Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Real Madrid waa Horyaalka Kubbada Cagta iyo Kubbada Kolayga Qaarada Yurub.

$
0
0

( Madrid ) 28 Maajo 2018. Wax aan marnaba hore loo arag xaqiiqada dhabta ah ee ka dhacday garoonka Santiago Bernabeu habeenimadii axada.

Horyaalka kubbada cagta yurub iyo horyaalka Euroleague ee kubbada kolayga ayaa si wadajira sawirr u galay kadib guulahooda kal cayaareedkan.

Marnaba kooxo isku mida kuma guuleysan labo koob oo qaarada yurub ah hal xili cayaareedk, Balse Real Madrid kooxaheeda sportiga ayaa midaa sameyay

Naadiga kubbada cagta ayaa hanatay markii 13-aad tartanka Champions League si lamida kooxda kubbada Kolayga ayaa iyagana ku guuleystay tartanka basketball kooxaha yurub markii 10-aad.

Sawirrkan waa mid qiimo u noqon doona kooxda Real Madrid.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles