(Europe) 13 Feb 2018. Tartanka xiisaha iyo xamaasada leh ee Champions League ayaa soo rogaal celiyay iyadoo caawa uu bilaaban doono wareegiisa 16 ka.
Juventus iyo Tottenham ayaa qoorta iskula jira halka Manchester City ay la ciyaareyso Basel ee dalka Swiss.
Haddaba Aqrista waxaan halkan kugu heynaa Naaneysta loo yaqaano 16-ka Kooxood ee isugu soo haray Champions League:
Barcelona – Barça, Blaugrana (Blue and Reds), Culés (Bottoms).
Basel – Bebbi.
Bayern – Die Roten (The Reds).
Beşiktaş Bayern – Black Eagles .
Chelsea – The Blues.
Juventus – Vecchia Signora (Old Lady).
Liverpool – The Reds.
Manchester City – Citizens, The Sky Blues.
Manchester United – The Red Devils .
Paris Saint-Germain – PSG.
Porto – Dragões (Dragons).
Real Madrid – Merengues.
Roma – La Lupa (The Wolf) .
Sevilla – Palanganas (Washbasins).
Shakhtar Donetsk – Pitmen .
Tottenham – Spurs.
Gool FM.