Hordhac: Olympiakos vs Juventus
(Piraeus) 05 Dis 2017 Juventus ayaa caawa u baahan guul si ay u xaqiijiso u soo bixida wareega 16-ka ee koobka horyaalada yurub. Waqtiga: 10:45 Pm. Garoonka: Karaiskaki. Garsooraha: David Fernandez...
View ArticleNeymar oo qarka u saaran inuu sameeyo Rikoor taariikhi ah kulanka Bayern...
(Paris) 05 Dis 2017 Neymar ayaa qarka u saaran inuu sameeyo rikoor taariikhi ah kulanka caawa uu ka hortagayo Bayern Munich. Laacibka reer Brazil ayaa ku jira xiliciyaareed aad u fiican marka loo...
View Article12-kooxood oo ilaa iminka u soo gudbay wareega 16-ka Champions League
(Europe) 06 Dis 2017. Atletico Madrid oo sanadihii dambe meel fiican ka tageysay Champions League ayaa xalay ku hartay wareega Group yada. Chelsea iyo Bayern Munich ayaa iyana ku soo baxay kaalimaha...
View ArticleHORDHAC: Shakhtar Donetsk vs Manchester City
(Europe) 06 Dis 2017. Shakhtar Donetsk ayaa soo dhawaynaysa Man City kulankeedii ugu dambeeyay wareega group yada Champions League iyadoo u baahan hal dhibic oo qura si ay ugu soo gudubto 16-ka....
View ArticleHORDHAC: Liverpool vs Spartak Moscow
(Europe) 06 Dis 2017. Liverpool iyo Spartak Moscow ayaa ciyaari doona kulan dhiiga iyo dhacaanka ah maadaama ay labada kooxba leeyihiin yool culus ay hiigsanayaan. Kooxda reer England ayaa 9-dhibcood...
View ArticleHORDHAC: Real Madrid vs Borussia Dortmund
(Europe) 06 Dis 2017. Real Madrid ayaa caawa gegadeeda Bernabeu ku marti galin doonta kooxda reer Germany Dortmund taa oo isaga hartay tartanka Champions League. Borussia Dortmund iska ciyaar uun u ma...
View ArticleHORDHAC: Feyenoord vs Napoli
(Europe) 06 Dis 2017. Kulanku wax minco ah uma lahan Feynoord maadaama ay ka hartay Champions League iyo Europe League kaddib markii laga adkaatay dhammaan 5-tii kulan ay ciyaartay. Napoli ayaa...
View ArticleKylian Mbappe oo xalay Rikoodh ka dhigay Champions League
(Europe) 06 Dis 2017. Kylian Mbappe ayaa xalay Rikoodh cusub gisthay baalka Champions League kaddib goolkii uu ka dhaliyay Bayern Munich ciyaartii laga adkaatay kooxdiisa PSG. Xiddiga reer France ayaa...
View ArticleChelsea oo ku aadi karta Barcelona iyo PSG…(Hazard iyo Conte oo ka hadlay)
(London( 06 Dis 2017. Chelsea ayaa u taag heysa inay koox adag ku dhici doonto wareega 16-ka Champions League kaddib markii ay kaalinta labaad ku soo baxday. Blues ayaa bar baro xalay la gashay...
View ArticleIvan Rakitic oo sheegay kooxda uu doonayo in Barcelona ay ku aado wareega 16-ka
(Barcelona) 06 Dis 2017 Laacibka qadka dhexe ee Barcelona ayaa ka hadlay isku aadka wareega 16-ka iyo kooxda uu doonayo in kooxdiisu ay ku aado. Barcelona ayaa ku soo baxday booska hore ee guruub D...
View Article“Waa ay xanuun badantahay inaan ka harno Champions League”
(Madrid) 06 Dis 2017 Tababaraha kooxda Atletico Madrid ee Diego Simeone ayaa ka hadlay ka haridii kooxdiisu ay xalay ka hartay koobka horyaalada yurub. Diego Simeone ayaa sheegay inay xanuun...
View Article“Haka cabsanina kooxaha kale”– Jamie Redknapp oo fariin u diray ciyaartoyda...
(London) 06 Dis 2017 Falanqeeyaha Sky Sports ee Jamie Redknapp ayaa fariin u diray ciyaartoyda kooxda Chelsea ka hor isku aadka wareega 16-ka ee koobka horyaalada yurub. Chelsea ayaa ku aadi karta...
View ArticleKooxaha u soo gudbay wareega 16-ka Champions League oo dhammeystiran
(Europe) 07 Dis 2017. Waxaa soo gabo gaboobay wareega group-yada Champions League iyadoo ay soo bexeen 16-ka kooxood oo ciyaaraya wajiga labaad ee tartanka. Napoli ayaa isaga hartay tartanka kaddib...
View ArticleCristiano Ronaldo oo xalay Dhigay labo Rikoodh
(Europe) 07 Dis 2017. Cristiano Ronaldo ayaa xalay Taariikh cusub u dhigay Champions League kaddib goolkii uu ka dhaliyay Dortmund ciyaartii ay kaga adkaadeen 3-2. Goolka oo ahaa mid cajiib ay ayaa...
View ArticleOgoow kooxaha ay ku aadi karto Real Madrid wareega 16-ka (Waa kooxo culus)
(Madrid) 07 Dis 2017 Real Madrid ayaa xalay u soo baxday wareega 16-ka ee koobka horyaalada yurub kadib markii ay 3-2 uga adkaatay Borussia Dortmund. Tottenham ayaa ku soo baxday booska hore ee guruub...
View ArticleChelsea iyo kooxaha ay ku aadi karto wareega 16-ka Champions League
(Europe) 07 Dis 2017. Chelsea ayaa ku soo baxday kaalinta labaad ee group ka C kaddib markii ay bar baro la gashay kooxda Atletico Madrid. Kooxda reer Talyaani ee AS Roma ayaa iyadu ku soo baxday...
View ArticleKooxaha ay Man United ku aadi karto wareega 16-Champions League
(Europe) 07 Dis 2017. Hogaamiyayaasha Group A ee Manchester United ayaa si qurux badan ku soo xirtay wareega group yada kaddib markii ay 2-1 ku mareen CSKA Moscow Laakiin waxaaba la arkaa in Man...
View ArticleWARBIXIN: Maxaad uga baahan tahay isku aadka 16-ka Champions League oo...
(Europe) 11 Dis 2017. Waxaa maanta la sameyn doonaa isku aadka wareega 16 ka tartanka xiisaha badan ee Champions League. Haddaba aqriso wax kasta oo aad uga baahan tahay isku aadka: Waa Kuwee kooxaha...
View ArticleDEG DEG: Chelsea v Barcelona, Real v PSG, Isku aadka wareega 16-ka ee...
(Nyon) 11 Dis 2017 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay isku aadka wareega 16-ka ee koobka horyaalada yurub. Isku aadka waxaa ka soo baxay kulamo aad u adag oo xamaasad leh sida kulanka...
View ArticleMaalintii uu garsoore Overbo isku xardhay buugga taariikhda!
(Europe) 12 Dis 2017. Isku dhacyada Chelsea iyo Barcelona waxa ay noqdeen Europian Clasic kaddib markii kulamadooda looga maaro waayey adeeg iyo muran muddo ka badan 10 sano. Mararka meelo badan la...
View Article