(Real Madrid) 24 Maajo 2018. Tababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xidigaha Loos Blancos ee kulanka Finalka Champions League ay kula ciyaari doonaan Sabtida kooxda Liverpool.
Kooxaha Liverpool iyo Real Madrid ayaa ku balansan kulanka finalka Champions League xili ciyaareedkan 2017/2018, kaasoo ka dhici doono dalka Ukraine ee caasimada Kiev.
Liiska xidigaha xidigaha Real Madrid ee u safri doona dalka Ukraine ee caasimada Kiev ayaa wuxuu Zinedine Zidane ugu yeeray dhamaan ciyaartoyda kooxdiisa .
Liiska Xidigaha Kooxda Real Madrid Ee Kulanka Finalka Champions League Ee Liverpool:
Goolka: Navas, Casilla iyo Luca Zidane.
Difaaca: Carvajal, Ramos, Varane, Nacho, Marcelo, Theo, Nacho iyo Achraf Hakimi.
Khadka Dhexda: Toni Kroos, Modric, Casemiro, Asensio, Isco, Kovacic Dani Ceballos iyo Marcos Llorente.
Weerarka: Cristiano Ronaldo, Benzema, Gareth Bale, Lucas Vázquez, Borja Mayoral.
Gool FM.