Di Maria oo hadal QALBIGA ka dhaawacay jamaahiirta Real yiri kahor kulanka...
(Madrid) 14 Feb 2018. Angel di Maria waxa uu sheegay in uusan xambaarsaneyn wax saaxiibtinimo loo yaqaan oo kala dhexeysa Real Madrid isaga oo sheegay in dhib uusan ku qabeen cadawga kowaad ee...
View ArticleMUUQAAL: Ronaldo oo Baashaal ku jira ka hor kulanka caawa ee PSG…(Waa maxay...
(Madrid) 14 Feb 2018. Real Madrid ayaa caawa Bernabeu ku soo dhaweynaysa PSG lugta hore ee wareega 16-ka Champions League kulan ay wada sugayaan dadka ciyaaraha xiiseeya. Cristiano Ronaldo oo qaab...
View Article“Waan Jeclaan jiray Ronaldo markii aan yaraa, laakiin hadda way dhammaatay...
(Europe) 14 Feb 2018. Kylian Mbappe ayaa caawa ka hor iman doona xiddigii uu ku riyoon jiray yaraantiisa ee Cristiano Ronaldo. Real Madrid ayaa marti galin doonta PSG lugta hore ee wareega 16-ka...
View Article50,000 (Konton Kun) oo ka mida taageereyaasha Real Madrid oo u codeeyey safka...
(Madrid) 14 Feb 2018. 50,00 oo ka mida aqristeyaasha MARCA ayaa aragtidooda ka dhiitay cidda ay tahay in ay ku soo bilaabato kulanka Real Madrid Vs Paris Saint – Germain ee caawa, waxaa ugu badan kuwa...
View ArticleMilyan way iskala tagtay Sheekada oo Bilyan ayay joogtaa: (Bal arag Qiimaha...
(Europe) 14 Feb 2018. Inta badan xiddigaha ugu qaalisan kubbada cagta ayaa caawa isku fara saari doona gegada Estadio Santiago Bernabeu, iyadoo ku dhawaad 1.2 milyan oo Bilyan ay ku kacayaan safafka...
View Article“Iska jira weerar kooda”– Tababaraha Watford oo Barcelona uga digay qatarta...
(Barcelona) 14 Feb 2018 Tababaraha kooxda Watford ee Javi Gracia ayaa Barcelona digniin u diray ka hor kulanka ay isbuuca dambe booqan doonaan kooxda Chelsea. Javi Gracia ayaa sheegay in Blues ay...
View ArticleWaa sidee diyaar garowga Santiago Bernabeu ka hor kulanka Real Madrid vs PSG?...
(Madrid) 14 Feb 2018 Garoonka Santiago Bernabeu ayaa sifiican loo qurxiyay xili waqti yar oo kaliya uu ka harsanyahay in lagu dhawaaqo seeriga kulanka Real Madrid iyo PSG. Taageerayaasha Real Madrid...
View ArticleThiago Silva oo u diray taageereyaasha PSG farriin MURUGO iyo REJO BEEL AH...
(Madrid) 14 Feb 2018. Thiago Silva waxa uu farriin murugo iyo rejo beel ah u soo diiray jamaahiirta Paris Saint –Germain kaddib markii keydka la dhigay kulanka caawa ee Real Madrid. Presnel Kimpembe...
View ArticleCristiano Ronaldo oo xalay dhigay SADDEX RIKOODH oo aan Innaba caadi ahayn
(Madrid) 15 Feb 2018. Cristiano Ronaldo ayaa xalay Qoray taariikh kale oo cusub kaddib labadii gool uu u dhaliyay Real Madrid. Los Blancos ayaa 3-1 ku dhufatay PSG lugta hore ee wareega 16 ka Champions...
View Article“Dhanka kale ayaan u rogi karnaa natiijada”-Neymar oo ka hadlay inuu ku...
(Madrid) 15 Feb 2018 Laacibka reer Brazil ee Neymar ayaa ka hadlay inuu ka tagayo kooxdiisa PSG iyo waliba inuu ku biirayo kooxda Real Madrid. Neymar ayaa sheegay inuu heshiis kula jiro PSG isla...
