Alvaro Morata oo amaanay Roma ka hor kulanka caawa
(London) 31 Okt 2017 Weerar yahanka Chelsea ee Alvaro Morata ayaa amaanay kooxda Roma ka hor kulanka caawa. Chelsea ayaa marti u noqon doonta caawa kooxda Roma oo ay 3-3 ku soo kala baxeen kulankii...
View ArticleHarry Kane oo taam u ah ka hortagida Real Madrid
(London) 31 Okt 2017 Tababaraha kooxda Tottenham ee Mauricio Pochettino ayaa xaqiijiyay in Harry Kane uu taam u yahay kulanka Real Madrid. Kane ayaa ku dhaawacmay kulan kooxdiisu ay 4-1 uga adkaatay...
View ArticleStephan El Shaarawy oo xalay Labo Rikoodh ku dhigay Chelsea
(Roma) 01 Nof 2017. Goolkii Stephan El Shaarawy bilowga ciyaarta uga naxsaday Chelsea ciyartii xalay ay Roma 3-da gool ku dubatay Blues ayaa sameeyay labo Rikoodh. Wiilka reer Talyaani ayaa gaaray...
View Article“Ma garanayo wixii xalay dhacay.”. Thibaut Courtois
(Europe) 01 Nof 2017. Goolhayaha Chelsea Thibaut Courtois ayaa sheegay inuusan sharaxaad ka bixin Karin musiibadii xalay ku habsatay kooxdiisa Chelsea kaddib guul daradii 3-0 ay kala kulmeen AS Roma...
View Article“Dadku si dhaqsi leh ayay ku ilaaween wanaagii aan sameynay.”. Ronaldo
(London) 02 Nof 2017. Real Madrid ayaa guul daro qaraar xalay ka soo gaartay kooxda Tottenham oo ku dubatay 3-1 waana guul daradii labaad oo xiriir ah kaddib tii dhaweyd ee ka soo gaartay Girona...
View ArticleSAWIRRO laga soo ururiyay Jabkii xalay ee Real Madrid
(Europe) 02 Okt 2017. Jariiradda Marca ayaa sawirro ka soo ururisay Jabkii xalay Real Madrid ka soo gaaray kooxda Tottenham oo 3-1 ku dubatay. Waa guul daradii ugu waynayd ee Los Blancos ka soo gaarta...
View ArticleHadal uu tababaraha Sevilla u sheegay ciyaartoydiisa oo sababay inay soo...
(Spain) 22 Nof 2017. Tababaraha Sevilla Eduardo Berizzo ayaa u sheegay ciyaartoydiisa inuu qabo Kansar intii lagu guda jiray nasiinada qeybta hore ee ciyaarta ka hor inta aysan sameyn soo laabashadii...
View ArticleReal Madrid oo Taariikh ka samaysay Champions League
(Madrid) 22 Nof 2017 Real Madrid ayaa xalay guul wayn ka gaartay kooxda APOEL oo ay marti u ahaayeen, waxayna u soo baxeen wareega 16-ka ee koobka horyaalada yurub. Guushii xalay ayeey taariikh ku...
View ArticleGianluigi Buffon oo u jawaabay Ivan Rakitic ka hor kulankooda caawa
(Torino) 22 Nof 2017 Goolhayaha Juventus iyo xulka qaranka talyaaniga ee Gianluigi Buffon ayaa u jawaabay laacibka Barcelona ee Ivan Rakitic. Laacibka reer Croatia oo qayb ka ahaa shirka jaraa’id ee...
View ArticleLionel Messi oo xalay si wayn looga Sacbo tumay Talyaaniga
(Turino) 23 Nof 2017. Mucjisada kubbada cagta ee Lionel Messi ayaa xalay si wayn looga sacbo tumay garoonka kooxda Juventus ee ciyaartii xalay ku idlaatay bar baraha goolal la’aanta ee Champions...
