(Monaco) 24 Agoosto 2017 – Isku aadka wareegga guruubyada ee Champions League ayaa galabta lagu samayn doonaa Monaco iyadoo kooxaha loo kala saaray ilaa afar dheri oo ay hubaal tahay inaysan isku dhacaynin kooxaha isku dheriga ah.
Isku aadka Champions League
Dheriga 1-aad
Real Madrid, Bayern Munich, Chelsea, Juventus, Monaco, Spartak Moscow, Benfica, Shakhtar Donetsk
Dheriga 2-aad
Barcelona, Atletico Madrid, Paris Saint-Germain, Borussia Dortmund, Sevilla, Manchester City, Porto, Manchester United
Dheriga 3-aad
Napoli, Tottenham, Basel, Olympiakos, Anderlecht, Roma, Besiktas, Liverpool
Dheriga 4-aad
Celtic, CSKA Moscow, Qarabag, Sporting CP, APOEL, Feyenoord, Maribor, RB Leipzig
Gool FM