Tababare Unai Emery oo xalay ka xanaajiyay Julian Draxler iyo laacibka oo hadlay
(Paris) 07 Maarso 2018 Tababare Unai Emery ayaa xalay ka caraysiiyay laacibka reer Jarmal ee Julian Draxler kaas oo uu badal ku keenay. Julian Draxler ayaa la soo istaajiyay diilinta badalka daqiiqadii...
View ArticleBarcelona oo war wanaagsan helaysa ka hor kulanka Chelsea
(Barcelona) 07 Maarso 2018 Tababare Ernesto Valverde ayaa helaya akhbaar wanaagsan ka hor kulanka kooxdiisu ay arbacada dambe soo dhawayn doonto Chelsea. Kabtanka kooxda ee Andres Iniesta ayaa dhaawac...
View ArticleRonaldo oo xalay soo muujiyay halyeey nimadiisa (Arag hadalkii uu ku yiri...
(Madrid) 07 Maarso 2018 Cristiano Ronaldo ayaa si cajiib ah ula hadlay xalay ciyaartoyda Real Madrid waqti yar ka hor intii aysan bilaaban ciyaarta. Ronaldo ayaa si wacan u dhiirogaliyay asxaabtiisa...
View ArticleMUUQAAL QOSOL BADAN: Ronaldo oo sidii Bruce Lee u garaacay PSG
(Europe) 07 Maarso 2018. Cristiano Ronaldo ayaa saddex Gool ka dhaliyay naadiga PSG labada lug ee wareega 16 ka Champions League. Labo gool uu uga soo dhaliyay Bernabeu iyo gool uu xalay uga dhaliyay...
View ArticleGoorma ayaa la sameenayaa isku aadka wareega 8-da Champions League, sideese...
(Europe) 08 Maarso 2018. Champions League ayaa u sii dhuranaya meelihiisii ugu xiisaha badnaa iyadoona goor dhow la sameyn doono isku aadka Sideed dhammaadka tartanka. Juventus ayaa xalay gowracday...
View Article“Kooxaha Ingiriiska waa kuwa LIITA.”. Higuain iyo Chiellini oo si xun uga...
(Europe) 08 Maarso 2018. Juventus ayaa xalay Wembley uga taqalustay Tottenham lugta labaad ee wareega 16-ka Champions League. Kooxda reer London ayaa lugtii hore Talyaaniga ku soo gashay 2-2, waxayna...
View Article“Haddii aan ku guuleysano Champions League….”.-Modric oo Hadalkaan u sheegay...
(Madrid) 08 Maarso 2018. Xiddiga qadka dhexe ee Real Madrid ayaa saaxiibkii Cristiano Ronaldo u sheegay inuu kooxda ka tagi doono haddii ay ku guuleystaan Champions League. Camaaliqada Spain ayaa...
View ArticleSAWIRRO: Ka bogo boodboodkii Bianconeri ee baytka Spurs
(London) 08 Maarso 2018 – Kooxda Juventus ayaa xalay dib u saxday khaladkii ay gurigeeda ku gashay lugtii hore ee wareegga 16-ka CL oo ay 2-2 la gashay Tottenham. Kooxda Juve ayaa xalay lafteeda mar u...
View ArticlePep Guardiola oo xalay ku xanaaqay ciyaartoydiisa kadib guul daradii ka soo...
(Manchester) 08 Maarso 2018 Tababare Pep Guardiola ayaa qaadan waayay guul daradii xalay kooxdiisa ka soo gaartay kooxda FC Basel oo marti u ahayd. Pep ayaa sheegay in ciyaartoydiisu ay garan waayeen...
View ArticleMessi oo u sheegay asxaabtiisa Barcelona kooxda uu doonayo in lagu aadiyo CL...
(Barcelona) 08 Maarso 2018 Lionel Messi ayaa ku kalsoon in kooxdiisa Barcelona ay ka soo gudbi karto Chelsea oo kulankii lugta hore ay ku soo kala baxeen 1-1. Messi ayaa durba sii calaamadaystay kooxda...
