Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wax kasta oo aad uga baahan tahay isku aadka CL & kulamada harsan (Warbixin)

(Nyon) 15 Maarso 2018 – Waxaa xalay lagu kala baxay kulamadii wareegga 16-ka ee Koobka Horyaallada Yurub ee UEFA Champions League, kaasoo ay kasoo bexeen 8 kooxood oo ciyaaraysa wareegga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kadib kulankii xalay ee Chelsea, Barcelona oo helaysa akhbaar xun

(Barcelona) 15 Maarso 2018 Kooxda Barcelona ayaa helaysa akhbaar xun kadib guushii 3-0 ee kooxdu xalay ay ka gaartay kooxda Chelsea oo marti u ahayd. Xiddiga qadka dhexe ee Sergio Busquets ayaa dhaawac...

View Article


ARGAGAX: Daawo waxa ay xalay booliska Barcelona ku dhigeen taageereyaasha...

(Barcelona) 15 Mar 2018. Muuqaal aragagax leh oo uu duubay goobjooe Camp Nou arbacadii markii ay ciyaartu dhammaatay ayaa baraha bulshada la soo dhigay. Markii ay jamaahiirta Chelsea ka baxayeen gegida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kadib Chelsea, Messi oo doonaya in lagu soo aadiyo koox kale oo ingiriis ah...

(Barcelona) 15 Maarso 2018 Lionel Messi ayaa xalay kala diray xiddigaha kooxda Chelsea kadib markii uu laba gool ka dhaliyay kooxda Blues ciyaar ku soo idlaatay 3-0. Messi oo ku dhibanaa inuu gool ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Costa weli Ciil buu u qabaa Conte….(Arag wixii uu sameeyay kaddib markii...

(London) 15 Maarso 2018. Diego Costa ayaa ka mid ahaa xiddigihii Antonio Conte u suuro galiyay inuu sanadkisii ugu horreeyay ee Chelsea uu ku guuleysto Premier League laakiin waji fiican kooxda ugama...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Messi oo Xalay si Xun u galay Saaxiibkiisii Yaraanta ee Fabregas…(DAAWO TUU...

(Spain) 15 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa xalay si Xun yeelay saaxiibkii Cesc Fabregas ciyaarti ay 3-0 uga adkaadeen Chelsea Nou Camp. Xiddiga reer Argentina iyo kubbad qaabeeyaha reer Spain ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO MAAD LEH: Thibaut Courtois oo baalaha looga rifay baraha bulshada...

(London) 15 Maarso 2018 Goolhayaha kooxda Chelsea ayaa baalaha looga rifay baraha bulshada kadib labadii gool ee xalay uu ka dhaliyay Lionel Messi. Labada gool ee Messi uu xalay ka dhaliyay goolhaye...

View Article

MUUQAALO QOSOL BADAN: Messi oo si Xun u garaacay Chelsea iyo Conte oo Cararay

(Europe) 15 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa xalay wacdaro muuqata ku dhigay Chelsea kaddib markii uu labo gool ka dhaliyay midna ku dhiibay dheeshii ay 3-0 uga adkaadeen. Bilowgiiba Messi ayaa gool uga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu ka yiri Messi boorkii cajiibka ahaa ee taageerayaasha Barcelona ay ugu...

(Barcelona) 16 Maarso 2018 Lionel Messi ayaa u mahadceliyay taageerayaasha Barcelona kadib markii ay soo muujiyeen boor wayn oo ay ugu ducaynayeen isaga kulankii Chelsea. Boor wayn oo muuqday ayaa lagu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dani Carvajal oo sheegay magaca kooxda uu doonayo in lagu beego Real Madrid

(Madrid) 16 Maarso 2018 Daafaca reer Spain ee Dani Carvajal ayaa sheegay magaca kooxda uu doonayo in lagu beego isku aadka Champions League. Dani Carvajal ayaa cadeeyay inuusan jeclayn in kooxdiisa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid iyo Barcelona oo hal arin ka wada siman ka hor isku aadka...

(Madrid) 16 Maarso 2018 Goor dhaw ayaa la samaynayaa isku aadka wareega 8-da ee koobka horyaalada yurub, kooxaha reer Spain ayaana hal arin kawada siman. Sida ay baahisay Marca, kooxaha reer Spain ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Isku aadka wareega 8-da Champions League oo la sameeyay (Kulamo adag...

(Nyon) 16 Maarso 2018 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay isku aadka wareega 8-da ee Champions League waxaana ka soo baxay kulamo aad u xiiso badan. Kulamada ugu xiisaha badan ee ka soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Roma oo is dhiibtay ka hor inta aysan la ciyaarin Barcelona

(Roma) 16 Maarso 2018 Waxaa la sameeyay goor dhaw isku aadka wareega Quarter Final-ka Champions League kaas oo ay ka soo baxeen kulamo xiiso badan. Barcelona ayaa garoonkeeda ku marti qaadi doonta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

UEFA oo shaacisay waqtiga la ciyaarayo kulamada Quarter Final-ka Champions...

(Nyon) 16 Maarso 2018 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa soo saaray waqtiga rasmiga ah ee la ciyaarayo kulamada Quarter Final-ka Champions League. Isku aadka Quarter Final-ka Champions League...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Isku aadka wareega 8-da Europa League oo la sameeyay (Arsenal oo...

(Nyon) 16 Maarso 2018 Kadib isku aadkii Champions League, UEFA ayaa markaan samaysay isku aadka wareega 8-da ee koobka Europa League. Arsenal ayaa qoorta loo galiyay kooxda reer Ruush ee CSKA Moscow...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Juventus oo waynaysa laba laacib oo muhiim ah kulanka lugta hore ee Real Madrid

(Torino) 16 Maarso 2018 Juventus ayaa waynaysa laba laacib oo muhiim u ah kulanka lugta hore ee ay marti qaadi doonto kooxda difaacanaysa Champions League ee Real Madrid. Tababare Allegri ayaa wajahaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Si Xun iilama hadli kartid aniga.”.-Messi oo INDHAHA u Shitay Garsoorihii...

(Spain) 16 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa hadalo kululu ku yiri Garsoore Damir Skomina oo dhex dhaxaadinayay kulankii ay 3-0 uga adkaadeen Chelsea Champions League. Xiddiga reer Argentina ayaa la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Carlo Ancelotti oo sheegay magaca laba koox oo ugu cad cad hanashada...

(Roma) 17 Maarso 2018 Tababaraha reer talyaani ee Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay isku aadkii la sameeyay shalay iyo waliba kooxaha ku guulaysan kara koobka sanadkaan. Carlo Ancelotti ayaa sheegay in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waan ognahay in aan ka tabar yarnahay Barcelona”

(Roma) 17 Maarso 2018 Kabtanka kooxda Roma ee Daniele De Rossi ayaa qirtay in kooxdiisu ay ka tabar yartahay kooxda lagu soo beegay ee Barcelona. Roma ayaa u safraysa lugta hore magaalada Barcelona...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ma jeclayn in laygu beego Juventus”– Tababare Zidane oo hadlay

(Madrid) 17 Maarso 2018 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay isku aadkii la sameeyay shalay ee Champions League. Real Madrid ayaa lagu beegay wareega rubuc dhamaadka...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live