Ma saxbaa in Thomas Muller uu ka danbeeyay dhaawicii xalay soo gaaray James...
(Munich) 21 Feb 2018 James Rodriguez ayaa xalay dhaawac looga saaray qaybtii hore ee kulankii kooxda Bayern Munich ay 5-0 uga adkaatay Besiktas. Thomas Muller ayaa kubadd aad u xooganayd wajiga uga...
View ArticleMessi oo hadal dhiirogalin ah ku yiri Andres Iniesta kadib kulankii xalay
(Barcelona) 21 Feb 2018 Kabtanka Barcelona ee Andres Iniesta ayaa soo bandhigay ciyaar cajiib ahayd kulankii xalay kooxdiisu ay barbaraha la gashay Blues. Andres Iniesta ayaa ahaa caawiyihii goolkii...
View ArticleYuu siiyay Luis Suarez funaanadiisa kadib kulankii Chelsea? (Ma ahan laacib...
(London) 21 Feb 2018 Luis Suarez ayaan xalay nasiib u yeelan inuu soo taabto shabaqa kooxda Chelsea, inkasta oo uu sifiican u ciyaaray kaliya qaybtii dambe. Dhamaadkii ciyaarta, daaficii hore ee...
View ArticleMichy Batshuayi oo xalay la yaabay qaab ciyaareedkii Kante uu kala hortagay...
(London) 21 Feb 2018 Weerar yahanka amaahda uga maqan Chelsea ee Michy Batshuayi ayaa si wayn ula dhacay qaab ciyaareedkii Kante uu xalay kala hortagay Barcelona. Tababare Antonio Conte ayaa N’Golo...
View ArticleKaddib Chelsea….(Messi waxaa sugaya inuu gaaro Shabaqa 6-dan Kooxood…)
(Europe) 21 Feb 2018. Lionel Messi ayaa ugu dambeyn xalay gaaray Shabaqa Chelsea sagaal kulan kaddib ciyaartii xalay ay isla dhaafi waayeen bar baraha 1-1. Blues ayaa ahayd naadiga uu Messi waqtiga ugu...
View ArticleOgoow laacibkii xalay nasiibka u yeeshay inuu Messi funaanada ka badasho
(London) 21 Feb 2018 Lionel Messi ayaa xalay markii ugu horaysay soo taabtay shabaqa kooxda Chelsea, kadib ciyaar ku soo idlaatay 1-1. 8-kulan oo hore oo uu ka hortagay Messi kooxda Chelsea wax gool ah...
View ArticleJose Mourinho oo xalay ka caawiyay Chelsea inay celiso Barcelona (Sidee)???
(London) 21 Feb 2018 Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa xalay ka caawiyay kooxdiisii hore inay celiso Barcelona. Chelsea ayaa gool kala hormartay Barcelona xili xamaasad badan...
View ArticleGoolkii Messi oo kala qaybsanaan ka dhex abuuray kooxda Chelsea
(London) 21 Feb 2018 Daafaca kooxda Chelsea ee Andreas Christensen ayaa dusha u saariyay Fabregas masuuliyada goolkii Messi uu xalay ka dhaliyay kooxdiisa. Saxaafada qaar iyo falanqeeyayaasha ayaa...
View Article“Laacibkii 100% diyaar ah ayaan safayaa”– Mourinho oo ka hadlay sababta uu...
(Sevilla) 21 Feb 2018 Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa ka hadlay sababta uu caawa keydka u galiyay Paul Pogba. Manchester United ayaa goor dhaw u martin doonta kooxda Sevilla...
View ArticleQalad ayuu ahaa goolkii Messi uu xalay ka dhaliyay Chelsea (Arag cadayntaan)
(London) 21 Feb 2018 Messi oo ku dhibanaa inuu gool ka dhaliyo kooxda Chelsea ayaa xalay ku guulaystay inuu soo taabto shabaqa Blues taariikhda markii ugu horaysay. Laakiin dood ayaa laga keenaya sax...
View ArticleJaakado iska dhaafee, xiddigaha Roma oo xalay dalbaday Bustooyin iyo Kobo waa...
