Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

“Waxaan aaminsanahay inuu Maalin uun u ciyaari doono Real Madrid.”.

$
0
0

(Madrid) 12 Feb 2018. Marcelo ayaa dab ku sii shiday wararka Neymar la xiriirinaya kooxda Real Madrid isagoona aaminsa inuu maalin uun soo cago dhigan doono gegad Bernabeu.

PSG ayaa arbacda u soo safri doonta Madrid lugta hore ee wareega 16-ka Champions League.

“Waxaan aaminsanahay in Neymar uu maalin uun u ciyari doono Real Madrid,” Marcelo ayaa sidaa ku yiri wareysi uu siinayay Esporte Interativo.

“Neymar maku haboon yahay Real Madrid? Hubaasii wuu ku haboonaan doonaa.

“Wax fiican ayay noqon doontaa haddii uu yimaado Real Madrid.

“Fikir ahaanteyda ciyaartoyda waa wayn waa inay u ciyaaraan kooxdan.”.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles