Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

DEG DEG: Isku aadka Semi Final-ka Europa League oo la sameeyay

$
0
0

(Nyon) 13 Abriil 2018 Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa sameeyay qori tuurka 4-ta koox ee soo gaaray Semi final-ka Europa League.

Isku aadka waxaa ka soo baxay kulamo aad u xiiso badan, waxaana ugu wayn kulanka Arsenal ay marti qaadi doonto kooxda Atletico Madrid.

RB Salzburg ayaa dhanka kale marti qaadi doonta Marseille kulanka lugta hore oo la ciyaari doono 26-ka bishaan Abriil.

Isku aadka oo dhamaystiran:

Arsenal v Atletico Madrid.

RB Salzburg v Marseille.

Kulamada lugta hore waxaa la ciyaarayaa 26-ka bishaan, halka kulamada lugta labaad la ciyaarayo 3-da bisha May.

Gool FM


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles