Ronaldo oo doonaya in Real Madrid ay markale hanato Champions League
(Madrid) 14 Seb 2017 Cristiano Ronaldo oo xalay guul ku hogaamiyay kooxdiisa Real Madrid ayaa doonaya inay ku guulaystaan Champions League xiliciyaareed kan. Laacibka reer Portugal ayaa ka caawiyay...
View ArticleSAWIRRO XUL AH: Chelsea oo ku jirta diyaar garow ka hor kulankeeda Atletico...
(London) 26 Sebt 2017. Chelsea ayaa u safreysa Spain si ay u noqoto kooxdii ugu horreysay ee ka timaada bannaanka oo ku ciyaarta garoonka cusub ee Atletico Madrid Wanda Metropolitano marka ay habeen...
View ArticlePSG oo laga yaabo in laga ganaaxo ka qayb galka Champions League
(Paris) 26 Seb 2017 Kooxda reer France ayaa wajahaysa dhibaato cusub kadib markii ay ku soo ifbaxday inay jabiyeen sharciga dhaqaale wanaaga kooxaha yurub. Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa...
View ArticleNeymar oo diyaar u ah kulanka Bayern Munich
(Paris) 26 Seb 2017 PSG ayaa helaysa war farxad leh kadib markii la ogaaday in Neymar uu taam u yahay inuu ka hortago Bayern Munich. Neymar ayuu dhaawac soo gaaray ka hor kulankii horyaalka ee...
View ArticleHORDHAC: Paris Saint – Germain Vs. Bayern Munich
(Paris) 27 Sebt 2017. Kulanka ugu adag Champions League-ga waxa uu arbacada ku dhexmari doonaa Paris kooxaha PSG iyo Bayern. Laba murqo weynayaan waxa ay ku loolamayaan toodii ku soo bixi lahayd...
View ArticleRonaldo oo xalay si qurux badan ugu dabaal degay kulankiisii 400-aad ee Real...
(Europe) 27 Sebt 2017. Kooxda Zidane ayaa guusheedii ugu horreysay ku soo gaartay garoonka kooxda Dortmund tartanka Champions League kaddib markii ay 3-1 xalay uga adkaadeen. Cristiano Ronaldo ayaa...
View ArticleWAR ILEEN TANOO KALE: Laacib xalay garoonka looga saaray QEYLADA...
(Istanbul) 27 Sebt 2017. Weeraryahanka naadiga RB Leipzig ee dalka Jarmalka Timo Werner ayaa xalay Dhacdo Yaab leh ka dhigay tartanka Champions League oo aan horey looga arag. Dhaliyaha reer Jarmal...
View ArticleConte oo caawa la kulmaya Costa markii ugu horreysay tan iyo Fariintii uu u...
(Europe) 27 Sebt 2017. Antonio Conte ayaa caawa waji ka waji ula kulmi doona Diego Costa markii ugu horreysay tan iyo markii uu u diray fariinta uu ugu sheegayo inuusan ku jirin qorshihiisa xilli...
View ArticleRamos oo ka hadlay kubaddii uu gacanta ku taabtay xalay
(Madrid) 27 Seb 2017 Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa lagu soo eedeeyay inuu si kas ah gacanta ugu taabtay kubadd kulankii xalay ee Borussia Dortmund. Ramos ayaa sheegay inuusan si ku...
View Article“Chelsea way naga fiicnaayeen guushana way u qalmeen.”.
(Madrid) 28 Sebt 2017. Diego Simeone ayaa aaminsan in Chelsea ay ka wacneyd kooxdiisa Atletico Madrid ciyaartii xalay ee looga adkaaday 2-1. Blues ayaa ka soo laabatay 1-0 oo lagu hogaaminayay kaddib...
View ArticleTaageere Garoonka u soo galay xalay si uu u Dhunkado/Shumiyo Lugta Bidix ee...
(Lisbon) 28 Sebt 2017. Taageere Geesi ah ayaa xalay soo galay garoonka ciyaartii ka dhacday dalka Portugal ee u dhexeysay Barcelona iyo Sporting Lisbon kulan ay kooxda reer Spain ku adkaatay gool caato...
View ArticleDybala: Champions League-gu waa riyo iyo mid aad loo doon doono
(Turin) 30 Sebt 2017. Weeraryahanka Juventus Paulo Dybala waxa uu ku tilmaamay Champions League-ga “Riyo iyo mid aad loo day dayo.” Bianconeri waxa ay saddexdii olole ee la soo dhaafay fiinalaha...
View ArticleMuran xoogan oo xalay dhex maray De Bruyne, Silva iyo Fernandinho…(Maxaa la...
(Manchester) 18 Okt 2017. Kevin De Bruyne, David Silva iyo Fernandinho ayuu muran xoogan dhex maray markii la maray qeybta hore ee dheeshii ay xalay 2-1 uga adkaadeen Napoli tartanka Champions League....
View ArticleMaxaa Madaxa ka helay Real Madrid!!!!!!!
(Madrid) 18 Okt 2017. Real Madrid ayaa Madaxii laga maray oo ilaa iminka wax gool ah Madax kuma dhalin xilli ciyaareedkan cusub waana wax si wayn looga tabayo kooxda. Los Blancos ayaa 40-gool madaxa...
View ArticleRonaldo oo xalay Si qiiro leh ugu dhuftay Heesta Champions League sida inuu...
(Madrid) 18 Okt 2017. Cristiano Ronaldo ayaa heesta Champions League xalay u qaaday sida inuu u taagan yahay heesta Calanka dalkiisa kulankii Champions League ay bar baraha 1-1 la dhaafi waayeen...
View ArticleMaxay ahaayeen wixii uu xalay Messi kala soo baxay Sigisaantiisa/Iskaalsho???
(Catalonia) 19 Okt 2017. Muuqaaladii cajiibka ahaa ee laga diiwaan galiyay kulankii xalay ay Barcelona ka adkaatay Olympiacos ayaa waxay ahaayeen in la arkayay Lionel Messi oo...
View Article“Waxaan rajeynayaa in Messi uu isla xilli ciyaareedkan dhaliyo goolkiisii...
(Catalonia) 19 Okt 2017. Lionel Messi ayaa xalay dhaliyay goolkiisii 100-aad ee Tartamada Yurub kaddib markii uu gool ka dhaliyay Olympiacos ay xalay uga adkaadeen Champions League. Xiddiga reer...
View ArticleEriksson oo dhex dhexaadin doona kulanka AS Roma vs Chelsea
(Europe) 29 Okt 2017. Garsoore Jonas Eriksson ayaa dhex dhexaadin doona kulanka Chamapions League ee Talaadada dhex maraya Roma iyo Chelsea. Kulankan ka dhici doona Stadio Olimpico ayaa noqon doona...
View ArticleBale oo seegaya kulanka Tottenham (Aqriso Liiska uu magacaabay tababare Zidane)
(Madrid) 31 Okt 2017 Tababare Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska ciyaartoyda Real Madrid u matali doona kulanka habeen dambe ee ay la ciyaarayaan Tottenham. Inkasta oo uu dib ugu soo laabtay...
View ArticleMan City oo laga mamnuucay inay Saraawiisha SUUN ku soo xirtaan kulanka Napoli!!
(Europe) 31 Okt 2017. Pep Guardiola iyo ciyaartoyda Manchester City ayaa loo ogolaan doonaa inay Suuman iyo waxyaabaha kale xirtaan, balse Shaqaalaha kooxda, Taageerayaasha iyo xitaa saxifiyiinta iyo...
View Article