Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Messi oo kulanka habeen dambe ee Chelsea ku amray Valverde inuusan Safin...

(Europe) 19 Feb 2018. Barcelona ayaa u soo safreysa Ingiriiska si ay habeen dambe ula ciyaarto Chelsea lugta hore ee wareega 16-ka Champions League. Blues ayaa u jeedkeedu yahay inay u soo gudubto...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Barcelona waa ay ka soo gudbee Chelsea”– Rivaldo oo saadaaliyay kulanka...

(Barcelona) 19 Feb 2018 Halyeeygii hore ee Barcelona iyo xulka Brazil ayaa ra’yigiisa ka dhiibtay kulanka kooxdiisii hore ay habeen dambe u martin doonto Chelsea. Rivaldo ayaa sheegay in kulanku uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciyaartoyda Barcelona oo soo gaaray London ka hor kulanka Chelsea (SAWIRRO)

(London) 19 Feb 2018 Ciyaartoyda kooxda Barcelona ayaa soo gaaray goor dhaw caasimada ingiriiska ee London halkaas oo ay kula ciyaarayaan habeen dambe kooxda Chelsea. Dhamaan ciyaartoyda Barcelona ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO SAWIRRO: Diyaar garowgii ugu danbeeyay ee ciyaartoyda Chelsea ka hor...

(London) 19 Feb 2018 Ciyaartoyda kooxda Chelsea ayaa saaka qaatay tababarkii ugu danbeeyay ee ka hor kulanka ay habeen dambe marti qaadi doonaan Barcelona. Tababarkii saaka ee kooxda Chelsea waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciyaartoyda Barcelona oo ku kalsoon in Real Madrid ay reebi doonto PSG

(Barcelona) 19 Feb 2018 Ciyaartoyda kooxda Barcelona ayaa u arka fursada Real Madrid ay ugu soo gudbi karto wareega 8-dhamaadka Champions League inay tahay mid wayn. Real Madrid ayaa 3-1 uga adkaatay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mudada ay garoomada ka maqnaanayaan Higuain iyo Bernardeschi oo la ogaaday...

(Torino) 19 Feb 2018 Juventus ayaa shalay la kulantay dhabar jab xoogan kadib markii garoonka laga saaray Gonzalo Higuian iyo Federico Bernardeschi. Gonzalo Higuian ayeey jug ka soo gaartay anqowga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wax ka Baro xiddigaha u soo wada ciyaaray Chelsea iyo Barcelona ka hor...

(London) 19 Feb 2018. Chelsea ayaa habeen dambe Stamford Bridge ku marti galin doonta muruq waynta Barcelona lugta hore ee wareega 16-ka Champions League. Haddaba waxaan dib u eegeynaa xiddigihii u soo...

View Article

Waa kuwee xiddigaha Goolasha ugu badan ka dhaliyay Kulanka Chelsea vs...

(Europe) 19 Feb 2018. Waxaa si wayn loo wada sugayaa kulanka habeen dambe Stamford Bride ku dhex mari doona kooxaha Chelsea iyo Barcelona. Blues ayaa bar-baarta Barca habeen dambe ku soo dhaweyn...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alvaro Morata oo u balan qaaday asxaabtiisii hore ee Real Madrid inay caawa...

(London) 20 Feb 2018 Weerar yahanka kooxda Chelsea ee Alvaro Morata ayaa u balan qaaday asxaabtiisii hore ee Real Madrid inay Champions League ka saari doonaan Barcelona. Alvaro Morata oo la xiriiray...

View Article


Hazard oo sheegay HAL SHEY haddii Chelsea caawa sameyn weydo in la garaaci...

(London) 20 Feb 2018. Eden Hazard waxa uu sheegay hadii Chelsea si KOOX ahaan (Wadajir) isaga difaci weyso Barcelona in ay mushaakil la kulmi doonto. Chelsea kaliya  4 kulan ayey badisay 2018 – taasi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababare Zidane oo ku kalsoon in Luka Modric, Kroos iyo Marcelo ay taam u...

(Madrid) 20 Feb 2018 Tababare Zinedine Zidane ayaa ka hadlay dhaawaca Luka Modric kaas oo la filayo inuu seego kulanka habeen dambe ee Leganes. Real Madrid ayaa habeen dambe u safri doonta kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Diyaar garowga garoonka Stamford Bridge ka hor kulanka caawa ee...

(London) 20 Feb 2018 Chelsea ayaa caawa garoonkeeda ku marti aadi doonta kooxda Barcelona lugta hore ee wareega 16-ka koobka horyaalada yurub. Garoonka Stamford Bridge oo caawa marti galin doona...

View Article

4-Waxyaabood oo ay Chelsea caawa uga adkaan karto Barcelona

(London) 20 Feb 2018. Chelsea oo Jilicsan kal ciyaareedkan ayaa caawa Stamford Bridge ku marti galin doonta Barcelona lugta hore ee wareega 16-ka Champions League. Hal Jeer oo qura ayaa Barca laga...

View Article


Owen oo saadaaliyay kulamada Champions League..(Muxuu ku saadaliyay kulanka...

(Europe) 20 Feb 2018. Xiddigii hore ee Liverpool, Man United iyo Real Madrid Michael Owen ayaa saadaaliyay kulamada Usbuucan ee Champions League. Laacibka reer England ee iminka falanqeeya Ciyaaraha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Frank Lampard oo sheegay Laacibka kaliya ee Caawa joojin kara Lionel Messi

(Europe) 20 Feb 2018. Chelsea ayaa mininkeeda caawa ku marti galineysa Barcelona lugta hore ee wareega 16-ka Champions League. Su’aasha ugu horreysa ee kulankan la iska waydiinayo ayaa ah sidee ayay...

View Article


Hazard iyo Barca oo markii ugu horreeysay kulmaya!

(London) 20 Feb 2018. Chelsea waxa ay lugta hore ee is aragooda Champions League-ga wareeggiisa 16-aad soo dhaweyneysaa Barcelona, kulankii ugu horreeyey oo tartan rasmi ah ay isaga horyimaadan Edin...

View Article

“Waa in aan u diyaarsanaanaa Hazard,”– Xiddig ka tirsan oo walaac ka muujiyey...

(London) 20 Feb 2018. Khadka dhexe ee Barcelona Ivan Rakitic waxa uu ku tilmaamay Edin Hazard “HEER CAALAMI” Kahor is aragooda caawa. Barcelona waxa ay caawa lugta hore ee is arga iyada iyo Blues...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

‘Malaha waan KHAARAJIN Doonnaa!”, – Tababaraha Sevilla oo u hanjabay...

(Mancehester) 20 Feb 2018. Tababaraha Sevilla Vincenzo Montella ayaa ku kaftamay in ay ‘Dili’ karan Alexis Sancehz kahor kulankooda berri. Montella waligii waxa uu ahaa mid xiiseehaa tan iyo markii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alvaro Morata oo xalay ka carooday tababare Antonio Conte

(London) 21 Feb 2018 Weerar yahanka reer Spain ee Alvaro Morata ayaa xalay ka carooday tababare Antonio Conte kadib markii lagu soo bilaabay keydka kooxdiisa. Alvaro Morata ayaa isku haystay inuu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Sidan samee.”.-Hazard iyo Fabregas oo Conte u sheegay sida uu ku wajahoyo...

(London) 21 Feb 2018. Chelsea ayaa gurigeeda 1-1 xalay kula gashay Barcelona lugta hore ee wareega 16-ka Champions League. Kooxda xafidaneysa Premier League ayaana lugta labaad u safri doonta Camp Nou...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live