Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Joog intee la eg ayuu Ronaldo dhulka ka kacay markii uu xalay dhalinayay...

(Europe) 04 Abriil 2018. Saxaafadda caalamka ayaa si wayn u hadal heysa goolkii Labaaleyda uu Xalay Ronaldo ka muday Juventus lugta hore ee wareega sideed dhammaadka ay kooxda reer Spain 3-0 uga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ISKU EEG LABADA SAWIR: Labaaleydii uu xalay dhaliyay Ronaldo waxaa Sabab u...

(Europe) 04 Abriil 2018. Daqiiqadii 64-aad kulankii xalay, Ronaldo ayaa mid ka mid ah goolashii ugu qurxoonaa ebid taariikhda Champions League ka dhaliyay Juventus kaddib markii uu Labaaley isla...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Otamendi oo baqdin ka muujiyay Mohamed Salah ka hor kulanka caawa (Muxuu yiri?)

(Manchester) 04 Abriil 2018 Daafaca kooxda Manchester City ee Nicolas Otamendi ayaa baqdin ka muujiyay weerar yahanka caawa uu ka hortagayo ee Mohamed Salah. Liverpool ayaa caawa garoonkeeda ku marti...

View Article

Ka hor kulanka lugta labaad, Claudio Marchisio oo rumaysan inay reebi karaan...

(Torino) 04 Abriil 2018 Real Madrid ayaa xalay 3-0 uga adkaatay kooxda Juventus lugta hore ee rubuc dhamaadka koobka horyaalada yurub. Waxaa la isku raacay in Real Mdarid ay lug la sii gashay Semi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CAJIIB: Ka hor kulanka Caawa ee Liverpool iyo Man City, De Bruyn oo...

(Europe) 04 Abriil 2018. Liverpool ayaa caawa Anfield ku marti galineysa Man City lugta hore ee wareega sideeda Champions League, ciyaar ay si gaar ah indhaha u hayaan Maxamed Saalax iyo Kevin de...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Roma oo helaysa akhbaar xun ka hor kulanka caawa ee Barcelona

(Barcelona) 04 Abriil 2018 Kooxda Roma ayaa helaysa akhbaar xun ka hor kulanka caawa ay u martin doonto kooxda Barcelona lugta hore ee wareega rubuc dhamaadka Champions league. Sky Italia iyo Football...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhibaatada Juventus oo sii socota ka hor kulanka lugta labaad ee Real Madrid

(Torino) 04 Abriil 2018 Juventus ayaa dhabarka loo saariyay guul daro wayn xalay kadib markii Real Madrid ay uga adkaatay 3-0 kulankii lugta hore. Kooxda ayaa si rasmi ah u shaacisay inuu xalay dhaawac...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kaddib LABAALEYDII uu xalay ka dhaliyay Juventus, Ronaldo oo loo soo jeediyay...

(Europe) 04 Abriil 2018. Dadka intooda badan afkii baa juuqda gabay oo waxay ku sifeeyaan ayay garan waayeen bandhigii Ronaldo ee xalay gaar ahaan Labaaleydii Cajiibka ahayd uu ka dhaliyay Buffon...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Man City oo Jahwareer lagu riday inta aanba kubbada labaasan Liverpool

(Liverpool) 04 Abriil 2018. Manchester City ayaaba jah wareer lagu furay inta aanba ciyaarta la baasan kaddib taageerayaasha Liverpool oo ku soo dhaweeyay dagaal. Baskii ay saarnaayeen ayaa miraayada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxamed Saalax oo Jurgen Klopp u sheegay in dhaawiciisu…..

(England) 05 Abriil 2018. Maxamed Saalax ayaa wadnaha jaray taageerayaasha Liverpool kaddib markii uu garoonka ka baxay bilowga qeybta labaad ee ciyaartii ay xalay 3-0 uga adkaadeen Manchester City....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Samuel Umtiti oo Sharaxaad ka bixiyay Dabaal degiisii xalay

(Barcelona) 05 Abriil 2018. Daafaca Barcelona Samuel Umtiti ayaa sharaxaad ka bixiyay dabaal degii uu xalay sameeyay ciyaartii ay 4-1 uga adkaadeen Roma lugta hore ee sideed dhammaadka Champions League...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxay tahay sababta uu Madaxwaynaha Real Madrid ugu dabaal degi waayay...

(Spain) 05 Abriil 2018. Cristiano Ronaldo ayaa habeen hore ka dhaliyay Juventus mid ka mid ah goolashii ugu qurxoonaa Champions League ciyaartii ay 3-0 uga adkaadeen kaddib markii uu ka xareeyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababaraha Roma oo ku eedeeyay ciyaartoydiisa inay xalay hadiyad siiyeen...

(Roma) 05 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Roma ee Eusebio Di Francesco ayaa ku eedeeyay ciyaartoyda kooxdiisa inay xalay hadiyad siiyeen Barcelona. Ciyaartoyda Roma ayaa iska dhaliyay labadii gool ee ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mohamed Salah oo raali galiyay daafac ka tirsan Man City kadib wacdarihii uu...

(Liverpool) 05 Abriil 2018 Weerar yahanka kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa soo muujiyay arin aad u fiican oo ku dayasho mudan kadib guushii xalay kooxdiisu ay ka gaartay Man City. Salah ayaa lama...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liverpool oo halis ugu jirta ganaax kadib falkii taageerayaasheedu ay ku...

(Liverpool) 05 Abriil 2018 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah u sheegay in la baarayo falkii taageerayaasha kooxda Liverpool ay xalay ku keceen. Taageerayaasha Liverpool ayaa weerar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Usbuuca ee Champions League oo la soo saaray…(Real Madrid iyo...

(Europe) 05 Abriil 2018. UEFA ayaa soo saartay kooxda usbuuca ee lugta hore ee wareega sideed dhammaadka Champions League. Liverpool oo wacdaro ku dhigtay Man City iyo Real Madrid oo Juve ku soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona iyo Real Madrid oo 3-jeer kulmi kara 13-maalin gudahood (Sidee?)

(Madrid) 05 Abriil 2018 Kooxaha Barcelona iyo Real Madrid ayaa is arki kara 3-jeer 13-maalin gudahood sida uu baahiyay wargayska Sport. Barcelona iyo Real Madrid ay min hal lug la sii galay Semi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa sidee xaalada Mohamed Salah ka hor kulamada Everton iyo Man City?

(Liverpool) 05 Abriil 2018 Mohamed Salah ayaa xalay ku dhaawacmay kulankii kooxdiisa Liverpool ay 3-0 uga adkaatay kooxda Man City. Sida ay baahisay Mirror, Salah ayaa maanta la marsiiyay baaritaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu u Ooyay Roberto Firmino ka hor kulankii xalay ee Manchester City? Isaga...

(Liverpool) 05 Abriil 2018 Roberto Firmino ayaa qirtay inuu xalay ilmeeyay ka hor inta aysan bilaaban ciyaartii ay uga adkaadeen Manchester City. Laacibka reer Brazil ayaa sheegay inuu rumaysan waayay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liverpool ayaa ku guuleysan karta Champions League Sababtan Darteed…..!!!

(England) 06 Abriil 2018. Liverpool ayaa Habeen hore wacdaro ku dhigtay Man City lugta hore ee wareega sideed dhammaadka Champions League ee lagu ciyaaray Anfield kaddib markii ay ku martay 3-0....

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live