“Waa inaan garaacnaa Real Madrid”– Marco Verratti
(Paris) 16 Dis 2017 Laacibka qadka dhexe ee PSG ayaa ka hadlay kulanka kooxdiisu ay la ciyaarayso Real Madrid wareega 16-ka. Marco Verratti ayaa sheegay in kulankaas uu yahay mid si wayn looga daawan...
View ArticleTaageerayaasha Man United oo aad u careysan ka hor kulankooda Champions League!!
(Manchester) 20 Dis 2017. Taageerayaasha Manchester United ayaa caro bastood la ah kaddib markii lagu soo dalacay lacago xoog leh tikidhadooda kulanka Sevilla ee Champions League. Taageerayaasha...
View Article“Waa inaan ka guulaysanaa Real Madrid si aan taariikh u samayno”– Neymar
(Paris) 22 Dis 2017 Weerar yahanka PSG ee Neymar ayaa ka hadlay kulanka adag ee kooxdiisu ay wajahayso Real Madrid wareega 16-ka ee koobka horyaalada yurub. Neymar ayaa sheegay in kooxdiisa looga...
View ArticleJuventus oo dhaawac ku waynaysa Paulo Dybala iyo laacibka oo laga cabsi qabo...
(Torino) 07 Jan 2018 Kooxda Juventus ayaa helaysa war naxdin leh kadib markii uu dhaawac ku baxay weerar yahanka reer Argentina kulankii xalay. Juventus ayaa xalay 0-1 uga adkaatay kooxda Cagliari,...
View ArticleRobinho oo rumaysan in Real Madrid ay ku guulaysan doonto Champions League...
(Madrid) 27 Jan 2018 Robinho ayaa rumaysan in kooxdiisii hore ee Real Madrid ay ku guulaysan doonto markii 3-aad oo xiriir ah koobka horyaalada yurub. Tan iyo markii koobka loo bixiyay Champions League...
View ArticleRASMI: Man United oo soo saartay Liiska xiddigaha u matalaya wareega 16-ka...
(Manchester) 02 Feb 2018. Manchester United ayaa ku dhawaaqday Liiska ciyaartoyda ee u mataleysa wareega 16-ka Champions League. Saxiixeeda cusub ee Alexis Sanchez ayaa lagu soo daray Safka. Laacibka...
View ArticleNeymar oo sugi la’a kulanka Real Madrid ee Champions League
(Paris) 04 Feb 2018 Laacibka PSG ee Neymar ayaa sugi la’a inta laga gaarayo kulanka kooxdiisu ay u safrayso Madrid arbacada dambe. Labada kooxood ayaa ku balansan lugta hore ee wareega 16-ka koobka...
View Article“Maaliyada ayaan wadiisan doonaa MESSI.”.- Laacib ka tirsan Chelsea oo taagan...
(London) 05 Jan 2018. Chelsea ayaa 20-ka bishan Feebaraayo mininkeeda Stamford Bridge ku marti galin doonta muruq waynta Barcelona lugta hore ee wareega 16-ka Champions League. Xiddiga qadka dhexe ee...
View ArticleGerard Pique oo shaki laga muujinayo inuu ciyaari karo kulanka Chelsea
(Barcelona) 05 Feb 2018 Barcelona ayaa wajahaysa dhibaato cusub kadib markii shaki la galiyay in Gerard Pique uu taam u noqon karo kulanka Chelsea. Chelsea ayaa soo dhawayn doonta Barcelona talaadada...
View ArticleCarvajal ma ciyaari doonaa kulanka PSG mise??..(UEFA oo Maanta go’aan ka soo...
(Spain) 06 Feb 2018. UEFA ayaa maanta go’aansan doonta haddii ay ganaaxa Dani Carvajal ka dhigi doonto hal kulan iyo inkale. Real Madrid ayaa ka warsugeysa arrinkan iyadoo uu laacibka u ciyaari doono...
