Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Sheekada PSG wali waa qabyo”– Valverde oo Real Madrid u sheegay in PSG ay...

(Barcelona) 16 Feb 2018 Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa u sheegay Real Madrid in wali ay wax ka dhimanyihiin sheekada PSG. Ernesto Valverde ayaa ka hadlay kulankii Real Madrid ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tiemoue Bakayoko oo seegaya kulanka Barcelona iyo tababare Conte oo xaqiijiyay

(London) 17 Feb 2018 Tababaraha kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa xaqiijiyay in laacibkiisa Tiemoue Bakayoko uu seegi doono kulanka Barcelona. Xiddigaan reer France uma ciyaarin kooxda tan iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo Zidane ku amray in kulanka lugta labaad ee PSG keydka...

(Spain) 17 Feb 2018. Real Madrid oo 3-1 uga adkaatay PSG ayaa lixda bisha Maarso u safri doonta Paris si ay ugu soo ciyaarto lugta labaad ee wareega 16-ka Champions League. Warar la yaab leh oo dhawaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ronaldo nasiibka ayaa caawiyay kulankii PSG”– Jupp Heynckes oo hoos u dhigay...

(Madrid) 17 Feb 2018 Tababaraha kooxda Bayern Munich ee Jupp Heynckes ayaa ka hadlay wixii uu ku arkay kulankii Real Madrid iyo PSG. Jupp Heynckes ayaa sheegay in saxaafada iyo falanqeeyayaashu aysan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG oo racfaan ka qaadatay jaalihii uu qaatay Adrien Rabiot kulankii Real Madrid

(Paris) 17 Feb 2018 Kooxda reer France ee PSG ayaa go’aansatay inay racfaan ka qaadato jaalihii loo taagay Adrien Rabiot kulankii Real Madrid. PSG ayaa racfaankeeda u gudbisay xiriirka kubadda cagta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deco oo u sheegay Chelsea inaysan celin karin Lionel Messi

(London) 17 Feb 2018 Xiddigii hore ee Barcelona iyo Chelsea ee Deco ayaa ka hadlay kulanka talaadada ay isaga hor imaanayaan kooxihiisii hore. Deco ayaa si wayn u amaanay Lionel Messi, wuxuuna sheegay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageerayaasha Chelsea oo ku booriyay tababare Conte inuu adeegsado...

(London) 17 Feb 2018 Chelsea ayaa xalay guul wayn ka gaartay kooxda Hull City oo marti u ahayd, taageerayaasha ayaana dalbanaya in tababare Conte uu ku soo galo isla taatikadii xalay kulanka Barcelona....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar oo Arbacadii la dareensiiyay in Bernabeu uu yahay gurigiisa cusub

(Madrid) 17 Feb 2018 Neymar ayaa fariin dadban ka helay kooxda Real Madrid oo soo dhawayn aan la dareemin u samaysay xiddiga la filayo inuu u soo dhaqaaqo Santigao Bernabeu. Marca ayaa sheegaysa in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Messi oo ogaaday in kulanka Chelsea ay kooxdiisa uga faa’iideysaneyso inay...

(Europe) 17 Feb 2018. Dadka xiiseeya kubbada cagta ayaa si wayn u sugaya kulanka Talaadada ay Chelsea soo dhaweyd doonto Barcelona lugta hore ee wareega 16-ka Champions League. Balse Lionel Messi ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Thibaut Courtois oo argagax galiyay Barcelona ka hor kulanka Champions League...

(London) 17 Feb 2018 Goolhayaha Chelsea ee Thibaut Courtois ayaa si aan caadi ahayn ugu diyaar garoobaya kulanka kooxdiisu ay wajahayso talaadada Barcelona. Thibaut Courtois ayaa bartiisa Instagram-ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Real Madrid Been Been bey ku badisaa.”.- Xavi oo ka biyo diidsan guushii ay...

(Qatar) 18 Feb 2018. Rugcadaagii hore ee Barcelona Xavi Hernandez oo falanqeynaya kulankii ay Real Madrid 3-1 uga adkaatay PSG ayaa xusay in kooxda reer France ay tahay inay ka murugooto sida kulanka...

View Article

Neymar oo Fariin Cabsi galin ah u soo diray Real Madrid kaddib markii uu...

(Paris) 18 Feb 2018. Neymar ayaa siduu doono shalay ka yeeshay naadiga Strasbourg kaddib markii ay uga adkaadeen 5-2 horyaalka Faransiiska. Xiddiga reer Brazil ayaa soo bandhigay farsamooyin aan innaba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaa harsan 90-daqiiqo oo lagu kala bixi doono”– Edinson Cavani oo u...

(Paris) 18 Feb 2018 Weerar yahanka kooxda PSG ee Edinson Cavani ayaa u dhaarsan Real Madrid oo 3-1 uga soo adkaatay kulankii lugta hore. Edinson Cavani ayaa xalay laba gool u dhaliyay kooxdiisa PSG...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Guushii aan ka gaarnay PSG wax walba ayeey badali doontaa”– Tababare Zidane...

(Madrid) 18 Feb 2018 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa rumaysan in guushii kooxdiisu ay ka gaartay PSG ay badali doonto wax walba oo ku saabsan kooxdiisa. Zidane ayaa aaminsan in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garsoorihii ka danbeeyay in Barcelona ay Chelsea ka reebto Champions League...

(Madrid) 18 Feb 2018 Tom Henning waa garsoorihii kulankii lugta labaad ee Semi Final-ka Champions League ay ku kulmeen Chelsea iyo Barcelona 2009, sanadkaas oo Barca ay koobka ka qaaday Man United oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Antonio Conte oo daaha ka rogay Taak-Tikada ay ku joojin doonaan Messi...

(London) 18 Feb 2018. Tababare Antonio Conte ayaa daaha ka rogay Taak Tikada ay talaadada ku joojin doonaan Lionel Messi marka ay Stamford Bridge ku marti galin doonaan Barcelona lugta hore ee wareega...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciyaartoyda PSG oo kulan gaar ah isugu yimid kadib guul daradii Real Madrid...

(Paris) 18 Feb 2018 Ciyaartoyda kooxda PSG ayaa kulan gaar ah isugu yimid jimcihii kaas oo ay uga hadlayeen guul daradii ka soo gaartay Real Madrid. PSG ayaa gool la hormartay balse Real Madrid ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo dib u heshay Thomas Vermaelen ka hor kulanka Chelsea

(Barcelona) 18 Feb 2018 Barcelona ayaa heshay war farxad leh kadib markii uu si buuxda tababarka ugu soo laabtay daafacooda Thomas Vermaelen. Xiddiga reer Belgium ayaa saaka maray tijaabada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garsooraha dhax dhaxaadin doona Chelsea iyo Barcelona oo lagu...

(Europe) 19 Feb 2018. Garsooraha reer Turki ee Cuneyt Cakir ayaa dhax dhaxaadin doono kulanka berito ee Chelsea iyo Barcelona lugta hore ee wareega 16 ka Champions League ee lagu ciyaari doono Stamford...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo xalay aad uga carooday Zidane…(Marcelo ayaa sabab u ah!!)

(Madrid) 19 Feb 2018. Cristiano Ronaldo ayaa la warinayaa inuu u carooday tababare Zidane kaddib dhaawicii xalay gaaray Marcelo ciyaartii ay 5-3 uga adkaadeen Real Betis. Daafaca reer Brazil ayaa...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live