Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Maxamed Saalax oo Jurgen Klopp u sheegay in dhaawiciisu…..

$
0
0

(England) 05 Abriil 2018. Maxamed Saalax ayaa wadnaha jaray taageerayaasha Liverpool kaddib markii uu garoonka ka baxay bilowga qeybta labaad ee ciyaartii ay xalay 3-0 uga adkaadeen Manchester City.

Wuxuu u muuqday mid la dhibtoonayo dhaawac gumaarka ah.

Laakiin wiilka reer Masar ayaa qudhiisa aaminsan in dhaawaca gaaray uusan u khatar badneyn sida uu markii hore mooday, wuxuuna ciyaarta kaddib u sheega tababare Jurgen Klopp inuu fiican yahay.

 Liverpool without Mo Salah are sure to be much less of a potent attacking force if he is ruled out for any more games

Maxamed Saalax ayaa goolka ugu daah furay Liverpool daqiiqadii 12-aad kubbad ay wadaageen Firmino oo markii dambe u soo laabtay kaddibna shabaqa uu meel sare ka dhaliyay.

Wuxuu ahaa goolkiisii 7-aad uu Champions League ka dhaliyo xilli ciyaareedkaan iyo kii 39-aad uu ka dhaliyo tartamada oo dhan.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles