Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

NABSIGII TOTTI: Maxaa Totti ka qabsaday qosolkii hore? (Kooxaha Milan, Juve, Inter & Arsenal + macallimiin la karbaashey)

$
0
0

(Monte Carlo) 25 Agoosto 2017 – Waxaa shalay la sameeyay isku aadka CL oo shalay loogu qori-tuuray magaalada Monaco, halkaasoo uu Totti nabsi ka qabsaday kaddib markii uu ku farxay in ay Barca ku aaddey Juve, balse laftiisa gorodda loo surey kooxaha Chelsea iyo Atletico.

Haddaba, baraha bulshada ayaa arrimahan si qosol badan loogu qaadaa dhigay iyadoo ay dad badani halkaa kusoo bandhigaan hal-abuurro cajiib ah oo maad miiran ah.

Hoos ka eeg sawirrada iyo Twitter-da

b0

b b2 b3 b4 b5 b6 b7 b9 b10 b12 b13 b1 b2 b3 b4 b5 b6 b7 b8 b9 b10 b12 b13

Gool FM


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles