(Kiev) 25 Maajo 2018 Halyeeyga kooxda Liverpool ahna tababaraha kooxda Rangers ee Steven Gerrard ayaa ka nixiyay Real Madrid ka hor kulanka habeen dambe.
Steven Gerrard ayaa gaaray magaalada Kiev, wuxuuna si toos ah u aaday garoonka ciyaartu ay ka dhacayso halkaas oo uu ku la kulmay ciyaartoyda Liverpool.
Sida muuqata Steven Gerrard ayaa u tagay halkaas si uu u dhiirogaliyo ciyaartoyda Liverpool isla markaana uu ugu sheego in laga sugayo ku guulaysiga koobka.
Gerrard ayaa si wayn uga farxiyay taageerayaasha Liverpool kadib markii ay ku arkeen garoonka diyaaradaha maadaama uu u socday caawinta ciyaartoyda kooxda ka hor kulanka Real Madrid.
Hugs, selfies…kisses!
Steven Gerrard was swarmed by Liverpool fans at the airport making their way to Kiev
pic.twitter.com/cEDOoevPGi
— Real Madrid vs Liverpool live on BT Sport (@btsportfootball) May 25, 2018
Gool FM