Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

ISKU EEG LABADA SAWIR: Labaaleydii uu xalay dhaliyay Ronaldo waxaa Sabab u ahaa….!!!

$
0
0

(Europe) 04 Abriil 2018. Daqiiqadii 64-aad kulankii xalay, Ronaldo ayaa mid ka mid ah goolashii ugu qurxoonaa ebid taariikhda Champions League ka dhaliyay Juventus kaddib markii uu Labaaley isla laabay.

Xiddiga reer Portugal ayaa tusaale buuxa u ah in dadaalka badan la helo miro dhalkiisa.

Ronaldo ayaa Labaaleyda ku tababaranayay Maalin ka hor kulanka Juventus, malaha taas ayaana sabab u ahayd inuu xalay dhaliyo.

Isku EEG labada Sawir, markii Tababarka iyo markii Kulanka:

Cristiano Ronaldo was shown practising overhead kicks before the Champions League clash

Ronaldo produced a near-identical motion to score Real Madrid's second goal of the night

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles