(Europe) 05 Abriil 2018. UEFA ayaa soo saartay kooxda usbuuca ee lugta hore ee wareega sideed dhammaadka Champions League.
Liverpool oo wacdaro ku dhigtay Man City iyo Real Madrid oo Juve ku soo jajabsatay mininkeeda ayaa min saddex laacib ku leh shaxdan halka Barcelona iyo Bayern Munich ay ku leeyihiin min labo laacib.
Laacibka kale wuxuu u saftaa Sevilla inkastoo kooxdiisa laga adkaaday.
EEG Kooxda usbuuca:
Gool FM.