(Manchester) 12 Sebt 2017. Manchester United oo ololihii hore ka maqneyd Champions League-ga waxa ay kulankeeda ugu horreeya qaabili doonta Basel.
Mourinho dhiniciisa waxa a bar bar dhac 2-2 toddobaadkan la galeen Stoke horyaalka Premier League-ga.
Maxaa ka cusub United?
– Phil Jones and Eric Bailly waa ganaaxan yihiin waxaase badali doona Chris Smalling iyo Victor Lindelof.
-Daafaca dhexe waxaa sidoo kale xulasho u ah Deley Blind.
-Juan Mata keydka ayuu ku soo bilowday kulankii Stoke balse waa diyaar markan.
– Marouane Fellaini shaki dhaawac ayaa ku jira.
– Luke Shaw, Ashley Young iyo Marcos Rojo wey ku soo laabteen tababbarka balse lama hubo in ay qeyb ka noqon doonaan kulankan.
RAADRAAC
-FC Basel ma badin 8dii kulan ee ugu dambeeyey Champions League.
SAFAFKA LA FILI KARO
Gegida: Old Trafford
Saacadda Geeska Africa: 9:45Pm
Dhex dhexaadiyaha: Ruddy Buquet
Gool FM.