“Messi garsooraha ayuu indhaha faraha ka galiyay casaana lama siin”– Marco...
(Paris) 19 Maarso 2018 Laacibka qadka dhexe ee PSG ee Marco Verratti ayaa ka hadlay casaankii uu qaatay kulankii muhiim ka ahaa ee kooxdiisa looga adkaaday 2-1. Marco Verratti ayaa qaatay jaalihisii...
View ArticleDhibaatada oo ku sii badatay Juventus ka hor kulanka Real Madrid (Maxaa cusub?)
(Torino) 19 Maarso 2018 Juventus ayaa helaysa akhbaar aan fiicnayn ka hor kulanka ay marti qaadi doonto kooxda difaacanaysa Champions League ee Real Madrid. Kooxda reer Talyaani ayaa si rasmi ah u...
View ArticleJuventus oo ka hadashay dhaawaca Giorgio Chiellini (Diyaar ma u yahay...
(Torino) 20 Maarso 2018 Juventus ayaa war rasmi ah ka soo saartay dhaawaca daafacooda Giorgio Chiellini ka hor kulamada AC.Milan iyo Real Madrid. Laacibka ayaa ku dhaawacmay kulan sabtigii Juventus ay...
View Article“Laba cad ayaan ka dhigayaa Douglas Costa”– Casemiro oo u dhaartay xiddiga...
(Madrid) 22 Maarso 2018 Laacibka Real Madrid ee Casemiro ayaa u dhaartay xiddiga ay isku dalka yihiin ee Douglas Costa kaas oo ay ku balan sanyihiin Champions League. Casemiro iyo Douglas Costa ayaa ka...
View ArticleDhibaatada Juventus oo sii socota ka hor kulanka Real Madrid (Laacib kale oo...
(Torino) 24 Maarso 2018 Kooxda Juventus ayaa helaysa akhbaar xun ka hor kulanka ay marti qaadi doonaan isbuuca dambe kooxda Real Madrid. Sami Khedira ayaa ku dhaawacmay kulankii xalay xulkiisa Germany...
View ArticleSami Khedira oo niyada u qaboojiyay taageerayaasha Juventus ka hor kulanka...
(Torino) 24 Maarso 2018 Laacibka qadka dhexe ee xulka Jarmalka ayaa xalay ku dhaawacmay kulankii xulkiisu uu barbaraha la galay xulka Spain. Sami Khedira ayaa shaki laga muujiyay inuu taam u noqon karo...
View ArticleJuventus oo waayi karta kala bar xiddigaha safkeeda koowaad kulanka lugta...
(Europe) 25 Maarso 2018. Juventus ayaa jah wareer xoogan dhexda kaga jirta ka hor kulankeeda lugta hore ee wareega sideed dhamaadka Champions League. Sida ay warineyso Marca kooxda reer Talyaani ayaa...
View ArticleMessi oo doonaya in Semi Final-ka Champions League uu ka hortago Real Madrid...
(Barcelona) 26 Maarso 2018 Laacibka Barcelona waxaa ugu danbaysay 2015 inuu ku guulaysto xiddiga ugu fiican adduunka, 2016 iyo 2017 waxaa abaal marintaas ku guulaysanayay Ronaldo kaas oo haatan ay wada...
View ArticleTikidhada kulanka rubuc dhammaadka Champions League ee Real Madrid Vs...
(Madrid) 27 Mar 2018. In ay tikadhada iibsamayaan kulan u dhexeeya Real Madrid iyo Juventus ma aha WAR laakiin waxaa rikoor u noqday sida deg deg ah ee ay u dhammaadeen iyo saacadda ay qaadatay intii...
View ArticleLuka Modric oo ku soo laabtay Valdebebas
(Madrid) 27 Mar 2018. Zinedine Zidane waxa uu dib tababarka kooxda ugu helay Luka Modric kaddib markii uu Croat-ka ka ku soo laabtay Valdebebas. Isaga oo aan loo ogolaan in uu xulkiisa u dheelo...