(Europe) 22 Feb 2018. Xiddigaha keydleyda AS Roma ayaa xalay Jaakadihii ku filnaan waayay iyadoo ay dalbadeen Bustooyin iyo waliba Kobo waa wayn si ay isaga difaacaan qabowga ka jiray dalka Ukraine....
View Article“Go’aanka isagaa leh.”.-Hazard oo Conte u sheegay booska uu doonayo inuu ka...
(London) 22 Feb 2018. Eden Hazard kuma qanacsana Booska uu ku cam camiyo Antonio Conte wuxuuna ka dhawaajiyay booska uu doonayo inuu ka ciyaaro kulanka lugta labaad ee wareega 16-ka Champions League ee...
View Article“Way adagtahay inaad guulaysato marka aadan doonayn guul”– Wargayska Marca oo...
(Manchester) 22 Feb 2018 Wargayska Marca ayaa xalay ku eedeeyay tababare Jose Mourinho inuu u yimid Sevilla si uu u difaacdo kaliya goolkiisa. Tababaraha reer Portugal ayeey ku eedeysay inuusan ugu...
View ArticleMuxuu ka yiri goolhaye De Gea kubaddii uu ka badbaadiyay Luis Muriel?
(Manchester) 22 Feb 2018 Goolhayaha Manchester United ee David De Gea ayaa ka hadlay kubadihii wacnaa ee xalay uu ka badbaadiyay goolkiisa. Dhamaadka qaybtii hore ee ciyaarta ayuu sameeyay goolhayaha...
View ArticleKaddib kulankii Chelsea, Barcelona oo daaha ka rogtay Qorshe ay la damacsan...
(Spain) 22 Feb 2018. Lionel Messi iyo Andres Iniesta ayaa qeyb libaax ka qaatay kulankii ay bar baraha 1-1 Chelsea kula soo galeen Stamford Bridge lugta hore ee wareega 16-ka Champions League. Kubbad...
View Article“Garsoore Jaale sii”– Dhacdo dhex martay Messi iyo Fabregas kulankii Chelsea...
(London) 22 Feb 2018 Waxaa daaha laga rogay dhacdo dhex martay Lionel Messi iyo Cesc Fabregas kulankii habeen hore ee Chelsea iyo Barcelona. Waxaa baraha bulshada lagu faafiyay muuqaal cadaynaya Lionel...
View Article“Anigaa ka dambeeyay Goolkii uu Willian ka dhaliyay Barcelona.”.-Eden Hazard
(London) 22 Feb 2018. Eden Hazard ayaa sheeganaya inuu isagu sabab u ahaa Goolkii uu Willian ka dhaliyay kooxda Barcelona. Timo waynaha reer Brazil ayaa qaab ciyaareed aan innaba caadi ahayn ku jiray...
View ArticleLaacib ka tirsan Barcelona oo aaminsan in PSG ay Champions League ka saari...
(Barcelona) 22 Feb 2018 Laacib ka tirsan Barcelona ayaa rumaysan in PSG ay Champions League ka ciribtiri karto Real Madrid xiliciyaareed kaan. Real Madrid ayaa 3-1 uga soo adkaatay PSG kulankii lugta...
View ArticleWar aan u wanaagsanayn Real Madrid: Toni Kroos oo loo badinayo inuu seego...
(Madrid) 23 Feb 2018 Real Madrid ayaa helaysa war aan wanaagsanayn oo ku aadan dhaawaca laacibkeeda qadka dhexe ee Toni Kroos. Xiddiga ayaa ku dhaawacmay kulankii lugta hore ee kooxdiisu ay 3-1 uga...
View ArticleDhaawac hareeyay Juventus ka hor kulanka Tottenham (Ciyaartoy dhawr ah oo...
(Torino) 23 Feb 2018 Tababare Allegri ayaa wajahaya madax xanuun kadib dhaawacyo hareeyay kooxdiisa ka hor kulanka Tottenham ee lugta labaad. Gonzalo Higuian, Federico Bernardeschi, Blaise Matuidi iyo...
View Article