View ArticleMedhi Benatia oo mucjiso ku tilmaamay kubaddii Ter Stegen uu ka badbaadiyay...
(Barcelona) 23 Nof 2017 Daafaca kooxda Juventus ee Medhi Benatia ayaa mucjiso ku tilmaamay kubaddii goolhaye Ter Stegen uu badbaadiyay dhamaadkii ciyaarta. Ciyaarta ayaa ku soo idlaatay 0-0 waqtigii...
View ArticleCarvajal oo Baaritaano lagu hayo…(Laacibka oo seegi kara wareega 16-ka...
(Europe) 23 Nof 2017. UEFA ayaa baaritaano ku heysa daafaca muhiimka u ah Real Madrid ee Dani Carvajal kaddib markii uu si kas cad ah u qaatay Jaale ciyaartii dhaweyd ay Real Madrid lixda gool uga...
View Article“Waa inaan 4-0 uga adkaanaa PSG”– Thomas Muller oo doonaya in kooxdiisu ay...
(Munich) 03 Dis 2017 Weerar yahanka Bayern Munich ee Thomas Muller ayaa ka hadlay kulanka kooxdiisu ay wajahayso PSG. Kooxda reer France ayaa 3-0 uga soo adkaatay kulankii lugta hore kaas oo ka dhacay...
View ArticleBayern Munich oo waynaysa laacib muhiim ah kulanka habeen dambe ee PSG
(Munich) 04 Dis 2017 Bayern Munich ayaa waynaysa laacib muhiim ah ka hor kulanka ay marti qaadayso habeen dambe kooxda PSG. Wararka ka imaanaya jarmalka ayaa sheegaya in Arjen Robben uu seegayo...
View Article“Waa inaan iska hilmaanaa kulankii hore oo aan jawaab ka bixinaa”– Jupp...
(Munich) 04 Dis 2017 Tababaraha Bayern Munich ee Jupp Heynckes ayaa ka hadlay kulanka adag ee habeen dambe ay kooxdiisu marti qaadi doonto PSG. Kooxda reer France ayaa 3-0 uga soo adkaatay Bayern...
View ArticleMan United oo waynaysa laba laacib oo muhiim ah kulanka CSKA Moscow
(Manchester) 04 Dis 2017 Tababare Jose Mourinho ayaa xaqiijiyay in kooxdiisu ay waynayso laba laacib oo muhiim ah kulanka Champions League ee CSKA Moscow. Man United ayaa habeen dambe marti qaadi...
View ArticleHORDHAC: Manchester United vs CSKA Moscow
(Europe) 05 Dis 2017. Man United ayaa marti galineysa CSKA Moscow kulankeedii ugu dambeeyay ee wareega Group yada Champions League. Wiilasha Jose Mourinho ayaa u baahan ugu yaraan hal dhibic si ay ugu...
View ArticleHORDHAC: Chelsea vs Atletico Madrid
(Europe) 05 Dis 2017. Chelsea oo kol hore xaqiiqsatay booskeeda 16 ka Champions League ayaa mininkeeda ku marti qaadeysa Atletico Madrid balse weli guul ayay u baahan tahay si ay ugu soo baxdo...
View ArticleHORDHAC: Bayern Munich vs PSG
(Europe) 05 Dis 2017. Labada kooxba kol hore ayay xaqiiqsadeen booskooda wareega 16-ka Champions League. Balse waxaa kulanka dhadhan gaar ah u yeelaya inay wada doonayaan kaalinta koowaad halka kooxda...
View ArticleHordhac: Barcelona vs Sporting Lisbon
(Barcelona) 05 Dis 2017 Barcelona ayaa caawa marti qaadi doonta Sporting Lisbon kulanka ugu danbeeya ee wareega guruubyada koobka horyaalada yurub. Waqtiga: 10:45 Pm. Garoonka: Camp Nou. Garsooraha:...
View Article