View ArticleWAR CUSUB: UEFA oo isbedello ku sameeysay koobabka Champions League iyo...
(Nyon) 27 Maarso 2018 – UEFA ayaa ku dhawaaqday isbedello ku dhici doona koobabka Champions League iyo Europa League, iyadoo laacib 4-aad uu beddel ku iman karo haddii ay ciyaartu xilliga dheeriga ah u...
View Article“Roma way garaaci kartaa Barcelona.”.
(Europe) 28 Maarso 2018. Roma ayaa lagu beegay Barcelona wareega sideed dhammaadka Champions League iyadoona Camaaliqada Spain ay dabcan tahay kooxda ugu cad cad inay u soo gudubto Semi Final ka....
View Article“Real Madrid ayaa ah kooxda kaliya ee ku guuleysan karta Champions League kal...
(Madrid) 29 Maarso 2018. Christian Karembeu laacibkii hore ee qadka dhexe Real Madrid ayaa carabka ku adkeeyay in Real Madrid ay tahay naadiga kaliya ee ku guuleysan kara Champions League kal...
View ArticleJuventus oo helaysa akhbaar wanaagsan ka hor kulanka Real Madrid
(Torino) 29 Maarso 2018 Juventus ayaa isku diyaarinaysa inay marti qaado Real Madrid oo Champions League ka qaaday xiliciyaareed kii hore. Tababare Allegri ayaa helaya akhbaar wanaagsan kadib markii uu...
View ArticleXiddig ka tirsan Barcelona oo seegaya kulamada labada lug ee Roma
(Barcelona) 29 Maarso 2018 Daafaca reer France ee Lucas Digne ayaa dib ugu soo laabtay kooxdiisa Barcelona isaga oo qaba dhaawac. 24 jirkaan ayaa ku dhaawacmay kulan xulka France uu la ciyaaray...
View ArticleBarcelona oo helaysa akhbaar farxad leh ka hor kulamada Sevilla iyo Roma (Yaa...
(Barcelona) 29 Maarso 2018 Taageerayaasha Barcelona ayaa helaya akhbaar wanaagsan ka hor kulamada kooxdu ay la ciyaarayso Sevilla iyo Roma. Lionel Messi, Gerard Pique iyo goolhaye Ter Stegen oo intuba...
View ArticleKevin Strootman oo ka hadlay xaqiiqda in kooxdiisa Roma ay ka baqaysay...
(Roma) 28 Maarso 2018 Laacibka Roma ee Kevin Strootman ayaa qirtay in kooxdiisu ay ka baqaysay in lagu beego kooxda Barcelona. Laakiin wuxuu sheegay in ciyaartoyda kooxdiisu ay isku dayayaan sidii ay...
View ArticleGianluigi Buffon oo rumaysan in Real Madrid ay tahay kooxda ugu cad cad u soo...
(Torino) 01 April 2018 Goolhayaha kooxda Juventus ee Gianluigi Buffon ayaa sheegay in Real Madrid ay tahay kooxda ugu cad cad u soo bixida Semi Final-ka koobka horyaalada yurub. Juventus oo xalay 3-1...
View ArticleRoma oo waynaysa 3-laacib oo muhiim ah kulanka Barcelona
(Roma) 01 April 2018 Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya talyaaniga kooxda Roma ayaa waynaysa 3-laacib oo muhiim ah kulanka ay u martin doonto arbacada kooxda Barcelona. Radja Nainggolan ayaa ku...
View ArticleTababare Zidane oo diyaarsaday shaxda uu kala hortagayo Juventus marka laga...
(Madrid) 01 April 2018 Sida ay baahisay AS, Tababare Zidane ayaa diyaarsaday shaxdii uu kala hortagi lahaa kooxda Juventus talaadada. Tababaraha ayaa diyaarsaday shaxdiisa marka laga reebo hal boos...
View Article