Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Manchester United vs Sevilla

(Europe) 13 Maarso 2018. Manchester United ayaa caawa Old Trafford ku soo dhaweyneysa naadiga Sevilla lugta labaad ee wareega 16 ka Champions League. Kooxda Jose Mourinho ayaa ku soo bixi karta oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Roma vs Shakhtar Donetsk

(Europe) 13 Maarso 2018. Roma ayaa raaskeeda ku marti qaadeysa Shakhtar Donetsk lugta labaad ee wareega 16 ka Champions League. Kooxda reer Talyaani ayaa lugtii hore looga soo adkaaday 2-1. Wararka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Wax RAJO ah uma hayo Chelsea kulanka habeen dambe ee Barcelona.”.

(England) 13 Maarso 2018. Chelsea ayaa habeen dambe u safri doonta Barcelona lugta labaad ee wareega 16 ka Champions League iyadoo ay xusid mudan tahay in lugtii hore lagu kala baxay 1-1. Falanqeeyaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo samaynaysa Rikoor kaan haddii ay arbacada Camp Nou uga adkaato...

(London) 13 Maarso 2018 Chelsea ayaa indhaha ku haysa rikoor ay uga horeeyeen kaliya laba kooxood haddii ay guul ku soo gaarto Camp Nou arbacada. Blues ayaa barbaro 1-1 la gashay dhigeeda Barcelona...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Bayern Munich oo u duushay Turkiga

(Munich) 13 Maarso 2018. Xiddigaha Bayern Munich ayaa u soo duulay dalka Turiga si ay habeen dambe ula ciyaaraan naadiga Besiktas lugta labaad ee wareega 16 ka Champions League. Camaaliqada reer...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kabtanka Chelsea oo DIGNIIN u diray Barcelona

(England) 13 Maarso 2018. Chelsea ayaa habeen dambe u safri doonta Spain si ay lugta labaad ee wareega 16 ka Champions League ula soo ciyaarto Barcelona. Kabtanka Chelsea Garry Cahill ayaa u diray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababare Ernesto Valverde oo keydka u dhaadhicinaya laacib kaan kulanka Chelsea

(Barcelona) 13 Maarso 2018 Tababare Ernesto Valverde ayaa go’aansaday inuu keyd galiyo laacib muhiim u ah kooxdiisa kulanka Chelsea. Marca ayaa daaha ka qaaday in tababare Ernesto Valverde uu keydka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Habeenkii ay Chelsea sida Xun uga OOHISAY Lionel Messi….(Sidee wax u...

(Spain) 13 Maarso 2018. Barcelona ayaa habeen dambe beydkeeda Camp Nou ku marti qaadeysa Chelsea lugta labaad ee wareega 16-ka Champions League, balse hoosta ka xariiqo waa garoonkii ay Blues uga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Mourinho waa inuu isaga tagaa Manchester United kadib ceebtii Sevilla”

(Manchester) 14 Maarso 2018 Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa loo soo jeediyay inuu baneeyo jagada uu ka haayo kooxdaas. Manchester United ayaa xalay garoonkeeda looga reebay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man United oo SAWIRRO QOSOL LEH laga sameeyay kaddib markii xalay laga soo...

(England) 14 Maarso 2018. Manchester United ayaa xalay laga soo reebay tartanka ugu xiisaha badan ee Champions League kaddi markii ay guul darro lama filaan ah kula kulmeen Sevilla oo 2-1 ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaqiiqooyin ku aadan kulanka caawa ee Barcelona vs Chelsea

(Europe) 14 Maarso 2018. Barcelona iyo Chelsea ayaa caawa ku ciyaari doona Camp Nou lugta labaad ee wareega 16-ka Champions League iyadoo lugtii hore ee Stamford Bridge lagu soo kala baxay 1-1. Haddaba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nemanja Matic oo runta u sheegay kooxdiisa Man United kadib guul daradii...

(Manchester) 14 Maarso 2018 Laacibka reer Serbia ee Nemanja Matic ayaa runta u sheegay kooxdiisa kadib markii xalay laga reebay Champions League. Sevilla oo kulankii lugta hore ay ku kala baxeen 0-0...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Laacibkii xalay reebay Man United oo la yaabay saadaal uu shalay bixiyay mid...

(Manchester) 14 Maarso 2018 Mid kamid ah taageerayaasha Arsenal ee barta Twitter-ka ayaa si kalsooni ku dheehantahay shalay u saadaaliyay in Wissam Ben Yedder uu reebi doono Manchester United. “Ninkani...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

BARCELONA VS CHELSEA: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

(Barcelona) 14 Maarso 2018 – Waxaa caawa jirta ciyaar adag oo dhex mareeysa Barcelona vs Chelsea taasoo ka mid ah boosaska weli aan lagu kala bixin ee ka bannaan rubuc-dhamaadka Champions League....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Carles Puyol oo uga digay Barcelona khatarta mid kamid ah ciyaartoyda Chelsea

(Barcelona) 14 Maarso 2018 Kabtankii hore ee Barcelona ayaa uga digay ciyaartoyda kooxdiisii hore inay iska ilaaliyaan qatar ay kala kulmi karaan mid kamid ah ciyaartoyda Chelsea kulanka caawa. Inkasta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WARBIXIN: Maxay Caawa Chelsea ugu fiican tahay inay Rigoore ku gasho...

(Europe) 14 Maarso 2018. Chelsea ayaa laga yaabaa inay u fiican tahay in Rigoore laga dhigo caawa halkii Bulusiyoon laga dhigi lahaa kulanka ay Nou Camp kula ciyaareyso Barcelona. Blues ayaa lugtii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kadib guul daradii xalay, Mourinho oo fariin dahsoon oo yaab leh u diray...

(Manchester) 14 Maarso 2018 Tababaraha Manchester United ee Jose Mourinho ayaa fariin dahsoon u diray maamulka kooxdiisa kadib guul daradii xalay ka soo gaartay Sevilla. Mourinho ayaa doonaya in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

5-jeer ayuu iska diiday inuu matalo xulka Dalkiisa, Maxaase u galay Riyad...

(Europe) 14 Maarso 2018. Taageerayaasha Manchester United ayaa ku qarwaya Wissam Ben Yedder kaddib markii uu xalay ka soo reebay tartanka Champions League iyagoo waliba ku ciyaaraya gegadooda Old...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Aniga ayaa Sabab u ahaa inay harto Chelsea.”. Laacibka ka tirsan Blues oo is...

(Europe) 15 Maarso 2018. Xiddigaha Chelsa ayaa sameeyay qaladaad labadii lug ay Barcelona la ciyaareen wareega 16 ka Champions League taa oo sababtay inay ka haraan Champions League kaddib 3-0 oo xalay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaalka Messi waa Sidan Markasta oo CANUG loo DHALO, Laakiin Ma ogtah in...

(Spain) 15 Maarso 2018. Messi ayaa xalay markale goobta ka kaabeeyay kaddib cashar uu u dhigay Chelsea. Gool ayuu uga naxsaday bilowgii ciyaartaba, dabadeed wuxuu farta goo kale ka saaray saaxiibkii...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live