(Madrid) 18 Okt 2017. Cristiano Ronaldo ayaa heesta Champions League xalay u qaaday sida inuu u taagan yahay heesta Calanka dalkiisa kulankii Champions League ay bar baraha 1-1 la dhaafi waayeen Tottenham.
CR7 ayaa dhaliyay goolka qura ay xalay kooxdiisu la timid kaa oo ahaa Rigoore oo ay weliba ku bar bareeyeen ciyaarta.
Sikastaba baraha bulshada ayaa aad loola dhacay sida uu Ronaldo u qaaday heesta Champions League cid kasta ayaana ka heshay.
DAAWO:
Cristiano Ronaldo sings along to The Champions League anthem. Nothing but respect. pic.twitter.com/2SLJgGxCfb
— Mundial Magazine (@MundialMag) October 17, 2017
Gool FM.