Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

SAWIRRO: Arag Kobaha Cusub uu Maxamed Saalax ku ciyaari doono kulanka sabtida ee Finalka Champions League

$
0
0

(Europe) 23 Maajo 2018. Maxamed Saalax ayaa soo bandhigay Kobaha uu ku ciyaari doono kulanka Sabtida ee Finalka Champions League.

Real Madrid oo raadineysa kii 3-aad oo xiriir ah iyo kii 13-aad ayaa wajihi doonta Livepool oo raadineysa koobkeedii 6-aad ee Dhaga waynaha ayaa Kiev isku fara saari doona.

Wiilka reer Masar ayaa kobo orodka u dheereenaya la iman doona kuwaa oo nuuciisu yahay adidas X18+.

Kobahan ayaa waxa la dhimay culeyskooda iyadoona loo kordhiyay Xawaaraha kuwaa oo lagu wado inay si wayn u saacidaan Maxamed oo awalba ahaa nin dheereeya.

SAWIRRO:

 Mo Salah has taken delivery of a new pair of boots for the Champions League final - which are aimed at making him faster

 The new adidas X18+ boots have been designed using technology devised by Formula One and cycling teams

 The skeletal mesh weave is designed to reduce the weight of the boots, allowing players to run faster

 Mohamed Salah will wear the new adidas X18+ for the first time in the Champions League final against Real Madrid

 The sole has been designed to help players accelerate better - as science starts to make an impact in boot design

Gool FM.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles