Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG oo qorshaynaysa inay ka farxiso laacibkeeda dhaawacan ee Neymar kulanka...

(Paris) 02 Maarso 2018 Tababaraha kooxda PSG ee Unai Emery ayaa xaqiijiyay in kooxdiisu ay qorshaynayso inay ka farxiso Neymar kulanka Real Madrid. Unai Emery ayaa sheegay in kooxdiisu ay doonayso inay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhibaato hor leh oo u soo hoyatay Real Madrid ka hor kulanka PSG iyo tababare...

(Madrid) 04 Maarso 2018 Real Madrid ayaa mashaqo cusub qoorta la gashay ka hor kulanka ay talaadada u safri doonto kooxda PSG kulanka lugta labaad. Waxaa shaki badan laga muujiyay taam ahaanshaha Toni...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar oo ka caawinaya PSG inay garaacdo Real Madrid isaga oo dhaawac ah...

(Paris) 05 Maarso 2018 Xiddiga reer Brazil ayaa dhaawac uga maqan kulanka lugta labaad ee kooxdiisu ay marti qaadi doonto habeen dambe Real Madrid. Kooxda reer Spain ayaa 3-1 uga soo adkaatay PSG...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageerayaasha Real Madrid oo doortay shaxda kooxdoodu ay kala hortagayso PSG...

(Madrid) 05 Maarso 2018 Taageerayaasha Real Madrid ayaa doortay shaxda ay jecelyihiin in kooxdoodu ay kala hortagto habeen dambe kooxda PSG. Wargayska Marca ayaa ra’yi uruurin ka dhex sameeyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUUQAAL: Real Madrid oo gaartay Paris ka hor kulankeeda habeen dambe ee PSG

(Paris) 05 Maarso 2018. Real Madrid ayaa gaartay magaalada Paris ka hor kulankeeda habeen dambe ee PSG. Los Blancos ayaa habeen dambe la ciyaari doonta camaaliqada Faransiiska lugta labaad ee wareega...

View Article


LA YAAB! Ronaldo iyo Ramos oo shir qarsoodi ah la galay Zidane, ku amray in...

(Madrid) 05 Mar 2018. Cristiano Ronaldo iyo Sergio Ramos ayaa la wariyey in ay shir qarsoodi ah la galeen Zinedine Zidane. Saddex shaqsi waxa ay ka wada hadleen shaxdii looga hortagi lahaa PSG iyo sida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dani Alves oo doonaya caawa inuu ka dhabeeyo balan uu ka qaaday Neymar (Real...

(Paris) 06 Maarso 2018 Daafaca kooxda PSG ee Dani Alves ayaa ka hadlay kulanka adag ee caawa kooxdiisu ay soo dhawayn doonto Real Madrid kulanka lugta labaad. Dani Alves ayaa daaha ka qaaday balan uu...

View Article

“Neymar waxba ma bedeli karo,”– Zidane oo maqnaanshaha Neymar ku digtay

(Paris) 06 Mar 2018. Zinedine Zidane ayaa ka hadlay waxa ay ka dhigan tahay in Neymar seego kulanka caawa ee Paris Saint-Germain iyo Real Madrid. Brazilian-ka ayaa lugta labaad ee is aragan ku seegaya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Liverpool vs FC Porto (Lugta 2-aad ee wareega 16 ka Champions League)

(Europe) 06 Maarso 2018. Liverpool ayaa mininkeeda ku soo dhaweyn doonta FC Porto oo ay 5-0 ku xaaqday lugtii hore ee wareega 16-ka Champions League ee lagu soo ciyaaray Portugal. Wararka Labada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG oo caawa u diyaarisay Real Madrid arin ka fajicin doona (Kooxda oo fariin...

(Paris) 06 Maarso 2018 PSG ayaa fariin aan caadi ahayn u dirtay taageerayaasheeda ka hor kulanka caawa ee Real Madrid si ay uga qayb qaataan niyad jabka kooxda reer Spain. Ma ahan kaliya gudaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: PSG vs Real Madrid….(Lugta 2-aad wareega 16 ka Champions League)

(Europe) 06 Maarso 2018. PSG ayaa soo dhaweyneysa Real Madrid oo lugtii hore ee wareega 16 ka Champions League kaga soo adkaatay 3-1. Xiddiga ugu qaalisan kubbada cagta ee Neymar ayaa ah shaqsiga ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAGAR! Ogow saddexda ciyaaryahan ee uu Ronaldo ku amray Zidane in uusan caawa...

(Madrid) 06 Mar 2018. Waxaa lagu soo warramayaa in ay Cristiano Ronaldo uu ku amray Zinadine Zidane in uu saddex ciyaaryahan ka reebo safka Real Madrid ee wajihi doona Paris Saint-Germain. Real Madrd...

View Article

Taageerayaasha PSG oo hurdadii u diiday ciyaartoyda Real Madrid ka hor...

(Paris) 06 Maarso 2018 Taageerayaasha kooxda PSG ayaa hurdadii u diiday ciyaartoyda Real Madrid ka hor kulanka caawa ay wada ciyaari doonaan labada kooxood. Saqdii dhexe ee xalay, qaar kamid ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Juventus oo war wanaagsan helaysa ka hor kulanka habeen dambe ee Tottenham...

(Torino) 06 Maarso 2018 Tababare Allegri ayaa helaya war wanaagsan ka hor kulanka kooxdiisu ay u martin doonto Tottenham habeen dambe. Gonzalo Higuain ayaa saaka dib ugu soo laabtay tababarka buuxa ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RIKOOR: Ronaldo oo soo bar bareeyey rikoor halyey soo maray Manchester United...

(Madrid) 07 Mar 2018. Cristiano Ronaldo waxa uu caddeeyey in uu yahay xiddigg lagu tashado kulamada waa weyn kaddib markii uu xalay gool  ka dhaliyey Paris Saint-Germain. Madrid hore ayey is araggaas...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

EEG SAWIRKA: Ronaldo oo xalay ka bad-baaday Dhibaato ay la damacsanaayeen...

(Paris) 07 Maarso 2018. Cristiano Ronaldo ayaa Gool niyad jab ku riday PSG uga shubay markii laga soo laabtay qeybta hore ee ciyaarta balse wax yar uga baxsaday dhibaato ay taageerayaasha u geysan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar oo fariin u soo diray kooxdiisa PSG kadib guul daradii xalay ka soo...

(Paris) 07 Maarso 2018 Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa ka hadlay guul daradii xalay dhabarka loo saariyay kooxdiisa iyo waliba ka haridii ay ka hareen Champions League. Real Madrid ayaa 3-1 uga soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liverpool oo ka cabsanaysa inay wajahdo 3-daan kooxood wareega 8-dhamaadka...

(Liverpool) 07 Maarso 2018 Kooxda tababare Jurgen Klopp ayaa xalay u soo gudubtay wareega 8-dhamaadka Champions League markii ugu horaysay tan iyo 2009 kadib markii ay garoonkeeda barbaro 0-0 kula...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo BAXAR ku jira isla markaana la ganaaxi karo kaddib Laad/Darbo uu...

(Paris) 07 Maarso 2018. Cristiano Ronaldo oo xalay door wayn ka ciyaaray kulankii ay 2-1 ku khaarajiyeen PSG lugta labad ee wareega 16-ka Champions League ayaa Ganaax lagu ridi karaa. Kabtanka Portugal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageerayaasha Liverpool oo arin aad loogu amaanay sameeyay kulankii xalay ee...

(Liverpool) 07 Maarso 2018 Taageerayaasha Liverpool ayaa soo jiitay indhaha adduunka kadib markii xalay ay sameeyeen arin aad loogu farxay. Taageerayaasha ayaa soo dhawayn aan caadi ahayn u sameeyay...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live