View ArticleRonaldo oo lagu haysto inuu adeegsaday SIXIR kulankii xalay (Kubadd kaligeed...
(Madrid) 15 Feb 2018 Cristiano Ronaldo ayaa xalay guul farta ka saaray kooxdiisa Real Madrid, lugta hore ee wareega 16-ka koobka horyaalada yurub. Xiddiga reer Portugal ayaa qaybtii hore goolka...
View Article“90-daqiiqo oo kale ayaa harsan”– Zidane oo ka hadlay guushii xalay
(Madrid) 15 Feb 2018 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay guushii xalay kooxdiisu ay ka gaartay PSG oo marti u ahayd. Real Madrid ayaa 3-1 uga adkaatay PSG oo kala hormartay...
View ArticleXAQIIQOOYINKA CIYAARTA: Maxaa Laga Bartay Kulan Ciyaareedkii Real Madrid vs...
(Madrid) 15 Feb 2018. Real Madrid ayaa guul qurux badan kaga gaartay garoonkeeda Santiago Barnabeu Dhigooda Paris Saint Germain kuwaas oo awood ciyaareed kusoo bandhigay Tartanka heerkiisii group yada....
View ArticleSIXIR mise DHUL GARIIR: Maxaa kor u qaaday kubbada ka hor inta uusan...
(Europe) 15 Feb 2018. Rigooradii uu xalay Ronaldo u dhaliyay Real Madrid Champions League ayaa dood badan ka abuurtay baraha bulshada iyadoo ay dadku la yaaban yihiin waxa kubbada kor u qaaday ka hor...
View Article“Noo soo iibiya Messi haddii kale CL ma qaadayno”– Neymar oo fariin u diray...
(PARIS) 15 Feb 2018 Xiddiga ugu qaalisan adduunka ayaa runta u sheegay maamulka kooxdiisa kadib markii xalay ay 3-1 uga adkaatay Real Madrid. Neymar ayaa shaki ka muujiyay in PSG ay sanadkaan ku...
View ArticleMessi oo la hadlay Neymar iyo Alves kaddib guul daradii ay xalay kala kulmeen...
(Europe) 15 Feb 2018. Lionel Messi ayaa la warinayaa inuu Fariin u soo diray saaxiibadiisii hore ee Neymar iyo Dani Alves kaddib guul daradii ay xalay kala kulmeen Real Madrid. Los Blancos ayaa 3-1 ku...
View ArticleNeymar oo ka carooday tababare Unai Emery kadib guul daradii Real Madrid...
(Paris) 16 Feb 2018 Neymar ayaa si wayn uga carooday tababarihiisa reer Spain ee Unai Emery kadib guul daradii ka soo gaartay habeen hore kooxda Real Madrid. Xiddiga reer Brazil ayaa ka caraysan...
View ArticleMudada uu garoomada ka maqnaan doono Toni Kroos oo la shaaciyay (Diyaar ma u...
(Madrid) 16 Feb 2018 Real Madrid ayaa ka hadashay dhaawaca uu qabo laacibkeeda Toni Kroos kaas oo garoomada faarujin doona dhawr isbuuc. Kooxda ayaa boggeeda rasmiga ah ku shaacisay in Toni Kroos lagu...
View Article“Banaanka ayaan u saari doonaa Real Madrid”– Unai Emery oo u dhaarsan Real
(Paris) 16 Feb 2018 Tababaraha kooxda PSG ee Unai Emery ayaa rumaysan in kooxdiisu ay reebi doonto Real Madrid marka ay garoonkooda ku marti qaadaan kulanka lugta labaad. Real Madrid ayaa 3-1 guul daro...
View ArticleSIXIR MA AHAN: Sababta Dhabta ah ay kubbada kor ugu kacday inta uusan Ronaldo...
(Madrid) 16 Feb 2018. Rigooradii uu Ronaldo ka dhaliyay ciyaartii dhaweyd ay 3-1 uga adkaadeen PSG lugta hore ee wareega 16 ka Champions League ayaa dood badan ka abuuray baraha bulshada. Dad badan...
View Article