Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Xiliciyaareedka dambe ayaan isku dayi doonaa ku guulaysiga CL”– Miralem Pjanic

(Torino) 05 Juunyo 2017 Kubadd sameeyaha kooxda Juventus ee Miralem Pjanic ayaa dib u soo nooleeyay hamigii taageerayaasha kooxdiisa. Miralem Pjanic oo doonayay in taageerayaasha uu ka saaro niyad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ka bogo 10-ka kooxood ee waawayn ee kal-ciyaareedkan seegaya CL + Sawirro

(Zurich) 05 Juunyo 2017 – Waxaa Sabtigii dhowaa lasoo abyay koobka Horyaallada Yurub ee Champions League 2016/2017, balse waxaa durba loo bira tumanayaa dufcadda soo aaddan ee 2017/18 Yeelkeede, waxaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waa nala dulmiyay kulankii Barcelona”– Cavani oo ilaa haatan aan ka sabrin...

(Paris) 07 Juunyo 2017 Weerar yahanka kooxda PSG ee Edinson Cavani ayaa dib u xusuustay kulankii layaabka lahaa ee kooxdiisa looga soo reebay koobka horyaalada yurub xiliciyaareedkii dhamaaday. PSG...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isku aadka Champions League oo beri la sameynayo….(Yay ku aadi kartaa...

(Europe) 03 Agoosto 2017. Isreeb-reebka Champions League ayaa beri oo jimco ah lagu sameyn doonaa magaalada Nyon ee dalka Switzerland. Kooxda Liverpool oo muddo ka maqnayd tartankan xiisaha badan ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isku aadka Champions League oo maanta la sameynayo…(Aqriso wax kasta oo aad...

(Europe) 04 Agoosto 2017. Isreeb-reebka Champions League ayaa maanta duhuradii lagu sameyn doonaa magaalada Nyon ee dalka Switzerland. Kooxda Liverpool oo muddo ka maqnayd tartankan xiisaha badan ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liverpool vs Hoffenheim, isku aadka kulamada isreeb reebka Champions League...

(Nyon) 04 Agoosto 2017 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay qori tuurka kulamada kala baxa ee koobka horyaalada yurub. Isku aadka waxaa ka soo baxay kulamo adag, Liverpool ayaana lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo caawa ciyaaraya Final-kiisii 12-aad ee waayihiisa Real Madrid

(Skopje) 08 Agoosto 2017 Cristiano Ronaldo ayaa caawa ciyaari doona Final-kiisii 12-aad ee waayihiisa Real Madrid tan iyo markii uu ku soo biiray xaggaagii 2009. Sida ay baahisay AS, Ronaldo ayaa u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Coutinho oo laga saaray liiska ciyaartoyda Liverpool ee ka hor...

(Liverpool) 14 Agoosto 2017 Philippe Coutinho ayaa laga saaray liiska ciyaartoyda Liverpool ee habeen dambe wajahaya kooxda Hoffenheim. Liverpool ayaa booqan doonta garoonka kooxda Hoffenheim kulan ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Neymar waxuu naga caawinayaa ku guulaysiga Champions League”– Dani Alves

(Paris) 15 Agoosto 2017 Daafaca kooxda PSG ee Dani Alves ayaa sheegay in saaxiibkiis Neymar uu ku raaxaysanayo kooxdiisa cusub. Neymar ayaa gool u dhaliyay PSG kulankiisii ugu horeeyay wuxuuna...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kadib saxiixii Jese, Stoke City oo ku garaacday kooxaha ingiriiska RIKOOR...

(Stoke) 16 Agoosto 2017 Stoke City ayaa amaah hal xiliciyaareed ah ku soo qaadatay laacibkii PSG ee Jese Rodriguez. Kooxda reer ingiriis ayaana noqotay kooxda haysta ciyaartoyda ugu badan ee ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGC NICE VS SSC NAPOLI: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

(Nice) 22 Agoosto 2017 – Kooxda SSC Napoli ayaa caawa doonaysa inay xaqiijiso usoo bixitaanka wareegga guruubyada ee CL marka ay lugta 2-aad ugu martiso kooxda Nice, mase sahlana. Dhanka Nice: Macallin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liverpool oo dib u soo laabatay…..(Waa kuwee kooxaha kale ee u soo baxay...

(Europe) 23 Agoosto 2017.  Liverpool oo ah naadi magac wayn ku leh Champions League balse waayihii dambe ka maqneyd ayaa dib u soo laabatay isla markaana u soo baxday wareega group yada kaddib markii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isku aadka Champions League iyo abaal marinta laacibka sanadka ee...

(Europe) 24 Agoosto 2017. Waxaa caawa la sameyn doonaa isku aadka wareega group yada ee Champions League iyadoo sidoo kale la bixin doono abaal marinta laacibka sanadka ee Qaarada hodanka ah ee Yurub....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isku aadka Champions League oo galabta la samaynayo (Kooxaha oo dheriyo loo...

(Monaco) 24 Agoosto 2017 – Isku aadka wareegga guruubyada ee Champions League ayaa galabta lagu samayn doonaa Monaco iyadoo kooxaha loo kala saaray ilaa afar dheri oo ay hubaal tahay inaysan isku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR CUSUB: Martida oo kusoo ururaysa hoolka lagu sameeynayo qori-tuurka...

(Monte Carlo) 24 Agoosto 2017 – Hegerberg, Messi, Modric, Ronaldo, Ramos, Pogba iyo laacibiin kale ayaa soo xaadiray halka u ka dhacato qorocootanka Koobka Horyaallada Yurub heerkiisa guruubyada oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

TOOS ula soco abaalmarinta & qori-tuurka guruubyada CL – LIVE

(Monte Carlo) 24 Agoosto 2017 – Waxaa haatan bilaabatay samaynta isku aadka CL heerkiisa guruubyada oo waqti xaadirkan ka soconaya Monte Carlo. Abaal marinta Madaxwaynaha (UEFA President’s Award):...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Isku aadka wareega guruubyada ee Champions League oo la sameeyay

(Monaco) 24 Agoosto 2017 Waxaa la sameeyay isku aadka wareega guruubyada ee koobka horyaalada yurub, waxaana ka soo baxay guruubyo aad u adag. Waa markii ugu horaysay taariikhda isku aadka wareega...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

NABSIGII TOTTI: Maxaa Totti ka qabsaday qosolkii hore? (Kooxaha Milan, Juve,...

(Monte Carlo) 25 Agoosto 2017 – Waxaa shalay la sameeyay isku aadka CL oo shalay loogu qori-tuuray magaalada Monaco, halkaasoo uu Totti nabsi ka qabsaday kaddib markii uu ku farxay in ay Barca ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Paul Pogba oo loo doortay laacibkii ugu fiicnaa Europa League...

(Europe) 25 Agoosto 2017. Paul Pogba ayaa loo magacaabay laacibka sanadka ee Europe League 2016/17. Xiddiga reer France ayaa abaal marinta ku garaacay saaxiibadiisa kooxda ee Zlatan Ibrahimović  iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mario Mandzukic oo ku guuleystay goolka sanadka…(DAAWO)

(Europe) 30 Agoosto 2017. Goolkii Final ka Champions League uu Mario Mandzukic ka dhaliyay Real Madrid oo loo doortay goolka sanadka ee Yurub sida lagu daabacay bogga UEFA. Finalkii ka dhacay Cardiff...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live