Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Waa sidee xaalada Mohamed Salah ka hor kulamada Everton iyo Man City?

$
0
0

(Liverpool) 05 Abriil 2018 Mohamed Salah ayaa xalay ku dhaawacmay kulankii kooxdiisa Liverpool ay 3-0 uga adkaatay kooxda Man City.

Sida ay baahisay Mirror, Salah ayaa maanta la marsiiyay baaritaan dheeraad ah si loo xaqiijiyo xaaladiisa ka hor kulamada adag ee kooxdiisu ay ciyaarayso.

Baaritaanka ayaa lagu ogaaday in dhaawaca Salah uu yahay mid fudud, laakiin wuxuu ka maqnaanayaa kulanka Everton si uu taam buuxda ugu noqdo kulanka lugta labaad ee Man City

Liverpool ayaa sabtiga u safraysa Everton, sidoo kale talaadada ayeey u safraysaa kooxda Manchester City kulanka lugta labaad ee rubuc dhamaadka Champions League.

Gool FM


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles