Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Jaakado iska dhaafee, xiddigaha Roma oo xalay dalbaday Bustooyin iyo Kobo waa wayn…+SAWIRRO

$
0
0

(Europe) 22 Feb 2018. Xiddigaha keydleyda AS Roma ayaa xalay Jaakadihii ku filnaan waayay iyadoo ay dalbadeen Bustooyin iyo waliba Kobo waa wayn si ay isaga difaacaan qabowga ka jiray dalka Ukraine.

Roma ayaa looga badiyay 2-1 lugta hore ee wareega 16-ka Champions League iyadoo waliba goolka la hormartay, malaha qabowgaa jilciyay.

Xilliyadan oo kale Cimilada dalka Ukraine ayaa hoos u soo dhaca, la yaabna ma ahan in martidu ay qaboow la jareeyaan.

Halbeega heerkulka ayaa xitaa gaaray -7C.

Daawo Sawirro, Xiddiga Roma oo meel kasta iska daboolay:

 Roma went ahead early on in the Champions League clash

 Shakhtar ended up winning the first leg 2-1

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles