Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogoow kooxaha ugu kubadd haysiga badan Champions League xiliciyaareed kaan...

(Yurub) 23 Feb 2018 Sanadihii dambe, waxaa aad loo qiimaynayay kooxaha kubadd haysiga badan, waxaana kugu soo dhacaya Barcelona marka laga hadlo kubadd haysiga. Xiliciyaareed kaan, waxaa soo baxay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Nagu aadiya Arsenal”– Laacib aad ugu dhaarsan inuu Europa League ku wajaho...

(London) 23 Feb 2018 Arsenal ayaa xalay u soo gudubtay wareega 16-ka ee koobka Europa League inkasta oo ay guul daro 2-1 kala kulantay kooxda Ostersund. Weerar yahanka kooxda Zenit ee Aleksandr Kokorin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: AC.Milan vs Arsenal (Isku aadka wareega 16-ka ee Europa League oo la...

(Nyon) 23 Feb 2018 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay isku aadka wareega 16-ka ee koobka Europa League. Isku aadka waxaa ka soo baxay kulamo aad u xiiso badan, sida AC.Milan iyo Arsenal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Go’aanka isagaa leh.”.-Hazard oo Conte u sheegay booska uu doonayo inuu ka...

(London) 22 Feb 2018. Eden Hazard kuma qanacsana Booska uu ku cam camiyo Antonio Conte wuxuuna ka dhawaajiyay booska uu doonayo inuu ka ciyaaro kulanka lugta labaad ee wareega 16-ka Champions League ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Way adagtahay inaad guulaysato marka aadan doonayn guul”– Wargayska Marca oo...

(Manchester) 22 Feb 2018 Wargayska Marca ayaa xalay ku eedeeyay tababare Jose Mourinho inuu u yimid Sevilla si uu u difaacdo kaliya goolkiisa. Tababaraha reer Portugal ayeey ku eedeysay inuusan ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sheeg SHAN Ciyaaryahan oo ku guuleystay Premier League, Champions League iyo...

(Europe) 25 Feb 2018. Way adag tahay inaad Maskaxda tuujiso misane aad soo saarto 5-Laacib oo wada qaaday Premier League, Champions League iyo World Cup. Haddaba aan kuu fududeyno oo halkan ka aqriso...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar oo Bareele Garoonka looga qaaday isagoo aad u Murugeysan…(Ma Ciyaari...

(Paris) 26 Feb 2018. Neymar ayaa garoonka looga saaray Bareelo ciyaartii xalay ay PSG saddexda gool uga adkaatay Marseille. Laacibka reer Brazil iyo waliba xiddigaha kale ee kooxda ayaa wajigooda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Guul wax aan ahayn kuma qanci doono kulanka Barcelona”– N’Golo Kante

(London) 26 Feb 2018 Burburiyaha kooxda Chelsea ee N’Golo Kante ayaa sheegay in kooxdiisu aysan ku qanci doonin wax ka yar guul kulanka lugta labaad ee Barcelona. N’Golo Kante oo ka hadlay kulankii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waan hubaa inaan guul ka gaari doono Real Madrid”– Laacib ka tirsan PSG oo...

(Paris) 26 Feb 2018 Inkasta oo Real Madrid ay 3-1 uga soo adkaatay PSG kulankii lugta hore, waxaa jira laacib ka tirsan kooxda reer France oo ku kalsoon inay ka aarsan doonaan Real. Daafaca PSG ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar oo ka nixiyay taageerayaasha PSG ka hor kulanka Real Madrid (Arag...

(Paris) 26 Feb 2018 Weerar yahanka PSG ee Neymar ayaa ka nixiyay taageerayaasha kooxdiisa ka hor kulanka Real Madrid. Xiddiga reer Brazil ayaa soo dhigay barihiisa bulshada sawir uu ka soo qaaday...

View Article

Aguero oo ka ra’yi dhiibtay cidda gacata sare yeelan doonta PSG Vs....

(Manchester) 26 Feb 2018. Weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero waxa uu qabaa in Real Madrid ka adkaan doonto Paris Saint-Germain lugta labaad ee wareegga 16-ka. Lugtii kowaad Real Madrid ayaa ku...

View Article

Muxuu Zidane ka yiri dhaawaca Neymar seejin kara lugta labaad ee PSG Vs. Real?

(Madrid) 26 Feb 2018. Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane waxa uuku rajo weyn yahay in Neymar ka soo kabto dhaawaca canqawga ka soo gaaray kahor kulankooda Champions League-ga. Neymar kulankii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulanka Real Madrid iska dhaafee, Neymar wuxuu xitaa maqnaan doonaa ilaa….

(Europe) 27 Feb 2018. Neymar ayaa dhaawac daran ka soo gaaray kulankii dhawaa ay ka adkaadeen naadiga Marseille waxaana aad loo hadal hayay haddii uu taam u noqon karo kulanka Real Madrid ee Champions...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo Ramos u sheegay kooxda uu doonayo in lagu aadiyo wareega 8-da...

(Europe) 27 Feb 2018. Cristiano Ronaldo ayaa la warinayaa inuu Kabtan Sergio Ramos u sheegay inuu doonayo inu lagu beego Barcelona marka ay u soo wada baxaan wareega Sideed dhammaadka Champions League....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Unai Emery oo calaamadaystay laacibka buuxin doona booska Neymar kulanka Real...

(Paris) 27 Feb 2018 Tababaraha kooxda PSG ee Unai Emery ayaa calaamadaystay laacibkii uu ka ciyaarsiin lahaa booska Neymar kulanka Real Madrid. Neymar ayaa si rasmi ah loo xaqiijiyay inuu seegi doono...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Neymar wuu wajihi karaa Real Madrid waana Been in Qaliin lagu sameeyay.”.

(Paris) 27 Feb 2018. Waxaa la shaaciyay in Neymar uu dhib ka gaaray canqowga isla markaana uu ka jabay lafaha cagta. Waxaa xigay in la sheegay in qaliin la marsiiyay isla markaana uu garoomada ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aabaha dhalay Neymar oo xaqiijiyay in wiilkiisu uu seegayo kulanka Real Madrid

(Paris) 28 Feb 2018 Aabaha dhalay Neymar ayaa ka hadlay dhaawicii soo gaaray wiilkiisa kulankii Marseille, markaas oo bareelo looga qaaday garoonka. Aabaha dhalay Neymar ayaa ka hor yimid hadalkii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ISBEDELLO: UEFA oo isbedello ku samaysay tartamada UEFA Champions League &...

(Nyon) 28 Feb 2018 – UEFA ayaa soo saartay isbedello rasmi ah oo ay ku sameeysay hab-raaca Koobka Horyaallada Yurub ee UEFA Champions League iyo midka Europa League. Waxyaabaha wax laga bedeley waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kylian Mbappe oo xalay dhaawacmay iyo walwal u soo hoyday PSG ka hor kulanka...

(Paris) 01 Maarso 2018 Walwal badan ayaa u soo hoyday kooxda PSG kadib markii xalay la badalay Kylian Mbappe oo uu soo gaaray dhaawac. Tababare Unai Emery ayaa ku qasbanaaday inuu badal ku sameeyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid oo helaysa war wanaagsan ka hor kulanka PSG

(Madrid) 01 Maarso 2018 Tababare Zinedine Zidane ayaa helaya war uu aad ugu farxayo ka hor kulanka kooxdiisu ay u matin doonto talaadada kooxda PSG. Taageerayaasha Real Madrid ayaa aad uga walwalsanaa...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live