Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo ku rajo wayn in Sergio Busquets uu taam u noqdo kulanka Roma

(Barcelona) 01 April 2018 Barcelona ayaa leh rajo wayn ka hor kulanka kooxdu ay soo dhawaynayso kooxda reer talyaani ee Roma. Mundo Deportivo ayaa daaha ka qaaday in Barcelona ay ku rajo wayn tahay in...

View Article


Yaa dhex dhexaadin doona kulanka Juventus Vs Real Madrid iyo Sevilla Vs...

(Madrid)  01 Abriil 2018. Garsooraha reer Turki Cunet Cakir, ayaa dhex dhexaadin doona kulanka Champions League ee u dhexeyn doona Juventus Vs Real Madrid. Dhex dhexaadiyaha reer Italy Daniele Orsato...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ma ahan Maxamed oo kaliya.”.- Guardiola oo Magacaabay xiddigaha Liverpool uu...

(England) 02 Abriil 2018. Liverpool ayaa arbacada Anfield ku marti galineysa Manchester City lugta hore ee wareega sideed dhammaadka Champions League. Tababare Pep Guardiola ayaa sheegay in aysan ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUUQAAL: Real Madrid oo gaartay Turino ka hor kulankooda habeen dambe ee...

(Europe) 02 Abriil 2018. Real Madrid ayaa gaartay magaalada Turino ee dalka Talyaaniga ka hor kulankeeda habeen dambe ee Champions League. Camaaliqada reer Spain ayaa lugta hore ee wareega Sideeda la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Giorgio Chiellini oo u digay Real Madrid ka hor kulanka habeen dambe (Muxuu...

(Torino) 02 Abriil 2018 Daafaca birta ah ee kooxda Juventus ayaa digniin u diray kooxda Real Madrid oo xiliciyaareedkii hore ka qaaday koobka horyaalada yurub. Giorgio Chiellini ayaa sheegay inay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid oo helaysa akhbaar xun ka hor kulanka Juventus

(Madrid) 02 Abriil 2018 Real Madrid ayaa ka hadashay dhaawaca daafaceeda Nacho Fernandez ka hor kulanka kooxdu ay u safrayso Juventus. Nacho Fernandez ayaa ku dhaawacmay kulankii Real Madrid ay 3-0 uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Bayern Munich oo u duushay Spain ka hor kulankeeda habeen dambe ee...

(Europe) 02 Abriil 2018. Bayern Munich ayaa u safartay dalka Spain ka hor kulanka ay habeen dambe la yeelan doonto Sevilla lugta hore ee wareega sideed dhammaadka Champions League. Bayern ayaa soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo helaysa war wanaagsan ka hor kulanka Roma

(Barcelona) 02 Abriil 2018 Tababare Valverde ayaa helaya war wanaagsan ka hor kulanka kooxdu ay garoonkeeda ku marti qaadi doonto Roma. Sida uu xaqiijiyay Wargayska Sport, Sergio Busquets ayaa saaka ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo doonaya in Keydka lagu cabo Bale kulanka habeen dambe ee...

(Europe) 02 Abriil 2018. Cristiano Ronaldo ayaa la warinayaa inuu doonayo in Keydka la dhigi Gareth Bale kulanka habeen dambe ee Juventus. Real Madrid ayaa u safartay Torino si ay lugta hore ee wareega...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageerayaasha Real Madrid oo doortay shaxda ay jecelyihiin in tababare...

(Madrid) 02 Abriil 2018 Taageerayaasha Real Madrid ayaa doortay shaxda ay jecel yihiin in tababare Zidane uu kala hortago habeen dambe kooxda Juventus. Wargayska Marca ayaa ka dhex sameeyay ra’yi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Juventus vs Real Madrid

(Europe) 03 Abriil 2018. Juventus ayaa mininkeeda caawa ku marti qaadi doonta Real Madrid lugta hore ee wareega Sideed dhammaadka Champions League. Wararka Labada Dhinac: Real Madrid waxaa ka maqnaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Sevilla vs Bayern Munich

(Europe) 03 Abriil 2018. Sevilla oo soo jajabsatay Manchester United ayaa caawa mininkeeda ku marti qaadi doonta kobo waynta Jarmalka ee Bayern Munich lugta hore ee wareega sideeda Champions League....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO: Taageerayaasha Juventus oo Ronaldo u sameeyay arrin lama filaan ah +...

(Torino) 03 Abriil 2018 – Laacibka Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyey gool labaaleey ah oo aad u qurux badan, kulanka Juventus vs Real Madrid oo ay kooxda dambe hal cag u taallo nus-dhamaadka CL iyagoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Liverpool vs Manchester City

(Europe) 04 Abriil 2018. Liverpool ayaa caawa garoonkeeda Anfield ku marti galineysa Man City lugta hore ee wareega sideed dhammaadka Champions League. Kulanka waxaa xiiso gaar ah u yeelaya in labada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Barcelona vs Roma

(Europe) 04 Abriil 2018. Barca ayaa caawa Nou Camp ku marti galineysa Roma kulan guusha loo wada saadaalinayo Messi yo xarfaantiisa inkastoo wax kasta laga filan karo kubbada cagta. Wararka Labada...

View Article


“Goolkii Ronaldo ee xalay waa mid ka mid ah kuwa ugu fiican ebdi balse keyga...

(Madrid) 04 Abriil 2018. Cristiano Ronaldo ayaa xalay Juventus ka dhaliyay Labaaleey kulan ay 3-0 uga adkaadeen. Tababare Zidane ayaa ku kaftay xiddigiisa, isagoo sheegay inuu ka qurxoonaa goolkii uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

EEG: Zidane oo BIDAARTA salaaxday markii uu xalay Ronaldo dhaliyay...

(Europe) 04 Abriil 2018. Ronaldo ayaa xalay markale ka yaabsaday adduunka kaddib goolkii waalida ahaa uu ka dhaliyay Juventus kulankii ay uga adkaadeeen 3-0 lugta hore ee wareega sideed dhammaadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

BARCELONA VS AS ROMA: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

(Barcelona) 04 Abriil 2018 – Waxaa caawa guriga Camp Nou ee kooxda Barca marti ku ah kooxda AS Roma oo lugta hore ee rubuc-dhamaadka CL halkaa kula ciyaaraysa. Dhanka Barca: Hal shaki ayaa kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Mahadsanidiin, Weligeey sidaan oo kale la iima sameyn.”.- Ronaldo oo la...

(Europe) 04 Abriil 2018. Taageerayaasha Juventus ayaa u saro kacay una sacbo tumay Cristiano Ronaldo kaddib markii uu ka dhaliyay Gool Labaaley ah ciyaartii ay xalay Real Madrid ku adkaatay 3-0....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gareth Bale oo xalay ku la kacay Ronaldo wax ay ka xishoodeen taageerayaasha...

(Torino) 04 Abriil 2018 Gareth Bale ayaa xalay soo muujiyay inuusan wax niyad ah u hayn kooxdiisa kadib guushii 3-0 ee kooxdu ay ka gaartay Juventus. Tababare Zidane ayaa xalay keydka ku cabay Bale...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live