Maxamed Saalax oo Taariikh kale oo aan looga horeyn u dhigay Liverpool

(England) 11 Abriil 2018. Wiilka Muslimka ah ee Maxamed Saalax ayaa la joojin la’yahay isagoona sii wata wacdaraha uu ka dhigayo Yurub iyo Premier League. Xiddiga reer Masar ayaa xalay gool u dhaliyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yaa u sabab ahaa in Barcelona ay Xalay si lama filaan ah uga harto Champions...

(Europe) 11 Abriil 2018. Barcelona ayaa xalay si lama filaan ah uga soo hartay tartanka Champions League kaddib markii ay guul darro 3-0 kala kulantay Roma lugta labaad ee wareega sideed dhammaadka....

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live