Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Adidas oo si rasmi ah usoo bandhigtay kubadda lagu ciyaarayo heerka...

(Nyon) 02 Sebt 2017 – Waxaa 12-ka bisha Sebtember si rasmi ah u bilaabmaya wareegga guruubyada ee Champions League dufcaddiisii 26-aad. Haddaba sharikadda Adidas ee Jarmanka ee farsameeysa agabka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Zlatan Ibrahimovic oo lagu soo daray xiddigaha Man United u matalaya...

(Manchester) 04 Sebt 2017. Zlatan Ibrahimovic ayaa lagu soo daray 25 ciyaaryahan ee Manchester United u ciyaaraya Champions League kal ciyaareedkan. Arrinkan ayaa caddeyn u ah in Ibrahimovic uu ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo Liiskeeda Champions League ka reebtay Diego Costa

(London) 04 Sebt 2017. Chelsea ayaa soo saartay Liiska 25 laacib ee uga qeyb galaya wareega group yada ee Champions League iyadoona laga reebay wiilka gadoodsan ee Diego Costa. Waxay taa ka dhigan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda xafidaneysa Champions League oo soo saartay Liiska sanadkan u matalaya...

(Madrid) 04 Agoosto 2017. Kooxda xafidaneysda Champions League isla markaana 11-jeer qaaday  ee Real Madrid ayaa soo saartay liiska 25-ka laacib ee sanadkan u matalaya tartanka. Tababare Zidane ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Weerarka MSD iyo xiddigaha Barcelona uga qeyb galaya Champions League

(Catalonia) 04 Sebt 2017. Barcelona ayaa ku dhawaaqday 25 ka laacib ee ku matali doonta wareega Group yada Champions League ee xilli ciyaareedkan. Waxaa horey ka soo wada muuqan doona weerarka MSD oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WARBIXIN: 5-ta kooxood ee Premier League oo soo gudbiyay liiska xiddigaha uga...

(England) 05 Sebt 2017. Dhammaan 5-ga koox ee Premier League, Chelsea, Man United, Man City, Liverpool iyo Tottenham ayaa soo wada gudbiyay liiska laacibiinta ku mataleysa wareega group yada Champions...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Borussia Dortmund oo wajahaysa dhibaato ka hor kulamada Tottenham iyo Real...

(Dortmund) 10 Seb 2017 Kooxda Borussia Dortmund ayaa wajahaysa dhibaato culus ka hor kulamada wareega guruubyada ee Champions League. Borussia ayaa shaacisay in kabtankooda Marcel Schmelzer uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Iminka waa waqtigii aan ku guuleysan lahayn Champions League.”. Eden Hazard

(London) 11 Sebt 2017. Chelsea ayaa dib ugu soo laabatay Champions League kaddib markii ay seegtay sanadii la soo dhaafay maadaama ay meel xun ka dhacday xilli ciyaareedkii 2014/15. Eden Hazard ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Manchester United Vs. Basel

(Manchester) 12 Sebt 2017. Manchester United oo ololihii hore ka maqneyd Champions League-ga waxa ay kulankeeda ugu horreeya qaabili doonta Basel. Mourinho dhiniciisa waxa a bar bar dhac 2-2...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Juventus oo ay xiddigo Muhiim ah ka maqan yihiin kulanka caawa ee Barcelona

(Europe) 12 Sebt 2017. Kooxda Juventus ayaa u soo safartay Spain si ay caawa ula ciyaarto Barcelona tartanka Champions League balse waxaa ka maqan 5-ka mid ah xiddigaheeda ugu muhiimsan. Mario...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Zidane oo farxad ka muujiyay in kooxdiisu ay dib u hesho Ronaldo

(Madrid) 12 Seb 2017 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa farxad ka muujiyay soo laabashada Cristiano Ronaldo. Laacibka reer Portugal ayaa markii ugu horaysay u ciyaaraya kooxdiisa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Real Madrid Vs. OPOEL

(Madrid) 13 Sebt 2017. Real Madrid waxa ay kulankeeda kowaad ee Group-ka ay Champions League-ga uga jirto ku soo dhaweyn doontaa APOEL Nicosia. Wiilasha Zinedine Zidane dhawrkii kulan ee la soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma aragtay goolkii uu xalay dhaliyay saxiixa cusub ee Chelsea Davide...

(London) 13 Sebt 2017. Chelsea ayaa xalay nus darsin goolal ah ku taakeysay kooxda yar ee Qarabag kulankoodii ugu horreeyay Champions League ee kal ciyaareedkan cusub. Saxiixa cusub ee Chelsea ee ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageere kooxda Celtic ah oo xalay weeraray Kylian Mbappe (SAWIRRO)

(Celtic) 13 Seb 2017 Taageere ka tirsan kooxda Celtic ayaa weerar ku qaaday Kylian Mbappe qaybtii hore ee kulankii xalay ku soo idlaaday 5-0. Kylian Mbappe ayaa dhaliyay mid kamid ah 5-ta gool ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Messi waa mid aan la jooji karin”– Allegri oo amaanay Messi kadib guul...

(Barcelona) 13 Seb 2017 Tababaraha kooxda Juventus ee Massimiliano Allegri ayaa amaanay Lionel Messi kadib guul daradii soo gaartay xalay. Messi ayaa 2-gool ka dhaliyay xalay Juventus kulan ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Miralem Pjanic oo hoos u dhigay saamaynta guul daradii ka soo gaartay Barcelona

(Barcelona) 13 Seb 2017 Kubadd abuuraha kooxda Juventus ee Miralem Pjanic ayaa hoos u dhigay saamaynta ay kooxdiisa ku yeelan karto guul daradii xalay ka soo gaartay Barcelona. Juventus ayaa xalay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Walee Godkaagaa Biyo kugu soo galeen.”. Xiddigaha Chelsea oo ku camirtay...

(London) 13 Sebt 2017. Daafaca cusub ee Chelsea Davide Zappacosta ayaa wacdaro dhigay kulankiisii ugu horreeyay ee lagu soo bilaabay Blues kaddib markii uu gool caaqibo ah dhaliyay ciyaartii ay xalay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jurgen Klopp iyo tababarayaasha Sevilla oo xalay isku dhacay

(Europe) 14 Sebt 2017. Jurgen Klopp iyo tababarayaasha naadiga Sevilla ayaa xalay isku dhacay kaddib markii ay wada galeen bar baro 2-2 kulankoodii Champions League. Macallinka Sevilla Eduardo Berizzo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Iker Casillas oo rikoor kala sinmay Ryan Giggs

(Porto) 14 Sebt 2017. Kaddib markii uu ku soo bilowday kulankii Champions League-ga ee ay Porto la dheeshay Besiktas arbacadii – Iker Casillas waxa uu bar bareeyey rikoorkii Ryan Giggs ee ahaa in uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ronaldo waa nafta ku jirta Real Madrid.”

(Madrid) 14 Sebt 2017. Dani Ceballos waxa uu ku tilmaamay Cristiano Ronaldo NAFTA KU JIRTA Rea Madrid kaddib labadii gool ee uu ka dhaliyey APOEL xilli uu ku soo laabtay safka kooxda muddo kaddib....

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live