View ArticleRASMI: UEFA oo soo diiday racfaankii Real Madrid ee Dani Carvajal iyo...
(Madrid) 06 Feb 2018 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa soo diiday racfaan ay u gudbisay Real Madrid si loo yareeyo ganaax lagu riday Dani Carvajal. Daafaca Real Madrid ayaa lagu haystaa inuu si...
View ArticleBlaise Matuidi oo seegi kara kulanka Juventus Vs Tottenham
(Turin) 06 Feb 2018. Blaise Matuidi waxaa la warinayaa in uu seegi doono kulanka adage e wareega 16-ka lugta hore ee Champions league-ga dhexmari doona Juventus iyo Tottenham Spurs. 20 jirka dhaawac...
View ArticleXavi oo ka tilmaamay kooxda gacanta sare yeelan karta kulanka Real Vs. PSG
(Doha) 08 Feb 2018. Khadka dhexe ee Al Sadd, Vavi Hernandez waxa uu aaminsan yahay in Paris Saint-Germain ay wax yar ku cad caddahay kulanka Real Madrid ee wareegga 16ka Champions League-ga wareegiisa...
View ArticleZinedine Zidane oo ka niyad jabay ciyaartoydiisa ka hor kulanka PSG (Ogoow...
(Madrid) 08 Feb 2018 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka niyad jabay ciyaatoyda kooxdiisa ka hor kulanka Champions League ee PSG. Marca ayaa baahisay in tababare Zidane uu ka...
View ArticleRonaldo oo kacdoon ka bilaabay xerada tababarka Real Madrid ka hor kulanka PSG
(Madrid) 09 Feb 2018 Cristiano Ronaldo ayaa bilaabay diyaar garow xoogan oo uu u galayo kulanka wareega 16-ka ee kooxdiisu ay marti qaadi doonto PSG arbacada. Marca ayaa daaha ka qaaday in 6-maalin ka...
View Article“Waan garaaci karnaa Barcelona haddii …….”– Eden Hazard oo hadlay
(London) 09 Feb 2018 Xiddiga Chelsea iyo xulka Belgium-ka ee Eden Hazard ayaa ka hadlay kulanka adag ee kooxdiisu ay wajahayso Barcelona. Labada kooxood ayaa ku balansan wareega 16-ka ee koobka...
View ArticleGarsooraha qabanaya kulanka Juventus vs Tottenham oo la shaaciyay!
(Torino) 11 Feb 2018 – Garsooraha reer German ee Felix Brych ayaa loo saaray dhexdhexaadinta kulanka Champions League wareeggiisa 16-ka ee u dhexeeya kooxaha Juventus iyo Tottenham Hotspur, kaasoo...
View ArticleRamos oo Hal arrin ka doonaya Taageerayaasha Real Madrid ka hor kulanka PSG
(Madrid) 11 Feb 2018. Ma ahan wax qorsoon in xilli ciyaareedka Real Madrid uu ku xiran yahay natiijada ay ka helaan kulanka Champions League ay ku wajahayaan PSG. Ka hor lugta hore ee Madrid lagu...
View Article“Way adagtahay in la celiyo Neymar”– Dani Carvajal oo baqdin ka muujiyay...
(Madrid) 11 Feb 2018 Daafaca kooxda Real Madrid ee Dani Carvajal ayaa cabsi ka muujiyay laacibka garabka weerarka uga ciyaara PSG ee Neymar. Labada kooxood ayaa ku balansan arbacada lugta hore ee...
View ArticlePSG oo khiyaantay Cristiano Ronaldo kana dooratay Neymar (Heshiis ay la...
(Paris) 11 Feb 2018 Kooxda reer France ayaa khiyaantay laacibka Real Madrid ee Cristiano Ronaldo kadib heshiis dhex maray labada dhinac xiliciyaareedkii hore. Wakiilka Ronaldo ee Jorge Mendes ayaa...
View Article