View ArticleAlves oo wax aad looga Yaq Yaqsado ku sameeyay Ronaldo…(DAAWO)
(Europe) 08 Maarso 2018. Dani Alves ayaa ku sameeyay Cristiano Ronaldo wax ay taageerayaasha ka yaq yaqsadeen ciyaartii habeen hore ay 2-1 uga adkaadeen. Daafaca reer Brazil ayaa inta sankiisa Diif ka...
View ArticleFirmino oo doonaya in lagu aadiyo koox Ingiriiska ah wareega 8-da Champions...
(England) 08 Maarso 2018. Weeraryahanka Liverpool Roberto Firmino ayaa ka dhawaajiyay inuu doonayo in lagu aadiyo koox Ingiriis ah wareega 8-da Champions League isagoona sharxay sababta. Reds ayaa...
View ArticleFrank Lampard, Steven Gerrard iyo Rio Ferdinand oo isku raacay in Champions...
(Europe) 08 Maarso 2018. Xiddigihii hore ee xulka Qaranka England iyo kooxaha Chelsea, Liverpool iyo Manchester United Frank Lampard, Steven Gerrard iyo Rio Ferdinand ayaa isku raacay in Real Madrid ay...
View ArticleMassimiliano Allegri oo sheegay magaca hal koox oo uusan doonayn in kooxdiisu...
(Torino) 08 Maarso 2018 Tababaraha kooxda Juventus ee Massimiliano Allegri ayaa sheegay magaca hal koox oo uusan doonayn in kooxdiisu ay wajahdo. Juventus ayaa xalay si awood ah ku reebtay Tottenham oo...
View ArticleDani Alves oo ka jawaabay eedeyntii loo soo jeediyay ee ahayd inuu DIIF ku...
(Paris) 09 Maarso 2018 Daafaca kooxda PSG ee Dani Alves ayaa lagu soo eedeeyay inuu diif isaga tiray funaanada xiddiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo. Intii lagu guda jiray kulankii Real Madrid ay...
View ArticleBooliska oo is hortaagay SHIR QOOL ay PSG la damacsaneyd Xiddigaha Real...
(Europe) 10 Maarso 2018. Shaki kuma jiro in taageerayaasha PSG ay doonayeen inay xaasidnimeeyaan oo ay cabsi galiyaan Real Madrid kulankii Champions League ee talaadadii la soo dhaafay, waxaana iminka...
View ArticleKadib Iniesta, Laacib kale oo muhiim ah oo ka maqnaan kara Barcelona kulanka...
(Barcelona) 11 Maarso 2018 Tababare Valverde ayaa wajahaya dhibaato ka hor kulanka kooxdiisu ay arbacada marti qaadi doonto dhigeeda Chelsea. Tababaraha reer Spain ayaa xalay ku qasbanaaday inuu...
View ArticleConte oo xaalad dag dag ah galiyay kooxdiisa Chelsea ka hor kulanka Barcelona
(London) 11 Maarso 2018 Tababaraha kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa xaalad dag dag ah galiyay kooxdiisa ka hor kulanka arbacada ay u safrayaan Barcelona. Tababare Conte ayaa sheegay in kooxdiisu ay...
View ArticleCesc Fabregas oo ku kalsoon in kooxdiisa Chelsea ay Champions League ka saari...
(London) 12 Maarso 2018 Laacibka qadka dhexe ee Chelsea ayaa soo muujiyay kalsooni ah in kooxdiisu ay Champions League ka saari karto Barcelona. Fabregas ayaa sheegay in kooxdiisa looga baahan yahay...
View ArticleSAWIRRO: Pogba iyo AFAR kale oo seegay Tababarka Maanta ee Man United ka hor...
(Manchester) 12 Maarso 2018. Paul Pogba oo dhaawac ku seegay kulankii sabtida ay Man United 2-1 uga adkaatay Liverpool ayaa sidoo kale iminka shaki wayn laga muujinayaa inuu taam u noqon karo kulanka...
View Article