(Tallinn) 15 Agoosto 2018 Kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.
Tababare Julen Lopetegui ayaa ku soo galay shax aad u adag, goolhaye Navas ayaana ku soo bilowday maadaama uu maqan yahay goolhaye Courtois.
Luka Modric ayaa ku soo bilowday keydka maadaama uusan si buuxda taam u ahayn xili lala xiriirinayo Inter Milan.
Tababare Simeone ayaa ku soo bilaabay saxiixiisa cusub ee Lemar kaas oo caawa weerarka kala ciyaari doona Griezmann iyo Diego Costa.
Shaxda Real Madrid vs Atletico Madrid:
Gool FM