Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

RASMI: Man United oo soo saartay Liiska xiddigaha u matalaya wareega 16-ka Champions League

$
0
0

(Manchester) 02 Feb 2018. Manchester United ayaa ku dhawaaqday Liiska ciyaartoyda ee u mataleysa wareega 16-ka Champions League.

Saxiixeeda cusub ee Alexis Sanchez ayaa lagu soo daray Safka.

Laacibka reer Chile ayay u badan tahay inuu safan doono lugta hore ee wareega 16-ka CL, marka ay Man United la ciyaareyso Seville 21-ka bishan Feebaraayo.

EEG LIISKA OO DHAMMEYSTIRAN:

Gool FM.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles