(Europe) 04 Abriil 2018. Saxaafadda caalamka ayaa si wayn u hadal heysa goolkii Labaaleyda uu Xalay Ronaldo ka muday Juventus lugta hore ee wareega sideed dhammaadka ay kooxda reer Spain 3-0 uga adkaatay camaaliqada Talyaaniga.
Ronaldo oo bilowgii ciyaartaba gool uga naxsaday Juve ayaa qeybtii labaad misane ka dhaliyay Gool Cajiib ah oo uu dhulka inbadan kor uga kacay.
Waxaa la sheegayaa in xiddaga reer Portugal uu joog dhan 2.30m dhulka ka kacay markii uu isla laabayay Labaaleyda.
EEG SAWIRKA:
Gool FM.