Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Isku aadka wareega 16-ka Champions League oo Maanta la sameynayo….(Ka Bogo XOG DHAMMEYSTIRAN)

$
0
0

(Europe) 17 Dis 2018. Waxaa maanta la sameyn doonaa isku aadka wareega 16-ka ee koobka xiisaha badan ee Champions League.

Haddaba waxaan halkan kugu heynaa wax kasta oo aad uga baahan tahay wareega 16-ka Koobka Dhaga waynaha.

Waa kuwee 16-ka Kooxood ee soo gudbay?

Kooxaha Koowaad ku soo baxay:

Barcelona, Bayern Munich, Borussia Dortmund, FC Porto, Juventus, Manchester City, Paris Saint-Germain, Real Madrid

Kuwa Labaad ku soo baxay:

 Ajax, AS Roma, Atletico Madrid, Liverpool, Lyon, Manchester United, Schalke, Tottenham Hotspur

Goorma ayaa la sameenayaa Isku aadka Champions League?

Waxaa la sameynayaa Isniinta soo socota 17-da December marka ay saacada dhankeena tilmaameyso Sideeda Duhurnimo 2:00

Miyay Isku aadi karaan Kooxaha isku dalka ka soo jeeda?

Maya, iskuma aadi karaan si la mid ah sidii wareega Group-yada taa oo ka dhigan in Man United, Tottenham iyo Liverpool ay ka bad-baadi doonaan Manchester City oo koowaad kaga soo baxday wareegeeda.

Laakiin marka la gaaro wareega sideed dhammaadka Champions League ma jirto sharci kala reebi doona oo si kasta ayaa la isugu aadin karaa kooxaha.

Sidee kooxaha isugu aadi karaan?

BARCELON:

Waxay ku aadi kartaa: Ajax, Liverpool, Lyon, Man. United, Roma, Schalke

BAYERN MUNICH:

Waxay ku aadi kartaa: Atlético, Liverpool, Lyon, Man. United, Roma, Tottenham

BORRUSIA DORTMUND:

Waxay ku aadi kartaa: Ajax, Liverpool, Lyon, Man. United, Roma, Tottenham

JUVENTUS:

Waxay ku aadi kartaa: Ajax, Atlético, Liverpool, Lyon, Schalke, Tottenham

MANCHESTER CITY:

Waxay ku aadi kartaa: Ajax, Atlético, Roma, Schalke

PARIS SAINT GERMAIN:

Waxay ku aadi kartaa: Ajax, Atlético, Man. United, Roma, Schalke, Tottenham

PORTO: 

Waxay ku aadi kartaa: Ajax, Atlético, Liverpool, Lyon, Man. United, Roma, Tottenham

REAL MADRID:

Waxay ku aadi kartaa: Ajax, Liverpool, Lyon, Man. United, Schalke, Tottenham

AJAX:

Waxay ku aadi kartaa: Barcelona, Dortmund, Juventus, Man. City, Paris, Porto, Real Madrid

ATLETICO MADRID:

Waxay ku aadi kartaa: Bayern, Juventus, Man. City, Paris, Porto

LIVERPOOL:

Waxay ku aadi kartaa: Barcelona, Bayern, Dortmund, Juventus, Porto, Real Madrid

LYON:

Waxay ku aadi kartaa: Barcelona, Bayern, Dortmund, Juventus, Porto, Real Madrid

MANCHESTER UNITED:

Waxay ku aadi kartaa: Barcelona, Bayern, Dortmund, Paris, Porto, Real Madrid

ROMA:

Waxay ku aadi kartaa: Barcelona, Bayern, Dortmund, Man. City, Paris, Porto

SCHALKE:

Waxay ku aadi kartaa: Barcelona, Juventus, Man. City, Paris, Real Madrid

TOTTENHAM:

Waxay ku aadi kartaa: Bayern, Dortmund, Juventus, Paris, Porto, Real Madrid.

Goorma ayaa la ciyaarayaa kulamada wareega 16-ka Champions League?

12/13 iyo 19/20 February: Lugta hore ayaa waqtiyadaas la kala ciyaari doonaa halka Lugta labaad la kala ciyaari doono 5/6 iyo12/13 March.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles