Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Maxay ahaayeen wixii uu xalay Messi kala soo baxay Sigisaantiisa/Iskaalsho???

$
0
0

lioo

(Catalonia) 19 Okt 2017. Muuqaaladii cajiibka ahaa ee laga diiwaan galiyay kulankii xalay ay Barcelona ka adkaatay Olympiacos ayaa waxay ahaayeen in la arkayay Lionel Messi oo Sigisaantiisa/Iskaalshadiisa kala soo baxaya Kaniini isla markaana qariidaya bilowga qeybtii hore ee ciyaarta.

Messi oo xalay dhaliyay goolkiisii 100 aad ee tartamada Yurub ayaa mar ay ku foorareen kaamirooyinka ayaa wuxuu u muuqday qof Sigisaantiisa ka soo baxsanaya Kaniini.

Radio Catalunya ayaa warinaya in kaniiniga uu Messi liqay uu ahaa glucose pill kaa oo caawiya Tamarta.

Messi ayaa la sheegay inuu ku tiirsan yahay Kaniinigan si uu u xakameeyo jirada Mataga uu la dhibtoodo ka hor iyo kaddib kulamada qaar.

 Lionel Messi leaned down to retrieve something from his Barcelona sock

 Lionel Messi seemed to pop a pill into his mouth

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles