“Waxaan aaminsanahay inuu Maalin uun u ciyaari doono Real Madrid.”.
(Madrid) 12 Feb 2018. Marcelo ayaa dab ku sii shiday wararka Neymar la xiriirinaya kooxda Real Madrid isagoona aaminsa inuu maalin uun soo cago dhigan doono gegad Bernabeu. PSG ayaa arbacda u soo safri...
View ArticleDi Maria oo Digniin u diray kooxdiisii hore ee Real Madrid
(Europe) 12 Feb 2018. Angel Di Maria ayaa u boolo xoofteeyay naadigiisii hore ee Real Madrid isagoona u sheegay in PSG ay ka adag tahay sida sanadkii hore. Los Blancos ayaa arbacada Bernabeu ku soo...
View ArticleEdinson Cavani oo baqdin ka muujiyay Cristiano Ronaldo ka hor kulanka...
(Paris) 12 Feb 2018 Weerar yahanka kooxda PSG ee Edinson Cavani ayaa baqdin ka muujiyay laacibka waqtiga xun ku jira ee Cristiano Ronaldo. Edinson Cavani ayaa sheegay in Ronaldo uu isaga ka khibrad...
View Article“Waa inuu qaadaa Champions League haddii uu doonayo ku guulaysiga Ballon d’Or”
(Manchester) 12 Feb 2018 Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay waxa laga rabo laacibkiisa Kevin De Bruyne si uu ugu guulaysto Ballon d’Or. Pep ayaa sheegay in Kevin De...
View Article“Aniga oo Oynaya ayaan ka tagay Juventus”– Llorente oo hadlay ka hor kulanka...
(London) 12 Feb 2018 Weerar yahanka reer Spain ee Fernando Llorente ayaa ka hadlay xanuunkii uu dareemay markii uu ka tagay kooxdiisii hore ee Juventus. Tottenham ayaa habeen dambe u martin doonta...
View ArticleSAWIRRO: Man City oo ku jirta diyaar garowgii ugu dambeeyay ee Champions League
(Manchester) 12 Feb 2018. Manchester City ayaa ku jirta diyaar garowgeedii ugu dambeeyay ka hor kulankeeda berito ee Champions League. Wiilasha Pep Guardiola ayaa u safraya naadiga Basel lugta hore ee...
View ArticleHORDHAC: Juventus vs Tottenham
(Europe) 13 Feb 2018. Juventus ayaa caawa mininkeeda ku soo dhaweyneysa kooxda Tottenham lugta hore ee wareega 16-ka Champions League. Wararka Labada Dhinac: Juventus ayaa la filayaa inay ka maqnaadaan...
View Article“Kane waxa uu ku heer yahay Messi iyo Ronaldo.”.- Giorgio Chiellini.
(Europe) 13 Feb 2018. Harry Kane wuxuu ku heer ahaa Lionel Messi, Cristiano Ronaldo iyo Neymar sanadihii dhaawaa sida uu qabo daafaca Juventus ee Giorgio Chiellini. Camaaliqada Talyaaniga ayaa caawa...
View Article“Ma doonayo inaan arko isaga oo xiran funaanada Real”– Raisul Wasaaraha Spain...
(Madrid) 13 Feb 2018 Raisul Wasaaraha dalka Spain ayaa ka hor yimid in Neymar uu ku soo biiro kooxda Real Madrid isaga oo aan sheegin sababta. Mariano Rajoy oo ah Raisul wasaaraha Spain tan iyo 2011...
View ArticleKa Bogo is-badelada ku yimid SHAXDA 16-ka Kooxood ee isugu soo haray...
(Europe) 13 Feb 2018. Tartanka ugu xiisaha badan horyaalada Qaarada Yurub ee Champions League ayaa dib u furmaya caawa iyadoona la dheeli doono kulamadiisa wareega 16-ka. Basel ayaa marti galin doonta...
View ArticleWaa sidee kala sarreynta Gool Dhalinta Champions League???…(Messi ma muuqdo)
(Europe) 13 Feb 2018. Champions League ayaa caawa dib loo soo dhaweyn doonaa iyadoona la ciyaarayo kulamadiisa wareega 16-ka. Haddaba waxaan dib idin xusuusineynaa sida loo kala sarreeyo gool dhalinta...
View Article“Xitaa sanadkii shaki nalaga muujiyay waan qaadnay Champions League”– Toni Kroos
(Madrid) 13 Feb 2018 Laacibka qadka dhexe ee Real Madrid ayaa ka hadlay kulanka adag ee kooxdiisu ay wajahays habeen dambe PSG. Toni Kroos ayaa sheegay in xiliciyaareed kii hore shaki laga qabay in...
View ArticleWax ka Baro NAANEYSTA loo yaqaano 16-ka kooxood ee isugu soo haray Champions...
(Europe) 13 Feb 2018. Tartanka xiisaha iyo xamaasada leh ee Champions League ayaa soo rogaal celiyay iyadoo caawa uu bilaaban doono wareegiisa 16 ka. Juventus iyo Tottenham ayaa qoorta iskula jira...
View Article“Chelsea is Back.”. -Hazard oo Digniin u diray Barcelona kaddib guushii xalay
(London) 13 Feb 2018. Eden Hazard ayaa digniin u diray Barcelona kaddib guushii ay xalay ka gaareen West Brom oo uu labo gool ka dhaliyay. Blues ayaa marti galin doonta Barca lugta hore ee wareega...
View Article“Ma awoodno inaan celino Messi”– Morata oo is dhiibay talo muhiim ahna siiyay...
(London) 13 Feb 2018 Weerar yahanka kooxda Chelsea ee Alvaro Morata ayaa is dhiibay ka hor kulanka kooxdiisu ay la ciyaarayso Barcelona wareega 16-ka ee koobka horyaalada yurub. Alvaro Morata ayaa...
View Article“Waa qalad inaan ka fikirno Neymar oo kaliya”– Marcelo
(Madrid) 13 Feb 2018 Daafaca reer Brazil ee Marcelo ayaa ka hadlay kulanka kooxdiisu ay marti qaadi doonto habeen dambe kooxda reer France. Marcelo ayaa sheegay inay qalad tahay in laga fikiro kaliya...
View ArticleMaalinta Jacaylka iyo PSG, Real Madrid oo ka cabsi qabta inay marto ciqaabtii...
(Paris) 14 Feb 2018 PSG ayaa caawa u martin doonta kooxda Real Madrid, kulankaas oo ah kan ugu xiisaha badan kulamada wareega 16-ka ee koobka horyaalada yurub. Maanta waxay ku beegantahay 14-ka...
View ArticleShax isku dhaf ah oo laga sameeyey Real Vs PSG…..Yaa maqan, yaase ku Jira?
(Madrid) 14 Feb 2018. Mid ka mida kulamada uGu xiisaha badan ee Champions League-ga wareegiisa 16-ka ayaa caawa Bernabeu ku dhexmari doona Real MAdrid iyo Paris Saint -Germain. Real Madrid oo...
View Article“Haddii Man City aan garaacnay waan u tartami karnaa Champions League”–...
(Liverpool) 14 Feb 2018 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa rumaysan in kooxdiisu ay u tartami karto ku guulaysiga Champions League xiliciyaareed kaan. Jurgen Klopp ayaa sheegay in kooxda...
View ArticlePetr Cech oo xalay ka caawiyey bulusyoonkii uu Eriksen ka dhaliyey Buffon!
(London) 14 Feb 2018. Goolhayaha Arsenal Petr Cech waxa uu si dadban door ugu lahaa goolkii bar bar dhaca ee Tottenham kulankii xiisaha badnaa ee ay Champions League-ga la dheelen Juventus. Spurs laba...
View Article